Oday Cabdulle: "Hadaad adiga shir aaddo oo ilmaha ka tagto aniga maxaan qabaa?!!"

0
Monday February 01, 2016 - 12:45:15 in Wararka by
  • Visits: 1077
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Oday Cabdulle: "Hadaad adiga shir aaddo oo ilmaha ka tagto aniga maxaan qabaa?!!"

    Majaajiliistaha caanka ah ee lagu magacaabo Oday Cabdulle ayaa wacdaro ka dhigay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, isagoo qosolka ka dhameeyay boqolaal dadweyne ah oo munaasabadaasi ka soo qeyb galay. Majaajilada Oday Cabdulle oo ku saabsa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Majaajiliistaha caanka ah ee lagu magacaabo Oday Cabdulle ayaa wacdaro ka dhigay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, isagoo qosolka ka dhameeyay boqolaal dadweyne ah oo munaasabadaasi ka soo qeyb galay. Majaajilada Oday Cabdulle oo ku saabsaneyd haweenka, ayaa Oday Cabdulle oo waxa uu si kulul ula hadlay haween markaasi uu ku jilayay ruwaayadda inay xaaskiisa tahay, kaddibna u sheegtay inay aadeyso meel shir ka dhacaayo, isagoona arrintaasi ka biyo diiday. "Hadaad adiga shir aaddo oo ilmaha ka tagto aniga maxaan qabaa?" ayuu su'aalay oday Cabdulle xaaskiisa, waxayna ugu jawaabtay "Ilmaha ayaad heyneysaa oo midkii caano u baahda siineysaa". Dulucda ruwaayadda ayaa ku saabsaneyd arrimaha qoyska iyo haweenka siyaasadda, hase yeeshee ay waajib tahay in ninku hayo caruurta xilliga ay hooyada ku maqan tahay shirarka iyo arrimaha siyaasadda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip