Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Isku Furay Labo Degmo Oo Muhiim Ah,Al-Shabaabna Ka Saaray…

0 Visits: 298 | Sunday January 13, 2019 - 22:59:14
Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada ay ALshabaab ka saareen degaanno u dhaxeeya Maxaas iyo Beledweyn. Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Axmed Maxamed Tareedishe ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa Maxaas iyo Beledweyne ku saareen…

Read More »

Gattuso:"Higuain wuxuu rabaa inuu baxo"

0 Visits: 660 | Sunday January 13, 2019 - 22:05:23
Tababaraha kooxda AC Milan Gennaro Gattuso ayaa sheegay in laacibka kooxdiisa Gonzalo Higuain uu rabo inuu isaga tago naadiga, xilli ay sii xoogeysanayaan in gool dhaliyahan uu ku wajahanyahay kooxda Chelsea.

Read More »

Sawirro:-Wafdi Ka Socda Dowlada Soomaaliya Oo Shir Uga Qeyb Galay Imaaraadka

0 Visits: 321 | Sunday January 13, 2019 - 22:02:33
Shirka waxaa Dowladda Soomaaliya uga qeybgalayo Wasiir ku _Xigeenka ahna Sii ahaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha iyadoo diirada lagu saarayo Tamarta cadeeda laga dheliyo ama Solarka, Waxaana shirka Soo qaban qaabisay Hay"ada Tamarta IRENA oo fadhigeedu yahay magaalada Abuu Dubaay ee dallka…

Read More »

RASMI: Solari oo ku dhawaaqay safkiisa kullanka Betis

0 Visits: 750 | Sunday January 13, 2019 - 21:53:45
Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa waxa ay caawa kullan ka tirsan horyaalka Spain ee La Liga booqan doontaa kooxda Real Betis. Los Blancos macallinkooda Santiago Solari ayaa soo saarray liiska xiddigaha kullankan u matali doona, iyadoo ay xusid mudantahay in xiddigo badan ay dhaawac kaga maqanyihiin.

Read More »

Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhexgalay Mid Kamid Ah Dalalka Ay Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya Iyo QM

0 Visits: 333 | Sunday January 13, 2019 - 21:48:49
Maalmo kadib Khilaafkii ay DFS iyo QM ku kala irdhoobeen, waxa uu Khilaaf kale ka dhex dhashay QM iyo Dowladda Burundi, iyadoo la xiray Xafiiskii QM ee Xuquuqda Aadanaha ku lahaa dalkaasi. Wargeyska Inner City Press ee ka soo baxa Maraykanka waxa uu Warbixin ka qoray Khilaafka Burundi iyo QM, wuxuuna…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aysan Shatiyo siinin Maraakiibta Kalluunka Xaalufiya

0 Visits: 289 | Sunday January 13, 2019 - 21:40:25
Cabdullahi Bidhaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya oo Xafiiskiisa Saxaafadda Kula hadlayay ayaa ka warbixiyay dhawaan Shirkado ay shati siisay Wasaaraddu. Shir jaraaid uu maanta ku qabtay Muqdisho ayuu kaga hadlayay dadaalka wasaaradd ay ugu jirto horumarinta…

Read More »

Taliye Indhoqarshe oo sheegay inaysan ciidamada Milatariga ku xadgudbeynin sharciga dalka

0 Visits: 322 | Sunday January 13, 2019 - 21:27:52
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa shir Jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu ku sheegay in ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu marnaba ku xad gudbi doonin Sharciga u dagsan dalka.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Soo Gabagabeeyay Isla-Xisaabtanka Golaha Wasiirrada

0 Visits: 291 | Sunday January 13, 2019 - 21:10:56
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa soo gebegebeyay isla-xisaabtanka golaha wasiirrada oo si joogta ah u socday muddo shan maalin ah

Read More »

Weerar lagu dilay Ajaanib ka tirsanaa Shabaab oo ka dhacay Sh.Hoose

0 Visits: 266 | Sunday January 13, 2019 - 20:58:59
Waxaa faah faahino dheerad ah kasoo baxayaan Howgal Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya ku sugan ay ka fuliyeen Gobolka Shabeelada Hoose. Wakaalada wararaka u faafisa dowladda Soomaaliya ayaa lagu baahiyay in Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo…

Read More »

Mareykanka Iyo Turkiga Heshiis Ka Gaaraya Arrin Xasaasi Ah

0 Visits: 273 | Sunday January 13, 2019 - 20:39:31
Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka, Mayk Bombeeyo ayaa hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga, Mefluut Kafusoglu.

Read More »

Maamulka Jubbaland oo Magacaabis iyo xilka qaadis sameeyay

0 Visits: 266 | Sunday January 13, 2019 - 20:31:15
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa goor dhow lagu Magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Degmada Af-Madoow. Wareegtadaan ayaa guddoomiyaha degmada loogu magacaabey Mudane Yuusuf Xassan Xusseen,sidoo kale waxaa ku xigeen looga dhigey Cali Ribaax Sheekh.

Read More »

Isticmaalka miisaaniyada 2019 oo la daahfuray iyadoo aan la xisaab xirin Miisaaniyadii 2017 iyo 2018

0 Visits: 247 | Sunday January 13, 2019 - 20:26:59
Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si rasmi ah u furmay iyadoo aysan aysan Dowlada Federalka xisaab xirin Misaaniyadii labadii sano ee la soo dhaafay ee 2017 iyo 2018. Waxaa munaasabadda ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…

Read More »

Tababar laga joojiyay Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud

0 Visits: 272 | Sunday January 13, 2019 - 20:16:29
Ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta joojiyay Siminaar uu soo qaban qaabiyay Xisbiga uu hogaamiyaha ka yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Senator Xuseen Sheekh oo ka tirsan Xisbigaas islamarkaana hadda ku sugan Magaalada…

Read More »

Maxaa keenay in Madaxweyne Farmaajo uu Ajnabiga uga doortay Waddaniyiinta ? (Warbixin)

0 Visits: 289 | Sunday January 13, 2019 - 20:13:56
Tan iyo intii xilka qabtay Madaxweyna Maxamed C/llaahi Farmaajo laba sanadood ka hor wuxuu talada ku yimid olole wadaniyad la huwiyey, isagoo isu muujiyey nin ka horjeeda faragelinta lagu hayo Soomaaliya. Waxaa mar kaliya isbedelay aragtidaasi markii uu dhacay kiiskii ugu horeeyay ee dowladda Soomaaliya…

Read More »

Sawirro:-Nidaamka Shaqaale Ee Dawladda Dhexe Iyo Kan Gobolka Oo La Isku Xirayo

0 Visits: 267 | Sunday January 13, 2019 - 20:07:12
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ujeedka ugu muhiimsan ee tirakoobka shaqaalaha Dawladda Hoose ay tahay sidii la iskugu xiri lahaa nidaamka shaqaale ee Dawladda dhexe iyo kan Maamulka, si meesha looga saaro dadka labada…

Read More »

Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Ku Dhibaateysan Liibiya Oo Codsi U Diray Dowladda Farmaajo

0 Visits: 334 | Sunday January 13, 2019 - 12:14:47
Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa xoogeystay dhibaatooyinka ay la kulmayaan dhalinyaradda Soomaaliyeed ku nool dalka Liibiya.

Read More »

Saudi Arabia hopes naval exercises in the Red Sea lead to greater clout in East Africa

0 Visits: 502 | Sunday January 13, 2019 - 12:11:20
hese exercises, conducted in the Red Sea by Saudi Arabia and six other countries, were the first tangible product of a new Saudi-led alliance designed to encourage regional cooperation around the sea — and project Saudi power into the Horn of Africa. Though they garnered little attention, the military…

Read More »

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Bristol ee dalka Britain

0 Visits: 318 | Sunday January 13, 2019 - 12:05:31
Wiilka ayaa lagu magacaabi jiray Bashiir Cabdullaahi, waxaana da'diisa lagu sheegay 25 sano jir taksiile ah sida ay warbaahinta u sheeegeen eheladiisa. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen ninkii ka dambeeyay dilka Bashiir, islamarkaana markii ay soo gabagabeeyaan…

Read More »

Willian oo ka caawiyay Chelsea inay guul muhiim ah New Castle ka helaan

0 Visits: 681 | Sunday January 13, 2019 - 12:00:07
Chelsea ayaa 2-1 guusha kaga qaadatay New Castle kulan ka tirsanaa EPL oo uu go'aamiyay Willian. Blues oo hogaanka u qabatay ciyaarta ayaa gool ka heshay xidigeeda Pedro daqiiqaddii 9-aad kadib caawin uu ka helay David Luiz.

Read More »

Akhriso:-Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Todobaad Gudihiis Soo Saaray Wareegtadii Labaad

0 Visits: 324 | Sunday January 13, 2019 - 11:56:04
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Soo saaray Wareegto lagu joojinayo Cashuur dhaafkii iyo Cashuur dhimistii loo samayn jiray hay'adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Read More »