Sports News

Taaladii Cristiano Ronaldo Oo La Raray Ka Dib Markii Ay Ku Ciyaareen Taageerayaasha Messi Horaantii Sannadkan.

0 Visits: 704 | Saturday March 26, 2016 - 12:23:29
Taaladii Cristiano Ronaldo ee ay ku ciyaareen taageerayaasha Lionel Messi horaantii sannadkaan ayaa loo raray goob cusub oo isla jasiirada uu ciyaaryahanka soo jeedo ee Madeira.

Read More »

Roger Lukaku Oo U Sheegay Wiilkiisa Romelu Lukaku Inuu Ku Biiro Manchester United Ama Bayern Munich

0 Visits: 854 | Saturday March 26, 2016 - 12:21:06
Romelu Lukaku waa inuu u ciyaaro Manchester United ama Bayern Munich sidaasi waxaa yiri aabaha dhalay weeraryahanka Everton. 22 jirkaan ayaa xagaagii 2014 uga soo wareegay Chelsea heshisi 28 milyan ginni ah, waxaana uu dhaliyay 25 gool 36 kulan uu u saftay Everton xilli ciyaareedkan.

Read More »

Jariirada El País Oo Faah Faahin Ka Bixisay Heshiis Hordhac Ah Oo Ay Manchester United La Gashay Jose Mourinho Iyo Lacagta Uu Qaadanayo Inta Aan Heshiiskiisa Rasmiga Ah La Gaadhin

0 Visits: 621 | Sunday March 20, 2016 - 12:20:18
Manchester United ayaa heshiis hordhac ah la gaadhay tababarihii hore ee Chelsea ee Jose Mourinho sida ay faah faahin ka bixisay jariirada ree Spain eeEl País, waxayna jariiradani ay ku warantay in Mourinho uu laba taariikhood oo kala duwan uu Man United lacago ka qaadan doono ka hor heshiiska rasmiga…

Read More »

Hordhac: Man City V Man United- Kooxaha Sky Blues Iyo Red Devils Oo Doonaya In ay Xili Ciyaareedkooda Premier Leaque-ga Ku Badbaadiyaan Kulanka Manchester Derby Iyo Kulankan Oo Xamsaad Gaar Ah Laga Filan Karo

0 Visits: 811 | Sunday March 20, 2016 - 12:17:57
XOGTA KULANKAN Kulankan:Manchester City Vs Manchester United Tartanka:Premier Leaque Garoonka:Etihad Stadium Waqtiga:7:00 PM saacada geeska Afrika Garsooraha:Michael Oliver

Read More »

Hordhac: Real Madrid Vs Sevilla-Zinedine Zidane Iyo Kooxdiisa Los Blancos Oo Bernabeu Kulan Muhiim Ah Ku Wajahaya Kooxda Sevilla Oo Kaalinta Afraad Ee La Ligaha U Tartamaysa

0 Visits: 589 | Sunday March 20, 2016 - 12:15:34
XOGTA KULANKAN Kulankan:Real MadridVs Sevilla Tartanka:La Liga Garoonka:Estadio Santiago Bernabéu Waqtiga:10:30 PM saacada geeska Afrika Garsooraha:Javier Estrada Fernández

Read More »

TV-ga Manchester United Oo Baahiyay Muqaal Si Wayn Loogu Eedaynayo Hanaanka Ciyaareed Ee Kooxda Louis Van Gaal Iyo David May Oo Cadho Kula Dhacay Hanaanka Lagu Caajisay Ee Red Devils

0 Visits: 616 | Sunday March 20, 2016 - 12:13:09
Ma aha wax loo bartay in TV-ga Manchester United uu baahiyo muuqaal lagu eedaynayo hanaanka ciyaareed ee kooxda ay barnaamujyadeeda baahiyaan ee Man Ubited balse hanaanka ciyaareed ee lagu caajisay ee tababareLouis van Gaal ayaa keentay in difaacii hore ee Man United eeDavid May uu soo fadhiisto TV-ga…

Read More »

Mustabalka Kabtanka Liverpool Ee Jordan Henderson Oo Mugdi Galay Iyada Oo Tababare Jurgen Klopp Uu Qorshaynayo Dib U Habaynta Uu Reds Ku Samaynayo Dhamaadka Xili Ciyaareedkan

0 Visits: 647 | Sunday March 20, 2016 - 12:07:20
Tababaraha Liverpool eeJurgen Klopp ayaa dhamaadka xili ciyaareedkan bilaabi doona qorshihiisa xili ciyaareedka danbe, wuxuuna mustaqbalkiisa Liverpool uu mugdi galay kabtanka Reds eeJordan Henderson. Xidigii hore ee Sunderland ee Henderson ayaan maamulka Klopp ee Liverpool ku soo badhigin qaab ciyaareedkisii…

Read More »

SAWIRO+Muqaal: Alexis Sanchez Ma Nasasho Ayuu U Baahan Yahay? Sanchez Oo Jamaahiirta Everton Ka Yaabsatay Kadib Markii Uu Kursiga Taaraboonka La Fadhiisatay Ciyaarta Oo Socota

0 Visits: 596 | Sunday March 20, 2016 - 12:03:35
Waxaa soo baxday in xidiga xulka qaranka Chile iyo kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez u ubaahan yahay in uu nasto kadib markii uu xidigani ka yaabsatay jamaahiirta Everton intii ay socotay kulankii Goodison Park ee ay Arsenal 2:0 guusha ku soo gaadhay.

Read More »

Andres Iniesta Oo Laga Reebay Liiska Ciyaartoyda Barcelona Ee Kulanka Villarreal Iyo Luis Enrique Oo Ka Hadlay Xaalada Iniesta

0 Visits: 659 | Sunday March 20, 2016 - 11:59:55
Barcelona ayaa kulanka muhiimka ah ee ay martida u tahay kooxda Villarreal waayi doonta adeega xidiga khadka dhexe eeAndres Iniesta kaas laga reebay liiska ciyaartoyda Barcelona ee kulankan kadib markii uu dhibaato muruqa ahi ka soo gaadhay kulankii lugta labaad ee Camp Nou ku dhex maray kooxaha Barcelona…

Read More »

Tababaraha Xulka Qaranka Talyaaniga Ee Antonio Conte Oo Soo Saaray Liiska Xulka Qarankiisa Azzurri Ee Kulamada Saaxiibtinimo La Ciyaari Doona Spain Iyo Germany Iyo Xidigaha Liiskan Ku Soo Baxay

0 Visits: 627 | Sunday March 20, 2016 - 11:57:20
Tababaraha xulka qaranka Talyaaniga eeAntonio Conte ayaa soo saaray liiska xulka qarankiisa ee kulamada saaxiibtinimo ee Spain iyo Germany,

Read More »

Isku aadka wareega 8-da ee Champions League oo la sameeyay (Barca Vs At. Madrid)

0 Visits: 593 | Friday March 18, 2016 - 22:25:33
Isku aadka wareega 8-da ee Quarter Final Koobka Horyaalada Qaaradda Yurub ee Champions League ayaa la sameeyay goor dhoweyd,iyadoo kooxda heysata Koobkan ee Barcelona ay ku aaday kooxda kale ee ay isku wadanka yihiin Atletico Madrid.

Read More »

Man United Oo Hishiis 5 Sano Ah Ku Heleysa Higuain , Jose Mourinho Ayaa Ka Shaqeeyay Arintaas

0 Visits: 642 | Friday March 18, 2016 - 12:48:17
Weeraryahanka Napoli Gonzalo Higuain ayaa lagu waramayaa in uu ogalaaday in hishiis 5 sanno ah uu u saxiixo kooxda United ka dib ka dib markii Mourinho oo loo badinayo in kooxdaas uu hagayo xilli ciyaareedka dambe uu kulan qarsoodi la qaatay wakiilka wakiilka laacibkaas

Read More »

Muxuu Jurgen Klopp Ka Yidhi In Kooxdiisa Liverpool Ay U Soo Baxday Sideed Dhamaadka Europa Leaque-ga Iyo In ay Man United Reebtay? Iyo Klopp Oo Cadeeyay Kooxda Aanu Doonayn In Ay Isku Aadan Sideed Dhamaadka

0 Visits: 616 | Friday March 18, 2016 - 12:45:12
Tababaraha kooxda LiverpooleeJurgen Klopp ayaa farxad ka muujiyay in kooxdiisu ay u soo baxday wareega sideed dhamaadka Europa Leaque-ga kadib markii ay tartankan Old Trafford kaga cidhib tirtay kooxda ay sida wayn England ugu xifiltamaan ee Manchester United. Liverpool ayaa ku soo baxday wadar ah 3:1…

Read More »

Kabtankii Hore Ee Manchester United Ee Roy Keane Oo Muujiyay Sida Uu Uga Murugaysan Yahay Awood La'aanta Ciyaartoyda Kooxdiisii Hore Ee Red Devils Isaga Oo Eedayn U Soo Jeediyay Kooxda Van Gaal

0 Visits: 685 | Friday March 18, 2016 - 12:30:20
Kabtankii hore ee Manchester eeRoy Keane ooITV kubbada cagta kaga faalooda ayaa murugo iyo ciil ka muujiyay kooxda Louis Van Gaal oo xalay Old Trafford kaga hadhay tartanka Europa Leaque-ga kadib markii ay barbaro 1:1 ah galeen kooxda Liverpool oo kulankii Anfield shaqada ugu badan soo qabsatay.Roy…

Read More »

Tababare Jose Mourinho Oo Ugu Danbayn Qirtay Saamaynta Uu Lionel Messi Leeyahay: 'Waa Wax Sahlan In Aad Champions Leaque-ga Kula Guulaysato Lionel Messi', Iyo Mourinho Oo Cadeeyay Waqtiga Uu Shaqdiisa Xigta Qaban Doono?

0 Visits: 655 | Friday March 18, 2016 - 12:28:52
Tababaraha ree Portugal ee Jose Mourinho ayaan markii uu joogay Real Madrid hoos udhigi jiray Lionel Messi, kamanuu daali jirin in uu shirarkiisa jaraa'id markasta ku sheego in Cristiano Ronaldo uu yahay xidiga aduunka ugu fiican balse ugu danbayn Mourinho ayaa ku dooday in ay wax sahlan tahay in…

Read More »

Kooxihii Doonayay Paul Pogba Oo War Fiican Helay: Juventus Oo Wada Qorshe Ay Iskaga Iibinayso Pogba Iyada Oo Ku Soo Badalanaysa Edinson Cavani Iyo Xidiga Layaabka Ka Samaynaya Leicester City Ee N'Golo Kante.

0 Visits: 968 | Friday March 18, 2016 - 12:20:35
Juventus ayaa wada qorshe ay iskaga iibinayso Paul Pogba isla markaana ay lacagtiisa maal galin ugu samaynayso kooxdeeda waxayna Old Lady doonaysaa in ay lacagta Pogba kula soo wareegto gool dhaliyaha kooxdaParis Saint-Germain ee Edinson Cavani iyo waliba xidiga shaqada cajiibka ah ka qabanaya kooxda…

Read More »

Zlatan Ibrahimovic Oo Dareenkiisa London Ku Soo Jeediyay Iyo Kooxaha Chelsea & Arsenal Oo Haysta Fursad Ay Ibrahimovic Si Xor Ah Ugula Wareegi Karaan

0 Visits: 651 | Friday March 18, 2016 - 12:19:02
Xidiga xulka qaranka Sweden iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Zlatan Ibrahimovic ayaa la filayaa in uu dhamaadka xili ciyaareedkan ku soo aadan yahay magaalada London ee dalka Ingiriiska halkaas oo ay kooxaha Chelsea iyo Arsenal ay fursad u haystaan in ay si xor ah kula wareegi karaan mid ka mid ah…

Read More »

Chelsea Oo Heshiis Laba Sano Ah U Soo Bandhigtay Xidiga PSG Ee Zlatan Ibrahimovic Iyo Heshiiskaas Oo Uu Ibra Ku Helayo Lacag Qaali Ah

0 Visits: 631 | Thursday March 17, 2016 - 11:29:19
Zlatan Ibrahimovic ayaa sabab u ahaa in Chelsea ay ka hadho Champions Leaque-ga kadib markii uu joog dheeraha ree Sweden uu Blues shabaqa kaga soo taabtay marti iyo minanba. Laakiin taasi Chelsea kama hor joogsanayso in ay soo xero galiso Ibrahimovic oo dhamaadka xili ciyaareedkan si xor ah oo bilaash…

Read More »

Bayern Munich Oo Soo Laabashadii CAJIIBKA Ahayd Ee Ay Xalay Juventus Ku Reebtay Ku Dhigtay LABA Rekoodh Oo Afar Dhamaadka Champions Leaque-ga Ah

0 Visits: 689 | Thursday March 17, 2016 - 11:26:37
Bayern Munich ayaa xalay Allainz Arena ka dhigtay guul ay taariikh cuusub kaga abuurtay horyaalka kooxaha Yurub ee Champions Leaque-ga kadib markii ay soo laabasho cajiib ah ugu soo baxday sideed dhamaadka Champions Leaque-ga. Kooxda Pep Guardiola ee Bavaria ayaa u muuqatay in ay ka hadhay Champions…

Read More »

Wakiilka Yaya Toure Ee Dimitri Seluk Oo War CUSUB Ka Sheegay Mustaqbalka Toure Ee Kooxdiisa Manchester City. Miyuu Toure Xagaaga Ka Tagi Doonaa Etihad Stadium?

0 Visits: 641 | Thursday March 17, 2016 - 11:23:09
Wakiilka Yaya Toure eeDimitri Seluk ayaa bishii February sheegay in xidiga uu wakiilka ka yahay ee Toure uu Man City iskaga tagi doono dhaadka xili ciyaareedkan marka uu Pep Guardiola la wareego kooxda Manchester City laakiin markale wakiilka Toure ayaa sheegay in Yaya Toure uu Etihad Stadium iskaga…

Read More »