Dhanka kale waxa uu xusay Gudoomiye Makaraan in Barnaamijka Isxilqaan ee uu daah furay Madaxweyne Farmaajo , dadka ugu badan ee howlahaasi ka qeyb qaadanaya yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed.