Wararka

Midowga Yurub Oo Cunaqabateyn Saaray 11 Sarkaal Oo Ku Lug Lahaa Afgembi

0 Visits: 233 | Tuesday March 23, 2021 - 08:47:12
...

Read More »

Tacsida Magufuli: Carruur ku dhimatay isbuurasho ka dhacday Tanzania

0 Visits: 193 | Tuesday March 23, 2021 - 08:43:53
..

Read More »

Mas'uul Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo U Geeriyooday COVID-19

0 Visits: 189 | Tuesday March 23, 2021 - 08:26:39
..

Read More »

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Amar Saameynaya Gaadiidleyda

0 Visits: 188 | Tuesday March 23, 2021 - 08:09:17
..

Read More »

Qaramada Midoobey oo xafiis ka furanaysa Dhuusamareeb (SAWIRRO)

0 Visits: 172 | Monday March 22, 2021 - 21:41:09
...

Read More »

Qoorqoor oo booqasho ugu tagay Cabdicasiis Lafta-gareen (SAWIRRO)

0 Visits: 176 | Monday March 22, 2021 - 21:29:58
..

Read More »

Maxkamadda sare ee Niger ayaa xaqiijisay Bazoum inuu yahay madaxweynaha cusub

0 Visits: 213 | Monday March 22, 2021 - 21:12:36
Maxkamadda dastuurka ee Niger ayaa Axaddii xaqiijisay Maxamed Bazoum inuu yahay madaxweynaha cusub ee dalka iyadoo in ka badan 55 boqolkiiba codadkii la dhiibtay bishii la soo dhaafay. Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Bazoum ayaa ahaa badalka iyo gacanta midig ee Madaxweynaha waqtigiisu sii dhammaanayo…

Read More »

Trump iyo Biden waxay amreen amaro iskahorjeedo la dagaalanka Al Shabab

0 Visits: 236 | Monday March 22, 2021 - 21:09:39
Al Shabab waxay kordhisay joogitaankeeda dhuleed iyo rabshadaha sii kordhaya ee Soomaaliya shantii bilood ee la soo dhaafay taas oo ay ugu wacan tahay go'aanada siyaasadeed ee ka soo baxay maamullada Trump iyo Biden ee carqaladeeyay tababbarka ciidamada Soomaaliya iyo ku darista lakabyo xafiisyo…

Read More »

Musharax Madaxweyne oo u dhintey Cudurka Covid 19

0 Visits: 247 | Monday March 22, 2021 - 21:07:01
Murashax madaxweyne wadanka Congo-Brazzaville ayaa dhintay saacado kadib markii la xiray goobaha codbixinta isagoo u dhintey cudurka Covid-19. Guy-Brice Parfait Kolelas ayaa ku dul dhintay diyaarad caafimaad oo ku sii jeeday dalka Faransiiska, sida uu sheegay agaasimihiisa ololaha doorashada. Saacado…

Read More »

Hormuud Salaam Foundation oo $50,000 ugu deeqday Abaaraha ka jira Gobolka Gedo.

0 Visits: 223 | Monday March 22, 2021 - 21:03:49
Hormuud Salaam Foundation oo looga bartey ineey gacan ka geeysato xaaladaha adag ee lasoo gudboonaado dadka Soomaaliyeed ayaa Maanta $50,000 oo dollarka Mareykanka ah Ugu Deeqday Gurmadka Abaaraha ee ka jira Gobolka Gedo. Horrmuud Salaam Foundation waxaa aay 50,000 oo doolarka mareekanka ku wareejisay…

Read More »

Dowladda oo ka hadashay falal mudooyinkii dambe kusoo batay Muqdisho

0 Visits: 223 | Monday March 22, 2021 - 20:57:50
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay falal amni darro ah oo maalmahii ugu dambeeyay kusoo badanayay dagmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo ay geysanayeen sida dadka qaar ay cabashadooda kusoo gudbiyeen burcad xiran dharka ciidanka dowladda. Dadka Muqdisho ayaa maalmahii ugu dambeeyay…

Read More »