Golaha Iskaashiga oo war ka soo saaray war-murtiyeedkii aqalka sare

0
Thursday October 04, 2018 - 08:52:37 in Wararka by
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Iskaashiga oo war ka soo saaray war-murtiyeedkii aqalka sare

    Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxaa lagu sheegay in ay lama filaan ku noqotay war murtiyeed uu Aqalka Sare ka soo saaray Labadii bishan arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug. Sidoo kale war saxaafa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxaa lagu sheegay in ay lama filaan ku noqotay war murtiyeed uu Aqalka Sare ka soo saaray Labadii bishan arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug. Sidoo kale war saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Goluhu uu ka walaacsan yahay in la dhinac maray war murtiyeedkii ay ka soo saareen magaalada Kismaayo gaar ahaan qodobkiisa 3.9 kaas oo ka digayay faragelinta arrimaha gudaha ee Galmudug. Ugu dambeyntii war saxaafadeedkan ayaa waxaa ay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ugu baaqeen Aqalka Sare inay qadariyaan Mowqifka Dowlad Goboleedyada.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip