Roger Lukaku Oo U Sheegay Wiilkiisa Romelu Lukaku Inuu Ku Biiro Manchester United Ama Bayern Munich

0
Saturday March 26, 2016 - 12:21:06 in Sports News by
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roger Lukaku Oo U Sheegay Wiilkiisa Romelu Lukaku Inuu Ku Biiro Manchester United Ama Bayern Munich

    Romelu Lukaku waa inuu u ciyaaro Manchester United ama Bayern Munich sidaasi waxaa yiri aabaha dhalay weeraryahanka Everton. 22 jirkaan ayaa xagaagii 2014 uga soo wareegay Chelsea heshisi 28 milyan ginni ah, waxaana uu dhaliyay 25 gool 36 kulan uu u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Romelu Lukaku waa inuu u ciyaaro Manchester United ama Bayern Munich sidaasi waxaa yiri aabaha dhalay weeraryahanka Everton. 22 jirkaan ayaa xagaagii 2014 uga soo wareegay Chelsea heshisi 28 milyan ginni ah, waxaana uu dhaliyay 25 gool 36 kulan uu u saftay Everton xilli ciyaareedkan.

Xiddiga reer Belgium waxaa lala xiriiriyay inuu dhaqaaqayo kooxo badan oo Yurub ka dhisan, laakiin Roger Lukaku ayaa aaminsan in wiilkiisa uu diyaar u yahay inuu u wareego koox weyn.

2800502_heroa

"Waa diyaar” ayuu yiri Roger Lukaku oo u waramayay Het Laatste Nieuws.

"Waxaan arkaa in xiiso uga imaanayo Atletico Madrid, Bayern Munich, Juventus, Chelsea iyo Manchester United.

"Waxaan qabaa inuu doorto Manchester United ama Bayern Munich. Manchester United waa koox uu dhismo ku socdo oo aan laheyd aragti run ah.

"Bayern Munich waa mashiin uu si wacan u la qabsan karo. Sharuuda kaliya waxa ay tahay haddii uu Robert Lewandowski baxo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip