Wararka

Nin Somali Ah Oo Lagu Eedeeyay In Uu Qarxin Lahaa Kaniisadda Ugu Weyn Talyaaniga Oo La Xiray

0 Visits: 325 | Tuesday December 18, 2018 - 07:49:04
Nin Somali ah ayaa waxa bishan December 13-dii lagu qabtay magaalladda Baari ee Koonfurta dalka Talyaaniga, kadib, markii ay Ciiddanka Khaaska ee La-dagaalanka Maafiyadda iyo Argagixisadda e edalka Talyaaniga ee loo yaqaano DDA ka duubeen Cod Telefoon isagoo dad kale la hadlayey, kuna baaqayey in miinooyin…

Read More »

Maxay tahay sababta dalka looga Mamnuucay Hay'adda uu maamulo Matt Bryden ?

0 Visits: 290 | Tuesday December 18, 2018 - 07:41:57
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in guud ahaan Soomaaliya laga mamnuucay Hay'add lagu Magacaabo Sahan ,taasoo ka shaqeysa Cilmi baarista,islamarkaana uu Madax ka yahayMatt Bryden oo u dhashay dalka Canada, kaasoo horay isku duwe uga soo noqday Kooxda Monitoring Group.

Read More »

Maxaa looga hadlay Kulankii Kheyre iyo Mursal?

0 Visits: 318 | Tuesday December 18, 2018 - 07:38:26
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Wasaaradda Tacliinta Sare kulan kula qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray sidii wada shaqeyn ay u dhexmari…

Read More »

SAWIRO: 8 Sano ka dib Madaxweynihii ugu horreyay oo booqday Suuriya

0 Visits: 307 | Tuesday December 18, 2018 - 00:07:12
Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horeeyay ee booqda magaalada Dimishiq ee dalka Suuriya tan iyo markii uu dalkaasi ka bilowday dagaalada sokeeye ku dhowaad 8-sano ka hor. Wakaaladda Wararka Suuriya ee SANA ayaa sheegtay in Madaxweyne Al-Bashir si weyn loogu…

Read More »

Maanta iyo waddooyinka Xamar!!!

1 Visits: 953 | Monday December 17, 2018 - 23:59:50
Maanta 17/12/2018.Dadka Magaalada qofba xaalad ayey la kulantay. Annigu maxaan la kulamay? Waddoyinku waa xirnaayeen qaybo Ka mid ah Magaalada, waan iska joogi lahaa Guriga, Laakin waxaan ogaa Ballan aan Ka Qaaday Ardayda Jaamacadda Capital, in kasta oo aanan Ka tirsaneed Jaamacadda, haddana waxa ey…

Read More »

Dhageyso:- Aqalka Sare Oo War Ka Soo Saaray Xal Ka Gaarista Khilaafka Guddoonka Golaha Shacabka

0 Visits: 233 | Monday December 17, 2018 - 23:56:34
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga uu kaga soo qeyb galay shir loogu magacdaray "Masjidul Qudus"kaasi oo looga hadlayay arrimaha Falastiiin iyo caasimadda Qudus.

Read More »

Dowladda oo markii ugu horeysay dad u soo xirtay in ay u dacwoodeen Al-shabaab

0 Visits: 274 | Monday December 17, 2018 - 23:53:35
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay dad u soo xirtay in ay dacwad u gudbiyeen maxkamadaha Al-shabaab oo inta badan marka la eego shacabka ku dhaqan deegaannada ay dowladdu maamusho ku xukuntamaan.

Read More »

Sacuudiga oo cambaareeyey qaraarkii Mareykanka

0 Visits: 307 | Monday December 17, 2018 - 23:50:37
Sacuudi Carabiya ayaa ku gacan seertay qaraarka Aqalka Senate-ka Mareykanka ee ku baaqay in Mareykanka uu soo geba gebeeyo taageerada uu siiyo dagaalka Sacuudiga ee Yemen, islamarkaana dhaxal-sugaha dalkaas ku eedeeyey dilka weriye Jamaal Khaashuqji. Bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibedda…

Read More »

Sergio Aguero oo la ogaaday xilliga rasmiga ah ee uu soo laabanayo

0 Visits: 626 | Monday December 17, 2018 - 23:47:21
Laacibka xulka qaranka Argentina Iyo Kooxda City Aguero ayaa seegay kulamadii ugu dambeeyay oo ay kooxdiisa ciyaarto kadib dhaawacyo soo gaaray xidigaan. Sida ay haatan warinayaan wargeesyada ka soo baxa gudaha England Sergio Aguero ayaa diyaar u ah in kooxdiisa caawiyo asagoo ka soo kabtay dhaawicii…

Read More »

Cali Xaaji Warsame: Kulankii bulshada Garoowe ee Himilada Musharraxa iyo Hammiga Shacabka

0 Visits: 316 | Monday December 17, 2018 - 23:39:11
Musharraxa xilka madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019-ka, Cali Xaaji Warsame ayaa xalay la qaatay bulshada magaalada xarunta ah ee Garoowe kulan ballaaran oo loogu magac darray 'Himilada Musharraxa iyo Hammiga Shacabka'. Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay xubno ka socday qaybaha bulshada,iyadoo…

Read More »

Sawirro:-Dowladda Jabuuti Oo Kordhineysa Taageerada Ay Siiso Somaaliya

0 Visits: 311 | Monday December 17, 2018 - 23:34:50
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Djibouti kula kulmay madaxwaynaha dalka aan walaalaha nahay ee Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle. Ra'iisul wasaare ku-xigeenka dalka iyo madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka…

Read More »

Daawo: C/raxmaan C/shakuur "Waxaa la is hor-taagay baroor diiqdii Xisbiga Wadajir ku xusi lahaa dadkii lagu laayay weerarkii 17 December"

0 Visits: 298 | Monday December 17, 2018 - 23:13:50
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay tallaabadii maanta Ciidamada ammaanka ay ku hor-istaageen in Xisbigiisa uu qabto munaasabad baroor diiq ah oo ku aadan sanad-guuradii koowaad ee ka soo wareegatay markii la weeraray Gurigiisa, laguna dilay qaar ka mid ah Ilaaladiisa iyo darawalkiisa.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

0 Visits: 260 | Monday December 17, 2018 - 22:39:51
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib maalmo uu safar shaqo iyo booqasho rasmi ah ku tegay wadanka Qatar. Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda oo ay ku jiraan Wasiiro ayaa wafdiga wasiirka koowaad ee xukuumadda…

Read More »

Jubaland's Ahmed Madobe holds secret meeting with Garissa leaders

0 Visits: 515 | Monday December 17, 2018 - 22:29:49
Sources told the Nation that Mr Madobe had come to lobby for support from his Ogaden clan, whose majority are also in Kenya. The state is set to go to the polls next month. Several candidate from Sheikh Madobe's backyard are eyeing his seat besides other contenders who are backed President Mohamed…

Read More »

Sudan's Bashir first Arab leader to visit Syria since war began

0 Visits: 520 | Monday December 17, 2018 - 21:52:18
Sudan's President Omar al-Bashir has become the first Arab League leader to visit Damascus since the war in Syria began nearly eight years ago. Syria's state-run news agency SANA said al-Bashir was greeted on Sunday at the capital's airport by Syrian President Bashar al-Assad before they…

Read More »

Taliska Mareykanka ee Afrika oo sheegay in 62 Al-Shabaab ah uu ku dilay duqeyn

0 Visits: 282 | Monday December 17, 2018 - 21:05:58
Taliska Mareykanka ee Afrika oo loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa shaaca ka qaaday duqeyn uu ka fuliyay deegaan ka tirsan Shabeellaha Hoose uu ku dilay 62 dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab.

Read More »

Khasaaro Xoogan Oo Ka Dhashay Dagaal Dhex Maray Xoolaley Iyo Beeraley

0 Visits: 326 | Monday December 17, 2018 - 20:55:12
Hay'adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa maanta soo saartay Warbixin ay ku sheegtay in ka badan 3,600 oo qof lagu dilay Dagaaladaasi oo socday tan iyo sannadkii 2016-kii.

Read More »

Hazard oo sheegay in uu chelsea sii joogi doono

0 Visits: 608 | Monday December 17, 2018 - 20:50:15
Laacibka xulka Qaranka Belgium-ka iyo kooxda Chelsea Hazard ayaa lagu waday maalmihii la soo dhaafay in uu isaga tagi doono kooxda Blues maadaama uu dhowr jeer muujiyay Jaceylka uu qabo kooxda Chelsea.

Read More »

Dhakhaatiir Syrian Ah Oo Loo Soo Diray Somalia, Si Ay Baaritaano Ugu Sameeyaan Maydadka La Garan Waayo

0 Visits: 294 | Monday December 17, 2018 - 20:37:08
Dhakhaatiir u dhalatay dalka Syria oo loo soo diray Somalia, si ay baaritaano ugu sameeyaan maydadka la garan la' yahay. Agaasimaha Guud ee Hay'adda Dhakhaatiirta Takhasusiga ee Cilmiga baaritaanadda iyo Aqoonsiga Maydadka ee dalka Syria, Dr. Zaahir Xamdu Xajow ayaa sheegay inay Somalia u xusheen…

Read More »

Sawirro:-Xisbi Uu Hoggaamiyo Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Maanta La Diiwaangeliyay

0 Visits: 269 | Monday December 17, 2018 - 20:29:08
Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Maanta waxa ay diiwaangeliyeen Xisbiga Himilo Qaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Read More »