Ra’iisul wasaaraha ayaa intii uu joogay Qatar waxa uu la kulmay dhiggiisa iyo Amiirka Qatar oo ay ka wada hadleen xoojinta xariirka labada dawladood.
 
Sidoo kale, wuxuu la kulmay Wasiiro arrimo dibadeedyadda dalal dhowr ah, kuwaasi oo uu kala qaybgalay madasha sanadlaha ah ee Dooxa.