Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League oo La soo saaray.

0
Friday October 02, 2020 - 17:46:05 in Wararka by
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League oo La soo saaray.

    Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega Group-yada champions League xilli ciyaareedka 2020/2021 iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh. Isku aadka ayaa ka dhacay Nyon waxana ay kooxaha waaweyn ee kooxaha ka qayb galay tartanka ogaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega Group-yada champions League xilli ciyaareedka 2020/2021 iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh. Isku aadka ayaa ka dhacay Nyon waxana ay kooxaha waaweyn ee kooxaha ka qayb galay tartanka ogaadeen kooxaha ay isku Group-ka noqon doonaan. Kooxaha ku soo guulaystay horyaalada iyo kooxda difaacanaysa Champions League ayaa kala galay kaalmaha ugu horeeya ee Group-yada tartanka. Halkan Hoose Kaga Bogo Isku Aadka oo dhamaystiran:

Group A – Bayern Munich, Atletico Madrid, RB Salzburg, Lokomotiv Moscow
Group B – Real Madrid, Shakhtar Donetsk, Inter Milan, Borussia Monchengladbach
Group C – Porto, Man City, Olympiacos, Marseille
Group D – Liverpool, Ajax, Atalanta, FC Midtjylland.
Group E – Sevilla, Chelsea, FC Krasnodar, Rennes
Group F – Zenit St. Petersburg, Borussia Dortmund, Lazio, Club Brugge
Group G – Juventus, Barcelona, Dynamo Kiev, Ferencvaros
Group H – PSG, Man United, RB Leipzig, Istanbul Basaksehir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip