Dad Ajaanib ah oo lagu dilay magaalada Boosaaso

0
Tuesday October 02, 2018 - 09:38:54 in Wararka by
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Ajaanib ah oo lagu dilay magaalada Boosaaso

    Dadka la dilay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxaa la sheegay inay socoto ku ahaayeen magaalada Boosaaso oo ay ahaayeen tahriibayaal. Laamaha ammaanka ayaa waxa ay sheegeen inay baxsadeen dadkii dilkaasi geystay, islamarkaana aysan jirin cid heybtooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka la dilay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxaa la sheegay inay socoto ku ahaayeen magaalada Boosaaso oo ay ahaayeen tahriibayaal. Laamaha ammaanka ayaa waxa ay sheegeen inay baxsadeen dadkii dilkaasi geystay, islamarkaana aysan jirin cid heybtooda garaneysa balse waxaa goobta uu weerarka ka dhacay ciidamada ammaanka ee gobolka Bari.

Labada qof ee dhaawaca uu soo gaaray rasaastana dableyda ku rideen ayaa waxaa xaaladooda caafimaad lagula tacaalayaa isbitaalka magaalada Boosaaso.

Dhalinyaro u badan rag iyo dumar u dhashay dalka Itoobiya ayaa waxa ay ku nool yihiin magaalada Boosaaso ee Puntland, kuwaasi oo ku nool duruufo aad u adag.

Dhalinyaradan ayaa ku tahriiba doonyo tabar daran oo ay ugu kictamaan xeebaha dalka Yemen, balse xilliyada qaarkood ayay ku rogmadaan badda marka ay isku dayaan tahriibka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip