Wararka

Madaxda Hirshabelle Ayaa Katacsiyeeyay Odayaal Ku Shahiiday Ladagaallanka Alshabab,Ballanna Ku Qaday In Ay Jawaab Deg Dega Ay Kabixin Doonaan.

0 Visits: 257 | Tuesday October 02, 2018 - 11:37:25
Madaxda Hirshabelle ayaa katacsiyeeyay Odayaal ku shahiiday ladagaallanka Alshabab,ballanna ku qaday in ay jawaab deg dega ay kabixin doonaan. Lataliyaha sare ee dhanka saxaafadda Madaxweynaha Hirshabelle ayaa bartiisa facbooka kusoo daabacay ,bayaanka kasoo baxay mas'uuliyiinta Hirsbabelle ,sidaan…

Read More »

Dhageyso:-Dowladda Jabuuti Oo Ku Baaqday In Xal Laga Gaaro Khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada

0 Visits: 327 | Tuesday October 02, 2018 - 11:32:36
Xildhibaan Saleebaan Daahir Bile oo ka mid ah Baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa sheegay in dowladda Jabuuti mudadii dhibaatada ay heystay Shacabka Soomaaliyeed ay la soo qeyb sadeen,isla markaan ay weli diyaar u yihiin. Waxa uu sheegay in Soomaaliya ka joogaan ilaa Saddex Guuto oo ka mid ah Ciidamada…

Read More »

Madaxweyne C/wali Gaas oo Magacaabay Xil Cusub aan Horay u Jirin

0 Visits: 278 | Tuesday October 02, 2018 - 11:29:33
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 2 October 2018 magcaabay Taliaya Ciidanka ah ee Kaydka Puntland.

Read More »

Wasiir Ka Tirsanaa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Geeriyooday

0 Visits: 268 | Tuesday October 02, 2018 - 11:24:40
Ala Ha u Naxariistee waxaa xalay Magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Macalin Maxamuud Maxamed Axmed (Macalin Jiis) oo kamid ahaa Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya sidoo kalana ahaa wasiir ka tirsanaa Maamulkaas.

Read More »

Lix ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Gobolka Mudug

0 Visits: 264 | Tuesday October 02, 2018 - 11:21:08
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Mudug shil khasaare gaystay ayaa wuxuu ka dhacay deegaanka Gawaan iyo Degmada Hobyo inta u dhaxeysa.

Read More »

Howlgalka Tababarka Midowga Yurub oo war ka soo gaaray weerarkii is qarxinta ahaa

0 Visits: 292 | Tuesday October 02, 2018 - 10:44:02
Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray weerarkii is qarxinta ahaa ee shalay lagu qaaday mid ka mid ah gaadiidkooda oo marayay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga.

Read More »

Ganacsatada Soomaaliyeed oo ka walaacsan mamnuucida isticmaalka gaadiidka laga kaxeeyo Midigta

0 Visits: 272 | Tuesday October 02, 2018 - 10:37:02
Dowladda Soomaaliya ayaa sheeegtay in guud ahaan-ba dalka ka mamnuuceyso ka ganacsiga iyo adeegsiga gaadiidka laga kaxeeyo dhinaca midigta [right-hand drive] iyadoo marka la eego 80% gaadiidka laga isticmaalo Soomaaliya yihiin kuwo dhinaca midiga laga kaxeeyo. Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada…

Read More »

Meydka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Laga Helay Magaalo Ka Tirsan Dalka Switzerland

0 Visits: 415 | Tuesday October 02, 2018 - 10:26:40
Arroortii hore ee saakay ayaa meydka Muwaadinkaas Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Alle ha u naxariistee Abuukar Todobaale ayaa waxaa laga helay agagaarka Webiga weyn Magaalada Basel ee Switzerland.

Read More »

Wakiilka Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Xilka La Wareegay

0 Visits: 318 | Tuesday October 02, 2018 - 09:59:21
Wakiilka cusub ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaliya, Nicholas Haysom, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegaya shaqadiisa. Haysom oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa baddali doona Michael Keating oo waqtigiisii shaqada uu dhamaaday. Keating ayaa shaqada xafiiska UNSOM…

Read More »

Dad Ajaanib ah oo lagu dilay magaalada Boosaaso

0 Visits: 276 | Tuesday October 02, 2018 - 09:38:54
Dadka la dilay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxaa la sheegay inay socoto ku ahaayeen magaalada Boosaaso oo ay ahaayeen tahriibayaal. Laamaha ammaanka ayaa waxa ay sheegeen inay baxsadeen dadkii dilkaasi geystay, islamarkaana aysan jirin cid heybtooda garaneysa balse waxaa goobta uu weerarka ka dhacay ciidamada…

Read More »

Ogow sagaal arrimood oo ku saabsan xaqiiqooyinka dayaxa, kuwaa oo aadan horay u ogeyn

0 Visits: 935 | Tuesday October 02, 2018 - 09:29:29
Dayaxa u muuqda iney godad ku dhex yaallaan, dayaxa midabkiisu buluugga yahay, dayaxa buuxa, dayaxa leh labada af ee fiiqan - waxaa jira waxyaabo cajiib ah oo ku saabsan dayaxa la jecleysto. Waa kuwan xaqiiqooyin la yaab leh oo ku saabsan dayaxeenna sida fiican noogu ifa habeenkii. 1. Dayaxu ma ahan…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 2-DA OKTOOBAR 2018-KA

0 Visits: 443 | Tuesday October 02, 2018 - 09:07:39
SACUUDIGA OO WAR KA SOO SAAARAY ISMIIDAAMINTII TALYAANIGA LALA EEGTAY War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Sacuudiga ayaa waxaa lagu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lala eegtay ciidan ka tirsan Midowga Yurub oo u dhashay dalka Talyaaniga. Weerarkan ayaa…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo joojisay ka ganacsiga daawada cudurka TP-da

0 Visits: 338 | Tuesday October 02, 2018 - 08:37:19
Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Fawsiyo Abuukar Nuur ayaa waxa ay sheegtay in cudurka TP-da uu si weyn fara ba'an ugu hayo dadka Soomaaliyeed ee bukaanka u ah.

Read More »

Sacuudiga oo war ka soo saaaray Ismiidaamintii Talyaaniga lala eegtay

0 Visits: 374 | Tuesday October 02, 2018 - 08:35:56
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Sacuudiga ayaa waxaa lagu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lala eegtay ciidan ka tirsan Midowga Yurub oo u dhashay dalka Talyaaniga.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre: Dawladnimadeennu Waxa Ay Kusoo Dhacday Waddada Saxda Ah, Waxa Ayna U Baahntahay in lagu ilaaliyo

0 Visits: 382 | Monday October 01, 2018 - 20:33:57
Ra'iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay munaasabadda daah-furnaanta maaliyadda dalka ayaa xasuusiyay ummadda Soomaaliyeed in si isku filnaansho loo gaaro ay lagama maarmaan tahay in masuuliyad layska saaro shaqooyoinka fududayn kara yagleedidda…

Read More »

Safiirka Somaliya ee QM oo ka hadlay Markab sida Dhuxul oo ku xirtay Ciraaq

0 Visits: 476 | Monday October 01, 2018 - 20:23:50
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan Baale oo war-saxafadeed soo saaray ayaa xaqiijiyay iney si qoto dheer kaga wallaacsan yihiin markab ay ku raran yihiin 200,000 Kiish oo dhuxul ah oo ka soo shareecday mid ka mid ah Dekadaha Koonfurta Soomaaliya, kaasi oo ku xirtay…

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo qaabilay Wafdi ka socda WPF (SAWIRO)

0 Visits: 326 | Monday October 01, 2018 - 20:15:54
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf ayaa maanta Magaalada Dhuusameeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxa uu ku qaabilay wafdi ka socday WFP kuwaas oo u yimid in ay kormeeraan xarumihii ay dagi lahaayeen iyo halkii ay ka dhigan lahaayeen keydka. Wafdigan Madaxweynaha la kulmay ayaa sheegay in…

Read More »

Dowladda Indonesia oo caalamka ka codsatay gargaar deg deg ah

0 Visits: 289 | Monday October 01, 2018 - 20:02:55
Xukuumadda Indonesia ayaa codsatey kaalmo deg deg ah,kaddib markii saddex maalmood ka hor ay ku dhufteen dhulgariir dhibaato baaxad leh gaystay iyo duufaan ka dambaysay jasiiradda Sulawesi. Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in ay dhinteen 833 ruux,iyadoo shaqaalaha gurmadka degdegga ah ay sii wadaan…

Read More »

Wariye Tooxow Oo Xalay Dib U Helay Xurriyaddiisa

0 Visits: 292 | Monday October 01, 2018 - 19:55:53
Waxaa xalay xurriyaddiisa dib u helay Wariye Maxamed C/weli Tooxow oo shalay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Galmudug ay ku xukuntay lix bilood oo Xabsi ah. Sii deynta Wariyaha ayaa timid, kadib markii Ururada u dooda Saxaafadda ay dadaalo ku bixiyeen sidii uu xurriyaddiisa uu heli lahaa Wariyahaasi.…

Read More »

Shaqaaqo Xoogan Oo Ka Dhacday Deegaanka Garasbaaley

0 Visits: 425 | Monday October 01, 2018 - 19:52:01
Guddoomiyaha deegaanka Garasbaaley Ibraahim Maxamed Rooble oo la hadlay Shabelle ayaa ka warbixiyay shaqaaqo maanta ka dhacday gudaha deegaankaasi. Ibraahim Maxamed Rooble ayaa sheegay in taliyaha saldhigga Booliska degmada Dayniile ee gobolka Banaadir uu weerar ku qaaday Askar ka tirsan Ciidanka maamulka…

Read More »