Wararka

Mukhtaar Roobow oo ku wajahan Baydhabo

0 Visits: 287 | Thursday October 04, 2018 - 10:14:19
Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in Magaalada Baydhabo uu gaaro Musharax Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur. Dadka badan ayaa u diyaarsan soo dhaweynta loo sameynayo Mukhtaar Roobow,oo haatan qaban qaabadeeda laga dareemayo Gudaha Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay. Sheekh Muqtaar Roobow ayaa…

Read More »

Doorashada kursi ka Banaan Golaha Shacabka oo Maanta lagu wado in lagu qabto Magaalada garoowe

0 Visits: 267 | Thursday October 04, 2018 - 10:11:08
Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Garoowe lagu qabto Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) ayaa shalay sheegtay in magaalada Garowe ay ka dhaceyso doorashada kursi ka banaan…

Read More »

Guddoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Oo Gaaray Magaalada Baydhabo

0 Visits: 318 | Thursday October 04, 2018 - 10:07:25
Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaraan oo shalay gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay u jeedka Safarkiisa ee halkaas. Mr Makaraan ayaa hoosta ka xariiqay in uu Casuumaad uu ka helay dhalinyarada Koofur Galbeed Soomaaliya…

Read More »

Muqdisho oo Laga Xusay 25 sano Guuradii Kasoo Wareegatay Xasuuqii Mareykanka+Sawirro

0 Visits: 414 | Thursday October 04, 2018 - 10:00:53
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho laga xusay 25 sanno guuradii kasoo wareegtay dagaalkii magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamada Mareykanka iyo Ciidamo uu hor kacayay Janaraal Maxamed Faarax Ceydiid.

Read More »

Haweeneydii ugu horeysay oo Somali-Swedish ah oo xildhibaan ka noqotay baarlamaanka Sweden

0 Visits: 254 | Thursday October 04, 2018 - 09:48:25
Leyla Cali Cilmi oo ah gabar Soomali-Swedish ah ayaa ku guuleysatay kursi ka mid ah kuraasta baarlamaanka dalka Sweden kadib markii olole cajiib ah ay ka sameysay doorashada Baarlamaanka dalka Sweden.

Read More »

When Violence Flares, Ethiopia Continues to Turn Off Internet

0 Visits: 287 | Thursday October 04, 2018 - 09:45:15
When dozens of people died in ethnic clashes last month on the outskirts of Ethiopia's capital, Addis Ababa, protesters took to the streets. The government, meanwhile, turned off the internet. Mobile internet service stayed off for about 40 hours. It was the second time this year the internet has…

Read More »

Qalanjadii cagaha caddayd ee hanatay quluubta reer Cape Verde - Bal la kulan Cesaria Evora

0 Visits: 281 | Thursday October 04, 2018 - 09:42:54
waxaa si fiican loo bartay ayadoo 47 jir ah Cesaria Evora waxaa hibadeeda dhanka fanka ah caalamka looga baraarugay iyadoo 47 jir ah. Waxay noqotay qof dunida caan ka ah iyo shumac ifaya oo ku caan baxday qaabka heesaha morna. Waxaa naynaas looga dhigay qalanjadii "cagaha caddayd", maadaama…

Read More »

Trump's growing diplomatic isolation on Iran

0 Visits: 283 | Thursday October 04, 2018 - 09:35:04
Iranian officials had appealed to the International Court of Justice (ICJ) in The Hague, arguing that Trump's move to pull out of the nuclear deal with Iran and reimpose sanctions violated, among other things, a 1955 Treaty of Amity between the two countries. The court didn't give Iran the sweeping…

Read More »

Duqeyn dad rayid ku dhaawacmeen oo xalay ka dhacday Gobolka Gedo

0 Visits: 261 | Thursday October 04, 2018 - 09:31:26
Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeyn culus u geystay deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo, taasoo waxyeelo ka soo gaartay dad rayid ah.

Read More »

South Africa embraces Swahili

0 Visits: 271 | Thursday October 04, 2018 - 09:26:53
South African schools will teach Swahili alongside other non-African languages such as Mandarin, French and German. Proponents hope it may one day become a lingua franca for the African continent.

Read More »

DAAWO:Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali Guudlaawe oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan Al-Shabaab

0 Visits: 347 | Thursday October 04, 2018 - 09:22:26
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa maanta ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah ururka Al-Shabaab kaas oo loogaga sifeynayo guud ahaan deegaanada hoos yimaada Maamulka Goboleedka Hirshabelle. Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada…

Read More »

U.S. withdraws from international accords, says U.N. world court 'politicized'

0 Visits: 543 | Thursday October 04, 2018 - 09:02:51
he U.S. national security adviser John Bolton slammed the highest United Nations tribunal as "politicized and ineffective" as he announced that the United States would review all international agreements that could expose it to binding decisions by the ICJ. Earlier on Wednesday the ICJ handed…

Read More »

Galmudug "Aqalka sare wuxuu ku milmay faragelinta DF ay ku heyso D/Goboleedyada"

0 Visits: 245 | Thursday October 04, 2018 - 08:59:19
Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug Maxamed Aadan Cusmaan (Masagawaa) ayaa wuxuu sheegay inay weli socoto faragelinta madaxda dowladda federaalka ay ku hayaan arrimo hoosaadka dowlad goboleedka Galmudug, kadib shir jaraa'id oo uu xalay ku qabtay magaalada Dhuusamareeb.Wuxuu sheegay madaxda dowladda…

Read More »

189 Islamist suspects stand trial in Mozambique

0 Visits: 485 | Thursday October 04, 2018 - 08:56:59
The trial opened in a tent serving as an improvised courthouse inside a jail in Pemba, the provincial capital, with Mozambicans, Tanzanians, Congolese, Somalis and Burundians among the defendants, of whom 42 are women. Over the last year, more than 50 people have been killed in gun, grenade and knife…

Read More »

Golaha Iskaashiga oo war ka soo saaray war-murtiyeedkii aqalka sare

0 Visits: 217 | Thursday October 04, 2018 - 08:52:37
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxaa lagu sheegay in ay lama filaan ku noqotay war murtiyeed uu Aqalka Sare ka soo saaray Labadii bishan arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug. Sidoo kale war saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Goluhu uu ka walaacsan yahay…

Read More »

Malaayiin taleefoon oo Maraykanka yaalla oo loo diray "digniinta Trump"

0 Visits: 215 | Thursday October 04, 2018 - 08:48:35
in kabadan 200 oo milyan oo taleefoonnada Maraykanka lagu isticmaalo ah ayaa loo diray "digniin madaxweyne." Tijaabadan ayaa loogu talagalay in lagu ogaado in uu shaqaynayo hab hore oo aan la isticmaalin oo dadka lagu wargaliyo. Si ka duwan digniinaha kale sida kuwa masiibooyinka dabiiciga ah…

Read More »

Shir diiradda lagu saarayo shaqa la'aanta hay'sata dhalinyarada oo lagu qabanayo Johannesburg

0 Visits: 245 | Thursday October 04, 2018 - 08:35:47
Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa, ayaa todobaadkan waxa uu magaalada Johannesburg ku qabanayaa shir laba maalmood socon doona oo loogaga hadlayo sidii loo dardar gelin lahaa hababka shaqo abuurka ee dalkaasi. Heerka shaqo la'aanta dalka labaad ee leh dhaqaalaha ugu badan qaaradda Afrika…

Read More »

Jamaal Khashoggi: Wariye Sacuudiga u dhashay, marna saaxib la ahaa Bin Laden, oo lagu la' yahay Istanbul

0 Visits: 274 | Thursday October 04, 2018 - 08:26:47
Khashoggi lama arkin tan iyo galabnimadii Talaadada Suxufi caan ah oo Sacuudiga u dhashay, laguna yaqaanno inuu aad wax uga sheego siyaasadaha dalkiisa, ayaa la la' yahay ka dib markii uu booqday qunsuliyad uu Sacuudigu ku leeyahay Turkiga. Jamaal Khashoggi, oo sidoo kalena wax ku qora wargayska…

Read More »

Dooni ku degtay Guinea-Bissau oo laga cabsi qabo inay dad badan ku dhinteen

0 Visits: 253 | Thursday October 04, 2018 - 08:24:01
Ilaa 60 muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku qarqameen dooni alwaax ah oo gadoontay kadib markii dalka Guinea-Bissau ay dabayl xoog badan ka dhacday. Ciidamada badda ee dalka ayaa awoodi waayay in ay caawiyaan, markii doonida ay dageysay maalintii isniinta ahayd, sababtoo ah ma aysan haysan…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSW PAPER EE MAANTA OO AH KHAM IIS 4-TA OKTOOBAR 2018-KA

0 Visits: 424 | Thursday October 04, 2018 - 08:18:16
GAROWE OO LAGU QABANAYO DOORASHADA KURSI KA BANAAN GOLAHA SHACABKA Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in magaalada Garowe ay ka dhaceyso doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka. Marwo Xaliimo Yareey ayaa warkan ugaga dhowaaqday…

Read More »