Madaxweyne Xaaf oo qaabilay Wafdi ka socda WPF (SAWIRO)

0
Monday October 01, 2018 - 20:15:54 in Wararka by
  • Visits: 328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xaaf oo qaabilay Wafdi ka socda WPF (SAWIRO)

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf ayaa maanta Magaalada Dhuusameeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxa uu ku qaabilay wafdi ka socday WFP kuwaas oo u yimid in ay kormeeraan xarumihii ay dagi lahaayeen iyo halkii ay ka dhigan lahaayeen keyd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf ayaa maanta Magaalada Dhuusameeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxa uu ku qaabilay wafdi ka socday WFP kuwaas oo u yimid in ay kormeeraan xarumihii ay dagi lahaayeen iyo halkii ay ka dhigan lahaayeen keydka. Wafdigan Madaxweynaha la kulmay ayaa sheegay in ay dhawaan xaruntooda ugu wayn Galmudug ka furan doonaan magaalada Dhuusameeb hadana ay uyimaadeen in ay sii indha indheeyaan halka ay dagi lahaayeen.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip