Khasaaro Xoogan Oo Ka Dhashay Dagaal Dhex Maray Xoolaley Iyo Beeraley

0
Monday December 17, 2018 - 20:55:12 in Wararka by
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaaro Xoogan Oo Ka Dhashay Dagaal Dhex Maray Xoolaley Iyo Beeraley

    Hay'adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa maanta soo saartay Warbixin ay ku sheegtay in ka badan 3,600 oo qof lagu dilay Dagaaladaasi oo socday tan iyo sannadkii 2016-kii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa maanta soo saartay Warbixin ay ku sheegtay in ka badan 3,600 oo qof lagu dilay Dagaaladaasi oo socday tan iyo sannadkii 2016-kii.

 
Amnesty International waxay sheegtay in sannadkan oo keliya dalka Nigeria lagu dilay in ka badan 2,00 oo qof oo isugu jira Beeraley iyo kuwa Lo’da dhaqda.

Iska horimaadyadaasi oo mararka qaarkooda dhex mara Beeraleyda Muslimka iyo Xoolaleyda Kirishtaanka waxay sababeen inay Kumanaan qof noqdaan kuwo aan Hoy haysanin, kuna barakacay Colaadahaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip