Taaladii Cristiano Ronaldo Oo La Raray Ka Dib Markii Ay Ku Ciyaareen Taageerayaasha Messi Horaantii Sannadkan.

0
Saturday March 26, 2016 - 12:23:29 in Sports News by
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taaladii Cristiano Ronaldo Oo La Raray Ka Dib Markii Ay Ku Ciyaareen Taageerayaasha Messi Horaantii Sannadkan.

    Taaladii Cristiano Ronaldo ee ay ku ciyaareen taageerayaasha Lionel Messi horaantii sannadkaan ayaa loo raray goob cusub oo isla jasiirada uu ciyaaryahanka soo jeedo ee Madeira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taaladii Cristiano Ronaldo ee ay ku ciyaareen taageerayaasha Lionel Messi horaantii sannadkaan ayaa loo raray goob cusub oo isla jasiirada uu ciyaaryahanka soo jeedo ee Madeira.

Taalada xiddigii hore ee Man United ayaa waxaa goobtii ay surneyd ka qaaday waaxda dowlada hoose ee jasiirada Madeira.

Laakiin dalxiisayaasha iyo dadka deegaanka ayaa ka walwalsanaa waxa ku dhacay talaada Cristiano Ronaldo oo ay taageeraal ku ciyaareen bishii Janaayo iyagoo ku dulqoray magaca Messi iyo lambarkiisa 10, laakiin waxaa loo sheegay in kaliya meel kale loo raray.

CYic1UFWkAYJkYn

Halka loo dhaqaajiyay taalada ayaa waxaa cadeeyay Ronaldo walaalkiis ka weyn Hugo iyadoo laga fujiyay Praca do Mar oo ah taalada surneyd tan iyo dhamaadkii 2014.

Waxaana la suray albaabka hore ee laga galo madxafka weyn ee uu Cristiano Ronaldo ku leeyahay jasiirada Madeira.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip