Sports News

RASMI: Labo laacib oo ka kala tirsan kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid oo siyaabo kala duwan looga saaray xulka qaranka England

0 Visits: 1171 | Tuesday October 13, 2020 - 20:17:51
(London) 13 Okt 2020.Labo ciyaaryahan oo ka kala tirsan Kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea ayaa siyaabo kala duwan looga soo saaray xulka qaranka England. Ben Chilwell iyo Kieran Trippier ayaa labadaba laga saaray shaxda xulka qaranka England ee Arbacada wajahaya dhiggooda Denmark. Daafaca garabka…

Read More »

RASMI: Weeraryahanka Kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo oo laga helay Korona Fayras

0 Visits: 1150 | Tuesday October 13, 2020 - 20:13:39
(Lisbon) 13 Okt 2020. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Juventus iyo xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa la xaqiijiyey in laga helay Korona Fayras. Kaddib markii maanta la helay KOFID 19 CR7 ayaa seegi doona kulanka UEFA Nations League oo uu xulkiisa qaranka Portugal la leeyahay dhiggiisa…

Read More »

Maxaa ka cusub heshiiska ay kooxda Real Madrid ku dooneysay Kylian Mbappé??

0 Visits: 1195 | Tuesday October 13, 2020 - 20:13:14
(Yurub) 13 Okt 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wararka ka imaanaya gudaha dalka Spain, waxaa horumar cusub laga soo sheegayaa wararka Kylian Mbappé la xiriirinaya kooxda Real Madrid. Sida laga soo xigtay barnaamijka caanka ah "Chiringuito" ee dalka Spain maamulka kooxda Paris Saint-Germain…

Read More »

Real Madrid vs Barcelona: Goorma ayaa la ciyaari doonaa kulanka koowaad ee El Clasico kal ciyaareedkan?

0 Visits: 1094 | Tuesday October 13, 2020 - 20:06:56
(Madrid) 13 Okt 2020. Waxaa la shaaciyey Saacadda iyo taariikhda la dheeli doono kulanka koowaad ee El Clasico oo ay foodda is gelin doonaan Kooxda Real Madrid iyo Barcelona. Waa kulanka ugu horreeya ee El Clasico oo ay kal ciyaareedkan ku kulmi doonaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, kulankan ayayna…

Read More »

Real Madrid oo heshiis la gaartay badelka madaalaha reer Brazil ee Casemiro

0 Visits: 969 | Tuesday October 13, 2020 - 20:01:04
(Madrid) 13 Okt 2020. Saraakiisha kooxda Real Madrid ayaa tallaabo dhab ah u qaaday saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe naadiga Rennais ee Eduardo Camavinga, kaasoo loo arko mid ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican kubadda cagta xilligan la joogo.

Read More »

Halyeey Liverpool ah oo u digay kooxda Everton ka hor kulanka Merseyside derby

0 Visits: 946 | Monday October 12, 2020 - 19:09:37
Halyeeyga kooxda Liverpool ee Danny Murphy ayaa fariin digniin ah u diray naadiga Everton ka hor kulanka Merseyside derby ee horyaalka Premier League. Liverpool ayaa marti ugu noqon doonto kooxda Everton garoonka Goodison Park Sabtida soo socota, si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ka ah kulamada Isbuuca…

Read More »

Dhibaatada Korona Fayras ee Kooxda Liverpool oo halkeeda ka sii socota & xiddigii Shanaad oo lasoo sheegayo inuu soo ritay

0 Visits: 962 | Monday October 12, 2020 - 18:55:08
Saxaafada Ingariiska ayaa shaacisay fiidnimadan Axada ah in ciyaaryahanka khadka dhexe reer Guinea iyo kooxda Liverpool ee Naby Keïta uu ku dhacay Korona Fayras. Liverpool ayaa si rasmi ah u shaacisay Talaadadii la soo dhaafay in xiddigeeda reer Switzerland Xherdan Shaqiri uu ku dhacay Korona Fayras.…

Read More »

Sterling oo ku dhow inuu RIKOODH cajiib ah kaga sara maro Lionel Messi xilli ciyaareedkan

0 Visits: 890 | Monday October 12, 2020 - 18:45:59
. Raheem Sterling ayaa bandhig cajiib ah ka sameeyay kooxdiisa Manchester City, taasoo ka dhigtay in tababare Pep Guardiola uu had iyo jeer ku tiirsanaado adeegiisa kulamada sky blue ee gudaha iyo Yurub. Warbixin ay daabacday shabakada "TalkSport" ee dalka England ayaa lagu sheegay tirakoob…

Read More »

"Cristiano Ronaldo waa kan ugu fiican taariikhda" – Kylian Mbappé

0 Visits: 926 | Monday October 12, 2020 - 18:33:38
Weeraryahanka reer France iyo kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa muujiyay sida uu u jeclaa inuu wajaho kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo. Kylian Mbappé iyo Cristiano Ronaldo ayaa ka qeyb galay kulankii xalay dhex maray xulalka Portugal iyo France ee ka…

Read More »

Romelu Lukaku Oo Daboolka Ka Qaaday Magacyada LABA Ciyaartoy Oo Uu Uga Tegay Manchester United & Sidii Xumayd Ee Loola Dhaqmay

0 Visits: 674 | Monday October 12, 2020 - 18:25:49
Weeraryahanka Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa daboolka ka qaaday magacyada labadii ciyaartoy ee sababta u ahaa inuu iskaga tago Manchester United, isla markaana sida xun ula dhaqmay intii uu joogay kooxdaas. Lukaku waxa kale oo uu magacaabay laba ciyaartoy oo kale oo iyagana uu isagu kula taliyey…

Read More »

Virgil Van Dijk Oo Boos Cusub Laga Ciyaarsiiyay & Sababta Oo La Ogaaday

0 Visits: 639 | Monday October 12, 2020 - 18:07:34
Tababaraha cusub ee xulka Qaranka Holland ayaa wali ku dhibaatoonaya in uu qaab ciyaareed fiican ka soo saaro xulka qarankiisa kadib bar-barihii 0/0 ahayd ee ay la galeen xulka Bosnia. Xulka Holland ayaa guuldaro 1/0 ah kala kulmay xulka Mexico bartamihii todobaadkii hore kulan saaxiibtinimo ahaa. Kulankiisii…

Read More »

Tababaraha Liverpool oo qaadanaya goolhaye hore

0 Visits: 697 | Sunday October 11, 2020 - 18:08:17
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa loogu baaqay inuu lasoo saxiixdo xiddigii hore ee diirada u saarnaa Arsenal David Raya ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga gudaha England. Liverpool ayaa la rumeysan yahay inay ugaarsi ugu jirto sidii ay dib ugu heli laheyd Alisson Becker.

Read More »

Roberto Mancini oo ammaan huwiyay ciyaaryahan Lewandowski

0 Visits: 727 | Sunday October 11, 2020 - 17:18:15
Robert Lewandowski waa mid ka mid ah weeraryahanada ugu fiican adduunka koox walbana waa ay la halgami laheyd ciyaaryahan tayadiisa leh, ayuu yiri tababaraha Italy Roberto Mancini. Azzurri ayaa waji ka waji u wajihi doona Lewandowski Axada manta ah marka ay labada qaran ku kulmaan UEFA Nations League…

Read More »

Manchester City oo Farta loogu Fiiqay Macallin Cusub

0 Visits: 747 | Saturday October 10, 2020 - 20:33:23
Weeraryahankii hore ee reer England, Darren Bent ayaa kula taliyay kooxda Manchester City in ay u guntadaan sidii layliga kooxda uu u qaban lahaa macallinka haatan layliya Kooxda Leeds United ee Marcelo Bielsa marka uu ka tago Guardiola. Bent oo ah khabiir dhanka cayaaraha ah ayaa sheegay in waqtigan…

Read More »

'Building community through sports': Refugees, immigrants find help in running club, nonprofit during pandemic

0 Visits: 977 | Tuesday October 06, 2020 - 19:42:01
Local officials and educators have been concerned about the effects of COVID-19-related shutdowns and closures on childrens' education. But according to local advocates, it's been hardest for those who were already struggling to begin with: local refugees and immigrants. "Under normal circumstances,…

Read More »

Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League oo La soo saaray.

0 Visits: 858 | Friday October 02, 2020 - 17:46:05
Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega Group-yada champions League xilli ciyaareedka 2020/2021 iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh. Isku aadka ayaa ka dhacay Nyon waxana ay kooxaha waaweyn ee kooxaha ka qayb galay tartanka ogaadeen kooxaha ay isku Group-ka noqon doonaan. Kooxaha ku…

Read More »

FIFA Forward Project finances the construction of Somali FA headquarters and Stadium Mogadishu Hotel.

0 Visits: 1044 | Thursday October 01, 2020 - 13:48:57
Somali Football Federation, has announced that the construction of its headquarters and Stadium Mogadishu Hotel being financed under FIFA Forward Project will begin next week.

Read More »

Arturo Vidal oo Qarka u Saaran In uu Ku Biiro Inter Milan

1 Visits: 1061 | Monday September 21, 2020 - 21:47:20
Arturo Vidal XS: onlineCayaaryahanka reer Chile, Arturo Vidal ayaa buraashaddiisa u biyeystay dalka Talyaaniga iyada oo lagu soo warramayo in uu qarka u saaranyahay in uu qalinka ku duugo heshiis uu la gaaro kooxda dalkaasi ka dhisan Inter Milan. Heshiis uu cayaaryahankan kula joogay kooxda reer Spain…

Read More »

UK's first female Muslim referee hopes to inspire next generation facebook sharing button Share

1 Visits: 1352 | Monday September 21, 2020 - 20:11:39
Jawahar 'JJ' Roble was just 10 when she fled Somalia for England. Today she's the UK's first female Muslim referee – with her sights set on officiating in the Premier League. The 26-year-old former refugee comes armed with a coaching degree, FA qualifications, and a fearsome drive…

Read More »

Cumar Cali Maxamuud "Shaqo Adag Ayaan Qabanaa"

1 Visits: 1217 | Sunday September 20, 2020 - 17:39:46
Dalka Uganda waxaa ku nool dad badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo u jooga arrimo kala duwan,balse waxaa jira dhallinyaro badan oo u istaagay in ay qeyb ka qaateen isku keenista bulshada ,iyagoo Uganda ka aas aasay koox urur ah oo ka shaqeeya arrimaha isboortiga iyo is dhaxgalka ciyaaraha.

Read More »