Sports News

Maxaa Sababay In Jamaahiirta Borussia Dortmund Ay Kubado Tennis Ku Soo Tuuraan Garoonka Kulankii German Cup Ee Ay Ka Badiyeen Stuttgart?

0 Visits: 646 | Wednesday February 10, 2016 - 11:46:12
Borussia Dortmund ayaa sameeyay mudaharaad ka dhan qiimaha tikidhada kooxdooda intii ay socotay kulankii German Cup ee ay ka badiyeen kooxda Stuttgart.

Read More »

MAQAAL: Haddii Jose Mourinho Uu Noqdo Tababaraha Man United Waxaa Hortaala Shantaan Su'aalood Inuu Jawaab U Helo.

0 Visits: 670 | Wednesday February 10, 2016 - 11:43:55
Waxa ay u muuqataa in Jose Mourinho uu xaqiiq ahaan noqon tababaraha soo socda ee kooxda Manchester United. Ilo ku dhow ninka reer Portugal ayaa sheegay in heshiiska uu yahay mid inta badan la gaaray inuu xagaaga bedelo Louis van Gaal. 53 jirkaan ayaa waxaa ceyrisay Chelsea bishii December, waxaana…

Read More »

Real Madrid Oo Guul Cidhiidhi Ah Waqti Danbe Ka Soo Gaadhay Kooxda Granada, Luka Modric Oo Gool Cajiib Ah Los Blancos Ugu Horseeday Guul Muhiim Ah Iyo Wiilasha Zidane Oo Soo Yareeyay Farqiga Dhibcaha Ay Hogaanka U Jiraan

0 Visits: 654 | Monday February 08, 2016 - 11:06:43
Rea Madrid ayaa guul cidhiidhi ah oo ay xili danbe laysla gaadhay ka soo hoysay kooxda Granada, waxayna Los Blancos guushan muhiimka ah ku soo gaadhay 2:1. Laakiin Real Madrid ayay guushani ku qaadatay in ay sugto ilaa daqiiqadii 85 aad kadib markii uu Youssef El-Arabi uu kansalay gool uu qaybta hore…

Read More »

Mashaqada Dhaawacyo Ee Man City Oo Ka Sii Dareysa Iyadoo David Silva Oo Uu Seegayo Kulanka Muhimka Ah Ee Tottenham.

0 Visits: 654 | Monday February 08, 2016 - 11:01:34
Manchester City ayaa waxaa soo wajahay dhaawac cusub iyadoo David Silva uu noqday ciyaaryahankii ugu danbeeyay ee ku biira miiska daweynta.

Read More »

Madaxa Juventus Oo U Sheegay Kooxda Dhibtooneysa Ee Chelsea: Ma Iibsan Kartaan Maxi Allegri.

0 Visits: 633 | Monday February 08, 2016 - 11:00:05
Chelsea ma awoodi doonto inay qandaraas qaali ah ku iibsato tababare Maxi Allegri, sidaasi waxaa yiri madaxa kooxda Talyaaniga ee Juventus.

Read More »

Muxuu Luka Modric Ka Yiri Goolkii Gantaalka Ahaa Ee Uu Guusha Ugu Horseeday Real Madrid Xalayto?

0 Visits: 619 | Monday February 08, 2016 - 10:59:05
Geesiga Real Madrid ee kulankii Granada waxa uu ahaa Luka Modric kaasoo dhaliyay gool muhim ah oo uu ka soo toogtay meel 20 mitir u jirta goolka iyadoo ciyaarta ay ka harsan tahay shan daqiiqo, taasoo Madrid ku hogaamisay guul 2-1 ah, waxaana ciyaarta ka dib uu ka hadlay sida caadiga aheydba goolka…

Read More »

De Gea, Mahrez Iyo Firmino Oo Hogaaminaya Kooxdii Isbuucaan Ugu Fiicneyd Horyaalka Premier League.

0 Visits: 648 | Monday February 08, 2016 - 10:57:52
Leicester City ayaa shan dhibcood oo nadiif ah ku qabatay hogaanka horyaalka Premier League iyagoo 3-1 kaga badiyay kooxda Manchester City.Tottenham ayaa u soo dhaqaaqday kaalinta labaad ka dib markii ay 1-0 ku dardareen kooxda Watford, halka Arsenal ay weli ku jirto tartanka horyaalka ka dib markii…

Read More »

DAAWO MUUQAAL: Louis van Gaal Oo U Sheegay Joornaaliiste "Waxaa Lagu Ceyrin Doonaa Berri" Isagoo Ka Xanaaqay Su'aal Laga Weydiiyay Mustaqbalkiisa Man United.

0 Visits: 699 | Monday February 08, 2016 - 10:56:21
Louis van Gaal ayaa furka ku tuuray joornaaliiste intii uu socday shirkii jaraa'id ee ka danbeeyay kulankii ay Man United barbaraha 1-1 kala kulantay Chelsea ee shalayto ka dhacay Stamford Bridge.

Read More »

Manchester City Oo Qandraas Cusub U Diyaarineysa Sergio Aguero Xilli Lala Xiriirinayo Neymar Iyo Lewandowski.

0 Visits: 697 | Monday February 08, 2016 - 10:54:00
Kooxda Manchester City ayaa dooneysa inay qandaraaska u kordhiyo weeraryahankeeda reer Argentina Sergio Aguero sida ay saaka qortay jariirada The Sun ee ka soo baxda dalka Ingariiska.

Read More »

Hordhac: Chelsea v Man United – LVG Ma Soo Gabagabeyn Doonaa Rikoorka Xun Ee United Ee Stamford Bridge? Blues-se Guushii 50aad Maka Gaari Doontaa Red Devils?

0 Visits: 686 | Sunday February 07, 2016 - 12:32:20
Kulanka: Chelsea v Manchester United Garoonka: Stamford Bridge Waqtiga: 7:00pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: M.Oliver

Read More »

RASMI: Ka Dib Guushii Ay Ka Gaareen Man City, Jamie Vardy Oo Mustaqbalkiisa U Hibeeyay Leicester City Una Saxiixay Qandaraas Cusub.

0 Visits: 660 | Sunday February 07, 2016 - 12:30:24
Jamie Vardy ayaa heshiis cusub oo seddex sanno ah u saxiixay kooxda hogaamineysa horyaalka Premier League ee Leicester City. Weeraryahanka reer England oo 29 sanno jir ah ayaa Leicester kaga soo biiray Fleetwood heshiis hal milyan ginni ahaa sannadii 2012, waxaana goolashiisa ay ka caawiyeen kooxda…

Read More »

Louis van Gaal Oo Ka Hadlay Waxa Ka Jira In Manchester United Ay Wadahadalo Kula Jirto Tababare Jose Mourinho.

0 Visits: 637 | Sunday February 07, 2016 - 12:27:40
Louis van Gaal ayaa sheegay inuu aaminayo Manchester United markii ay u sheegeen inaysan wadahadalo kula jirin tababarihii hore ee Chelsea Jose Mourinho, iyadoo mar kale uu cadaadiska ku kordhayo tababaraha reer Holland oo shaki la gelinayo mustaqbalkiisa Old Trafford.

Read More »

Guardiola Aabihiis Oo Ku Tilmaamay Kubada Ingariiska Mid Lagu Caajiso Xilli Wiilkiisa Isku Diyaarinayo Inuu Qabto Man City Xilli Ciyaareedka Danbe.

0 Visits: 649 | Sunday February 07, 2016 - 12:25:38
Kaliya maalmo ka dib markii la xaqiijiyay in Pep Guardiola uu u soo wareegayo Premier League, aabihiis ayaa kubada cagta Ingariiska ku tilmaamay mid lagu caajiso.

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Guardiola Oo Weerar Ku Ah Barcelona, Wuxuu Doonayaa Inuu Xagaaga Kala Soo Wareego Luis Suarez, Neymar Iyo Busquets.

0 Visits: 844 | Sunday February 07, 2016 - 12:24:11
Wargeysyada Ingariiska waxaa maanta qabsaday in Pep Guardiola uu weerar ku yahay kooxdiisa hore ee Barcelona xagaaga soo socda, isagoo doonaya in qaar ka mid ah xiddigaha kooxdiisa hore inuu keensado Etihad Stadium si uu Man City uga dhigo awood ka dhex muuqata kooxaha Yurub.

Read More »

Jose Mourinho Oo Sheegay Inuu Ku Soo Laabanayo Shaqada Tababarenimo Xilli Dhow Wareysigiisii Ugu Horeysay Ee Uu Bixiyay Tan Iyo Markii La Ceyriyay.

0 Visits: 659 | Sunday February 07, 2016 - 12:21:12
Jose Mourinhoayaa si weyn u doonaya inuu ugu soo laabto shaqada tababarka, waxaana uu sheegay inuu doonayo inuu ku negaado England, wareysigiisii ugu horeysay ee uu bixiyay tan iyo markii laga ceyriyay Chelsea.

Read More »

Seddex Meelood Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Chelsea Iyo Manchester United Kulanka Maanta Ee Stamford Bridge.

0 Visits: 628 | Sunday February 07, 2016 - 12:19:35
Diego Costa vs. Chris Smalling Waxa ay u muuqataa sida haddii uu Diego Costa dib u helay qaab ciyaareedkiisii hore inta uu ka hoos ciyaarayay Guus Hiddink, kaasoo si weyn u isticmaalaya isaga, waxaana uu durbaba dhaliyay sideed gool. Costa ayaa ku jirta qaab ciyaareed fiican. Dhanka kale Smalling ayaa…

Read More »

Barnaamijka Dilaaga weriyaha oo lagu faaqidayo ciddii ka dambeysay dilalkii Saxaafadda ee Soomaaliya -Video

0 Visits: 1170 | Saturday February 06, 2016 - 16:49:19
Barnaamijkaan waxaa uu ku saabsan yahay dilalka waayihii la soo dhaafay loo geysanayay saxaafadda ka shaqeysa Soomaaliya, iyadoo mid ka mid ah dadka la tuihunsan yahay ku lug lahaanshaha arinkan lagu magacaabo Xasan Xanafi Xaaji oo ah maxbuus ka tirsanaa ururka Al shabaab.

Read More »

Barcelona Oo Toban Ciyaartoy Oo Kooxda Valencia Ah Si Arxan Daro Ah Ugu Xasuuqday Camp Nou, Luis Suarez Oo Afar Gool Dhaliyay, Lionel Messi Oo Saddexley Ugu Jawaabay Iyo Barca Oo Labada Lugoodba La Sii Gashay Finalka Copa Del Rey

0 Visits: 697 | Thursday February 04, 2016 - 10:18:40
Barcelona ayaa si aan naxariis lahayn Camp Nou ugu xasuuqday kooxda Valencia kulanka lugta hore ee Copa Del Rey, waxayna Barcelona kooxdaGary Neville ee Valencia ay ku gumaaday 7:0, waxaana gooashan dhamaantood dhaliyay Luis Suarez iyo Lionel Messi iyada oo Suarez uu afar gool dhaliyay

Read More »

Oday Cabdulle: "Hadaad adiga shir aaddo oo ilmaha ka tagto aniga maxaan qabaa?!!"

0 Visits: 1071 | Monday February 01, 2016 - 12:45:15
Majaajiliistaha caanka ah ee lagu magacaabo Oday Cabdulle ayaa wacdaro ka dhigay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, isagoo qosolka ka dhameeyay boqolaal dadweyne ah oo munaasabadaasi ka soo qeyb galay. Majaajilada Oday Cabdulle oo ku saabsaneyd haweenka, ayaa Oday Cabdulle oo waxa uu si kulul…

Read More »

Real Madrid Oo Markale Kooxda Espanyol Ku Gumaaday Bernabeu, Cristiano Ronaldo Oo Markale Saddexley Ka Dhaliyay Espanyol Iyo Los Blancos Oo Ka Soo Kabsatay Niyadjabkii Real Betis

0 Visits: 732 | Monday February 01, 2016 - 12:21:27
Real Madrid ayaa Santiago Bernabue ku gumaaday kooxda Espanyol waxayna Madrid guushan ku gaadhay 6:0 iyada oo Karim Benzema uu goolasha Madrid daah furay, Cristiano Ronaldo aya saddexley dhaliyay isaga oo laba kulan xili ciyaareedkan Espanyol 8 gool ka dhaliyay,

Read More »