Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Ku Dhibaateysan Liibiya Oo Codsi U Diray Dowladda Farmaajo

0
Sunday January 13, 2019 - 12:14:47 in Wararka by
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Ku Dhibaateysan Liibiya Oo Codsi U Diray Dowladda Farmaajo

    Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa xoogeystay dhibaatooyinka ay la kulmayaan dhalinyaradda Soomaaliyeed ku nool dalka Liibiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa xoogeystay dhibaatooyinka ay la kulmayaan dhalinyaradda Soomaaliyeed ku nool dalka Liibiya.

Soomaali badan ayaa Tahriib ahaan ku tagay dalka Liibiya, kuwaasi Oo doonaayay in ay kasii aadaan dalalka Yurub, balse qaarkood ayaa la kulmo jir dil iyo madax-furasho.

Maxamed Cabdi raxman Cali waxaa uu ka mid yahay dhalanyaro gaareysa 25, kuwaasi oo ku xiran dalka liibiya, waxaa uuna sheegay in dhibaatooyin badan ay ku haystaan dalkaasi,sida uu mid ka mid ah warbaahinta Maxaliga ah u sheegay .

Waxaa soconaya dadaallo dowladda Soomaaliya ku dooneyso in ay dalka dib ugu soo celiso dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibateysan dalka Liibiya sida uu horey u sheegay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Saciid Faqi.

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Liibiya oo codsi u diray Dowladda Farmaajo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip