Madaxda Hirshabelle Ayaa Katacsiyeeyay Odayaal Ku Shahiiday Ladagaallanka Alshabab,Ballanna Ku Qaday In Ay Jawaab Deg Dega Ay Kabixin Doonaan.

0
Tuesday October 02, 2018 - 11:37:25 in Wararka by
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Hirshabelle Ayaa Katacsiyeeyay Odayaal Ku Shahiiday Ladagaallanka Alshabab,Ballanna Ku Qaday In Ay Jawaab Deg Dega Ay Kabixin Doonaan.

    Madaxda Hirshabelle ayaa katacsiyeeyay Odayaal ku shahiiday ladagaallanka Alshabab,ballanna ku qaday in ay jawaab deg dega ay kabixin doonaan. Lataliyaha sare ee dhanka saxaafadda Madaxweynaha Hirshabelle ayaa bartiisa facbooka kusoo daabacay ,bayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda Hirshabelle ayaa katacsiyeeyay Odayaal ku shahiiday ladagaallanka Alshabab,ballanna ku qaday in ay jawaab deg dega ay kabixin doonaan. Lataliyaha sare ee dhanka saxaafadda Madaxweynaha Hirshabelle ayaa bartiisa facbooka kusoo daabacay ,bayaanka kasoo baxay mas'uuliyiinta Hirsbabelle ,sidaan ayuuna u qornaa:- "Madaxweynaha Hirshabelle State ,Madaxweyna Kuxigeenka Hirshabelle Ali Gudlaawe Hussein iyo dhamaan mas'uuliyiinta waxeey tacsi udirayaan halyeeyadii ku shahiiday ladagaallanga Argagixisada Shabaab ee cadawga ku ah bulshada hirshabelle. Marxuumiinta hormuudka u ahaa iska xoreeynta Argagixisada ee sida iskood isku xilqaamay,kuna shahiiday ayay uga tacsiyeeyeen ehelkii iyo bulshadii ay kabaxeen in uu samir iyo iimaan uu All kasiiyo .
Madaxda Hirshabelle ayaa katacsiyeeyay Odayaal ku shahiiday ladagaallanka Alshabab,ballanna ku qaday in ay jawaab deg dega ay kabixin doonaan.



Marxuuminta maanta shahiiday ee kala ahaa:-
1-Marxuum Hibaad Cali Dasar (AU)
2-Marxuum Nuur Cali Junbur (AU)
Madaxda Hirshabelle waxeey ballan ku qaadayaan in ay si deg deg ah ay jawaab uga bixin doonaan lana garab istaagi doono dhamaan bulshada ku midoowday in ay iska xoreeyaan kooxaha duullaanka ku ah jiritaankeena.
Dowlad goboleedka Hirshabelle waxey dhameeystirtay dhamaan agabyadii ay ubaahnaayeen bulshada iskood isku xilqaamay iyo hey’adaha amniga Hirshabelle si looga cirib tiro kooxaha nabad’diidka ee gabbaadka kadhiganayay deegaannada hoos yimaada dowladda Hirshabelle.
Mahadsanidiin !
Hassan Abdikadir Mudey


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip