Mukhtaar Roobow oo ku wajahan Baydhabo

0
Thursday October 04, 2018 - 10:14:19 in Wararka by
  • Visits: 290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mukhtaar Roobow oo ku wajahan Baydhabo

    Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in Magaalada Baydhabo uu gaaro Musharax Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur. Dadka badan ayaa u diyaarsan soo dhaweynta loo sameynayo Mukhtaar Roobow,oo haatan qaban qaabadeeda laga dareemayo Gudaha Magaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in Magaalada Baydhabo uu gaaro Musharax Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur. Dadka badan ayaa u diyaarsan soo dhaweynta loo sameynayo Mukhtaar Roobow,oo haatan qaban qaabadeeda laga dareemayo Gudaha Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay. Sheekh Muqtaar Roobow ayaa lagu wadaa in marka uu tago Magaalada baydhabo uu ku dhawaaqo inuu yahay Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip