Lix ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Gobolka Mudug

0
Tuesday October 02, 2018 - 11:21:08 in Wararka by
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lix ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Gobolka Mudug

    Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Mudug shil khasaare gaystay ayaa wuxuu ka dhacay deegaanka Gawaan iyo Degmada Hobyo inta u dhaxeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Mudug shil khasaare gaystay ayaa wuxuu ka dhacay deegaanka Gawaan iyo Degmada Hobyo inta u dhaxeysa.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug, ayaa waxa ay xaqiijiyeen geerida 6 qof ee shilka ku dhimatay iyo tiro kale oo dad dhaawacyo ay soo gaareen.

Shilkaan ayaa waxaa ku dhaawacmay dad gaaraya lix ruux oo kale, kuwaasi oo gurmad kala duwan loo fidinaayo si xaaladooda caafimaad loo dabiibo.

Gaariga rogmaday oo siday Shamiindo, ayaa la sheegay sababta uu u rogmaday inay tahay Shamiino badan uu waday, islamarkaana xawaare dheereeya uu ku socday.

Dadka dhaawaca ayaa loo qaaday Isbitaalka Magaalada Gaalkacyo si xaaladooda caafimaad halkaasi loogu soo daaweeyo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip