Wararka

Xubno Ka Tirsanaa Golaha Milliteriga Ee Haya Talada Dalka Suudaan Oo Is-Casilay

0 Visits: 249 | Thursday April 25, 2019 - 09:21:32
Hadal ka soo baxay Golaha Milliteriga ee sida Ku-mel-gaarka u haya Talada dalkaasi ee TMC aya sheegay inay is-casileen 3 xubnood, kadib, markii ay Kooxaha Mucaaradka iyo Dibadbaxayaasha codsadeen in xilka laga qaado. Xubnaha is-casilay ayaan weli laga aqbalin Is-casilaadooda, sida lagu sheegay hadal…

Read More »

Maamulka G/ Banaadir iyo saraakiisha Booliska oo ka shiray Ammaanka Muqdisho

0 Visits: 309 | Thursday April 25, 2019 - 09:11:46
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) oo guddoomiyey Shirka Tubta Gobolka Banaadir ayaa amray laamaha Dawladda Hoose in ay dardar geliyaan hawllaha Nadaafadda iyo Bilicda Caasimadda maadama la galay xilli roobaadkii. Eng.Yariisow ayaa ugu baaqay…

Read More »

Sheekh Shariif oo ku soo wajahan Muqdisho iyo diyaar garow lagu soo dhoweynayo oo socda

0 Visits: 279 | Thursday April 25, 2019 - 09:08:09
Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in Magalada Muqdisho uu dib ugu soo laabto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahana Hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo waayadaan ku maqnaa dalka dibadiisa. Magalada Muqdisho degmooyinkeeda kala duwna ayaa maalmahaan waxaa laga dareemayey…

Read More »

SAWIRO:-Xal laga gaaray dagaal beeleed ka jiray Gobolka Shabeellaha Hoose

0 Visits: 232 | Thursday April 25, 2019 - 09:04:31
Xildhibaano Odayayaal dhaqameed iyo mas'u uliyiin kale ayaa ku baxay dagaal beeleed dhawaanahaan ka tjiray degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose, kadib markii ay wada dagaalameen Beelo ku sugan degmadaas. Ugaas C/raxmaan ugaas Cabdulkaahi, Senator Naciima Ibraahim Yuusuf,Xildhibaan Daahir…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 25-KA ABRIIL 2019-KA

0 Visits: 504 | Thursday April 25, 2019 - 08:57:55
SHEEKH SHARIIF OO KU SOO WAJAHAN MUQDISHO IYO DIYAAR GAROW LAGU SOO DHOWEYNAYO OO SOCDA Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaain Magalada Muqdisho uu dib ugu soo laabto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahana Hoggaamiy aha Xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo waayadaan ku maqnaa dalka dibadiisa

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo La Kulmay Safiirka Yaman Ee Somalia

0 Visits: 313 | Wednesday April 24, 2019 - 21:23:26
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti ballaaran oo uu hogaaminayo safiirka dalka Yaman ee Soomaaliya Ambassador Fahad Ali Ahmed Al-Hinaq.

Read More »

Haween Kanadiyaan Oo Ku Xirnaa Hargeysa Oo La Sii Daaayey

0 Visits: 313 | Wednesday April 24, 2019 - 21:18:31
Labo haween u dhashay dalka Kanadiyaan oo lagu kala magacaabo Maymuun Cabdi oo 28-jir iyo Kariima Watt oo 23-jir ah ayaa laga sii daaayey Saldhigga Boliska ee Koodbuur ee magaalladda Hargeysa oo ay ku xirnaayeen.

Read More »

Duqa Muqdisho oo amray in la banneeyo Machadka Boostada & Isgaarsiinta

0 Visits: 289 | Wednesday April 24, 2019 - 21:17:24
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in muddo labo asbuuc ah lagu banneeyo Machadka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ku yaalla degmada Shibis, si dib loogu dhiso, looguna adeeggo bulshada Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir…

Read More »

SAWIRO: Gargaar la gaarsiiyay degaanadii laga qabsaday Shabaab

0 Visits: 321 | Wednesday April 24, 2019 - 21:07:00
Ciidammada DANAB ee Xoogga Dalka ayaa tagay degaannada Sabiid iyo Caanoole iyagoo gawaaridooda ku soo raray raashiin noocyo kala duwan leh oo ay ugu talo galeen in ay uga jawaabaan dhibaatada dhinaca nolosha ah ee ka jirta deegaanadii ay dhowaan sida xoogga ah uga saareen Al-shabaab.

Read More »

Mareykanka oo shuruud adag ku xiray Suudaan

0 Visits: 264 | Wednesday April 24, 2019 - 20:56:19
Xoghaye kuxigeenka Mareykanka ee Arrimaha Afrika ayaa ka dalbatay Millateriga dalka Suudaan ina si deg deg ah xukunka ugu wareejiyaan Millateriga dadka rayidka ah.

Read More »

Puntland oo Amartay Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga

0 Visits: 258 | Wednesday April 24, 2019 - 20:39:41
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray Hirgelinta iyo fulinta xeerka kofsiga, iyada oo la tixraacayo go'aankii kasoo baxay shirkii Golaha Xukuumadda ee Khamiistii oo taariikhdu ahayd April, 17, 2019. Xeerka kufsiga fulintiisa iyo…

Read More »

Dhageyso:-Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo farriin u direy Siyaasiyiinta mucaaradka

0 Visits: 286 | Wednesday April 24, 2019 - 20:35:47
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay dhibaatooyinka amnidarro ee ka jira Magalada muqdisho,isaga oo sidoo kale baaq u diray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya. Cabdiqaasim Salad Xassan ayaa muujiyey sida uu uga xunyahay in Soomaaliya wali kusii jirto…

Read More »

Qaxootiga Ku Xiran Liibiya Oo Sheegay In Si Aan Kala Sooc Lahayn Ay U Dhaawaceen…

0 Visits: 299 | Wednesday April 24, 2019 - 20:28:09
Qaxooti iyo Muhaajiriin ku go'doonsan Xero dadka lagu hayo ee Aagga hore ee Dagaalka ee caasimadda dalka Libya ee Tripoli ayaa la sheegay in shalay si aan kala sooc lahayn loo toogtay. Ciiddanka u daacadda ah Jeneral Khaliifa Xaftar ayaa la sheegay inay geysteen weerarkaasi, iyadoo ugu yaraan 10…

Read More »

Akhriso:-Halka ay ku dambeeyaan Qoyska Caaisha ilyaas oo la sheegay inay ka guureen Gaalkacyo

0 Visits: 289 | Wednesday April 24, 2019 - 20:19:55
Saacadihii las oo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey,sidoo kalena lagu daabacayey in qoyska Caaisho ilyaas oo aheyd Gabar lagu kufsaday laguna dilay Gaalkacyo ay u guureen deegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida itoobiya.

Read More »

SAWIRO:-Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyey dalka Eritrea

0 Visits: 324 | Wednesday April 24, 2019 - 20:14:14
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta booqasho aan horay loo sii shaacin waxa ay ku tegeem Magalada Asmara ee Caasimadda dalka Eritrea.st

Read More »

Haweeney Soomaali Oo Lagu Soo Oogay Dilka Wiil Yar Oo Ay Ayeeyo U Ahayd

0 Visits: 385 | Wednesday April 24, 2019 - 20:09:00
Foos Cabdi Xaashi oo 70-jir ah ayaa waxaa Jimcihii la soo dhaafay la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda San Jose ee Gobalka California ee dalka Maraykanka, iyadoo lagu soo eedeeyey dilkii wiil 3 jir oo ay Ayeeyo u ahayd, waa sida hadalka loo dhigay. Boliska Degmadda Milpitas ee isla Gobalka California…

Read More »

SAWIRO:-Dowladaha Itoobiya iyo Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

0 Visits: 273 | Wednesday April 24, 2019 - 20:04:31
Ra'iisul Wasaaraha itoobiya Abiyi Axmed oo booqasho ku jooga dalka Shiinaha ayaa waxaa uu kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxda Shirkadda Shidaalka ee dalka shiinaha. Kulanka labada masuul ayaa waxaa ay ku kala saxiixdeen heshiis ku kacaya 1.8 bilyan oo doolar, kas oo ku saabsan horumarinta bixinta…

Read More »

Qarax lagu weeraray gaari uu leeyahay Guddoomiyaha Gobolka Bari

0 Visits: 261 | Wednesday April 24, 2019 - 19:59:59
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Maanta lala beegsaday Gaari uu lahaa Gudoomiyaha Gobolka Bari Ee Maamulka Puntland Yuusuf Maxamed Waceys ( Dhedo) xilli uu marayey Bartamaha Magalada Boosaaso.

Read More »

Nin Ku Qaraabin Jirey Magaca Siyaasi Caan Ah Oo Lagu Xiray Kenya

0 Visits: 334 | Wednesday April 24, 2019 - 19:38:37
Dembi-baarayaasha Boliska dalkaasi ayaa sheegay inay gacanta ku dhigay Nin iska dhigi jirey Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo aqlabiyad ku dhex leh Barlamaanka Kenya. Eedeysanaha la qabtay oo magaciisa lagu sheegay James Ombui Oire waxa uu Barta Facebook u adeegsan jirey magaca Xildhibaankaasi, isagoo…

Read More »

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo soo bandhigtay Halbeegyada u qabsoomay

0 Visits: 283 | Wednesday April 24, 2019 - 19:18:42
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada (WBIT) ayaa soo bandhigtay waxyaabihii uga qabsoomay halbeegyada Wasaaraddu ku leedahay Tubta Horumarinta Dhaqaalaha. Wasiirka, Md. Cabdi Cashuur Xasan, oo ka hadlayay habeegyada ayaa sheegay in wasaaraddu leedahay 9 halbeeg oo ah waxyaabaha ugu waaweyn…

Read More »