Doorashada kursi ka Banaan Golaha Shacabka oo Maanta lagu wado in lagu qabto Magaalada garoowe

0
Thursday October 04, 2018 - 10:11:08 in Wararka by
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada kursi ka Banaan Golaha Shacabka oo Maanta lagu wado in lagu qabto Magaalada garoowe

    Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Garoowe lagu qabto Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) ayaa shalay sheegtay in ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Garoowe lagu qabto Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) ayaa shalay sheegtay in magaalada Garowe ay ka dhaceyso doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka.

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa bilihii la soo dhaafay waxa ay ka qabteen doorashooyin kuraas ka banaanaatay Golaha Shacabka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip