Wasiir Ka Tirsanaa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Geeriyooday

0
Tuesday October 02, 2018 - 11:24:40 in Wararka by
  • Visits: 274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ka Tirsanaa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Geeriyooday

    Ala Ha u Naxariistee waxaa xalay Magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Macalin Maxamuud Maxamed Axmed (Macalin Jiis) oo kamid ahaa Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya sidoo kalana ahaa wasiir ka tirsanaa Maamulkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ala Ha u Naxariistee waxaa xalay Magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Macalin Maxamuud Maxamed Axmed (Macalin Jiis) oo kamid ahaa Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya sidoo kalana ahaa wasiir ka tirsanaa Maamulkaas.

Macalin Jiis ayaa la sheegay in mudooyinkii dambe uu xanuunsanaa islamarkaana uu xalay ku geeriyooday isbitaalka Banaadir ee Magaaladda muqdisho.

Macalin Maxamuud(Macalin Jiis) ayaa haatan ahaa wasiiru Dowlihii wasaarada Bay’adda ee Xafiiska madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sidoo kalana wuxuu kamid noqday Xildhibaanadii Baarlamaanadii 6-aad iyo 7-aad ee KMG ahaa ee Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip