Sawirro:-Wafdi Ka Socda Dowlada Soomaaliya Oo Shir Uga Qeyb Galay Imaaraadka

0
Sunday January 13, 2019 - 22:02:33 in Wararka by
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Wafdi Ka Socda Dowlada Soomaaliya Oo Shir Uga Qeyb Galay Imaaraadka

    Shirka waxaa Dowladda Soomaaliya uga qeybgalayo Wasiir ku _Xigeenka ahna Sii ahaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha iyadoo diirada lagu saarayo Tamarta cadeeda laga dheliyo ama Solarka, Waxaana shirka Soo qaban qaabisay Hay"ada Tamarta I

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka waxaa Dowladda Soomaaliya uga qeybgalayo Wasiir ku _Xigeenka ahna Sii ahaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha iyadoo diirada lagu saarayo Tamarta cadeeda laga dheliyo ama Solarka, Waxaana shirka Soo qaban qaabisay Hay"ada Tamarta IRENA oo fadhigeedu yahay magaalada Abuu Dubaay ee dallka Imaaradka. Mudane Cusmaan Libaax Ibraahiim Wasiir ku xigeeka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha dalka oo furitaanka shirka ka jeediyay hadalo kooban ayaa waraxbiyay muhiimada Soomaaliya u leedahay korantada laga dhaliyo Cadeeda.

"Waxaa xooga saran sidii aan dalkeena oo cadeediisa ay wanaagsan tahay sidii aan uga faa”iideysan lahayn,waxaan hay”addan IRENA oo aan xubinta dalkeena ka yahay uga mahadcelinayaan sida ay arrimahan ugala shaqeenayso Soomaaliya, anigana waxaan naga go,an sidii aan u dar dar gelin lahayn arrimaha tamarta ayuu yari Wasiir Cusmaan.

Dhimaca kale Wasiir Cusmaan Libaax I brahiim ayaa dalka Imaaradka uga qeybgalayo Shirka Tamarta ee sanad laha ah ee dowladda Imaraadka ay qabto kaas oo ay ka qeybgalayaan xuna ka socda Dowladda Carabta, African, iyo hay”adaha caalamka ee ka Shaqeeyo Arrimahan Tamarta iyo sida looga faa”iideysan karo.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip