Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Baaq Ku Saabsan Amniga U Diray Shacabka Muqdisho

0
Sunday May 13, 2018 - 11:10:36 in Wararka by
  • Visits: 330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Baaq Ku Saabsan Amniga U Diray Shacabka Muqdisho

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dardar geliyo howlaha lagu sugayo amniga Caasimadda Soomaaliya,isla markaana Shacabka looga baahan yahay in ay ciidamada kala Shaqeeyaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dardar geliyo howlaha lagu sugayo amniga Caasimadda Soomaaliya,isla markaana Shacabka looga baahan yahay in ay ciidamada kala Shaqeeyaan.

waxa uu sheegay in dadku ay noqdaan kuwo isku duuban taas oo sahli karta in amniga Caasimadda uu noqdo mid sida hadda uu yahay ka soo hagaaga.

"Waxan ku farax sanahay in dadku ay diyaar u yihiin in ay dowladda kalq eyb qaaataan howlaha deriseynta iyo amniga Gobolka Banaadir,si wanasgana ay u shaqeynayaan wxan leeyahay shacabka in qof walba uu difaac u noqdo deriskiisa ama uu ka warqabo weyna maahdsan yihiin shacabka sida ay dowladda u garab taagan yihiin ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Hadalkaan ayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka sheegay in munaasabad lagu daah furayay howlaha deriseynta degmooyinka Gobolka Banaadir kaas oo lagu qabtay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo.

Audio Player
 




Xigasho:- radiodalsan.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip