Wararka

Idris Elba marries model Sabrina Dhowre in Morocco

0 Visits: 833 | Sunday April 28, 2019 - 23:33:06
The bride wore custom gowns by Vera Wang. For the ceremony, she wore a classic white off shoulder gown and later changed into an embroidered dress with pearls and gemstones. Elba wore a bespoke suit by Ozwald Boateng.

Read More »

XUSUUS: Before + After + Now.

0 Visits: 910 | Sunday April 28, 2019 - 22:48:34
Beryahan waxa ey ka shidan tahay Before & After, Dadkii berkaasaa in dareere anna ki daramee. Maxaa iga reebaya. 1-Before: waa sawirkii iigu horeyay oo la iga qaaday, aniga oo tuulada dhaxdeeda kula xaragoonaya shaarkeeygii Labada Galuus lahaa, nasiib wanaag sawirka waxaa ka muuqda qaybta sare oo kaliya,…

Read More »

Madaxda Hirshabeelle oo si wadajir ah u qaabilay Safiirka Mareykanka

0 Visits: 251 | Sunday April 28, 2019 - 22:23:18
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeebelle Md Dr Maxamed Cabdi Waare Madaxweyne Ku Xigeenka DG HirShabeelle Md Cali Guudlaawe Xuseen iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka DG HirShabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa kulan la qaatay Safiirka Mareykanka u Fadhiya Somaliya Ambassador Yamamota. Kulankan u dhaxeeyay…

Read More »

Wafdi ka socda Masar oo Kormeeray taliska Ciidanka Xoogga

0 Visits: 310 | Sunday April 28, 2019 - 22:21:24
Wafdigaan uu hoggaaminayay Generaal Waxiid Ibraahim Khafaaji oo ah kaaliyaha Wasiirka Gaashandhigga Dalka Masar iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaal oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo Masar ayaa Kormeeray Isbitaalka Xoogga…

Read More »

Al Shabaab oo qarax la eegtay ciidamo ka tirsan Kenya...

0 Visits: 238 | Sunday April 28, 2019 - 22:18:19
Ciidamo ka tirsan booliska dalka Kenya ayaa waxaa qarax miino lagula eegtay xilli ay ku socdaalayeen degaannada dhaca xuduuda dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Qaraxan oo si gaar ah uga dhacay wadada isku xirta deegaannada Ceelraam iyo Dabaasiti ayaa waxaa la xaqiijiyay inuu qabsaday mid ka mid ah gaari…

Read More »

Kenya Oo Markale Sheegtay Inay Xiri Doonto Xeradda Qaxootiga Dhadhaab

0 Visits: 274 | Sunday April 28, 2019 - 22:12:47
Dowladda dalkaasi waxay sheegtay inay sii wadaan qorshahooda ku aadan xirista Xeraddaasi, xitaa haddii ay Qaxootiga weli diidan yihiin Barnaamijka Dib-u-celinta aan khasabka ahayn ee la bilaabay sannadkii 2014-kii. Tani waa codsigii ugu dambeeyey ee lagu xiri doono mid ka mid ah Xarumaha Qaxootiga ugu…

Read More »

Maleeshiyaad la wareegay Saldhig ku yaalla Magalada Gaalkacyo

0 Visits: 207 | Sunday April 28, 2019 - 22:05:49
Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka mudug ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay Maanta la wareegeen saldhig ku yaalla mid ka mid ah Xaafadaha Waqooyi ee Magalada gaalkacyo.

Read More »

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar dul-dhigay Shacabka Muqdisho

0 Visits: 261 | Sunday April 28, 2019 - 22:04:10
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cism,aan Yariisow ayaa waxaa amar culus la dul-dhigay Shacabka ku nool Gobolkaan Banaadir. Amarkaan oo uu Warbaahinta u Akhriyey Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku saabsan dib u Habeynta Bulaacadaha Magaalada…

Read More »

Gudoomiyaha maxkamadda Sare oo gudoomiyeyaal maxkamadeed isku bedel ku sameeyey

0 Visits: 260 | Sunday April 28, 2019 - 22:00:03
Gudoomiyaha Maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa maanta isku bedel ku sameeyey maxkamadihii heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Maroodi jeex, waxaanu xilalkii ay hayeen ka bedelay laba gudoomiye Maxkamadeed oo Somaliland caan ka ah.

Read More »

Nin U Dhashay Turkiga Oo Dilay Xubnaha Qoyskiisa Iyo Maamulihiisa

0 Visits: 247 | Sunday April 28, 2019 - 21:53:57
Ninkaasi oo magacisia lagu sheegay Ismail Bozbay ayaa la sheegay inuu shalay dilay Maamulkiisa oo uu muran kala dhexeeyey. Boliska dalkaasi ayaa sheegay inuu Eedeysanaha toogasho ku dilay Maamulihiisa oo lagu magacaabi jirey Ahmed Kuzgun, xilli uu Salaad tukanayey.

Read More »

Jaaliyadda Switzerland oo soo dhaweysay doorkii wax qabad ee safiirkoodii hore Faadumo Insaaniya

0 Visits: 311 | Sunday April 28, 2019 - 21:22:41
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland ayaa soo dhaweysay doorkii wax qabad ee safiirkii hore ee Soomaaliya u joogtay dalkaa Danjire Faadumo Cabdullaahi Insaaniya oo hadda loo baddalley in ay noqoto safiirka ama danjiraha Soomaaliya ee dalka India. Qoraal Jaaliyadda ay soo saartay ayaa u dhignaa…

Read More »

Ciidamada ammaanka oo hawlgal ku soo qabtay in ka badan 70 ruux

0 Visits: 245 | Sunday April 28, 2019 - 21:12:09
Ciidamada Booliska Somaliya ayaa hawlgallo gaar ah oo ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay waxa ay ku soo qabteen in ka badan 70 ruux oo dhalinyaro u badan.

Read More »

Al-Shabaab oo weeraray saldhig ay leeyihiin Ciidamada Jubbaland

0 Visits: 320 | Sunday April 28, 2019 - 21:05:20
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Ururka Al-Shabaab ay maanta barqadii weerar ku qaadeen saldhig ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Baarka ee duleedka Kismaayo. Weerarka kadib ayaa waxaa halkaasi ka dhacay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada…

Read More »

Dhismihii Derbiga Kenya Ka Dhisaysay Xuduudka Oo Qeyb Ka Mid Ah La Burburiyey

0 Visits: 235 | Sunday April 28, 2019 - 20:57:20
Dadweyne caraysan oo ku nool Degmadda Beled-xaawo ee Gobalka Gedo ayaa la sheegay inay cagtaa mariyeen Derbigaasi, isla markaana burburiyey derbiga ay Dowladda Kenya xayndaabka uga dhigtay xuduudka ay Somalia la wadaagaan. Weybsaytka Wakaalladda Wararka Kenya ayaa lagu qoray inay Reer Buulo-xaawo burburiyeen…

Read More »

Hantidhawrka Qaranka oo amray in la joojiyo xisaab socotooyinka Dowladda Hoose

0 Visits: 204 | Sunday April 28, 2019 - 20:38:19
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa amray in la joojiyo xisaab socotooyinka Dowladda Hoose ee Muqdisho.

Read More »

Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka Ee OIC Oo Berri Ka Furmi Doona Muqdisho

0 Visits: 269 | Sunday April 28, 2019 - 20:28:16
Ergooyin Ka Kala Socda Dowladaha Xubnaha Ka Ah Ururkaasi Ayaa La Filayaa Inuu Berrito Shirweyne Uga Furmo Magaalladda Muqdisho, Sida Ay Sheegeen Ilo Muhiim Ah. Inkastoo aan la shaacinin Heerka Madaxda ka qeyb geli doonta Kulankaasi, haddana waxay Ergooyinka ka wada xaajoon doonaan Ajendayaasha kala…

Read More »

SAWIRO:-Puntland oo Martigelineysa Shir ay soo qaban qaabisey Dowladda Somalia

0 Visits: 223 | Sunday April 28, 2019 - 20:10:18
Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa la filayaa in Maalinta Berito ah oo Isniin ah uu ka furmo Shirka Madasha Kalluumeysatada Soomaaliyeed,kaas oo sanadkaan ay martigelineyso Puntland. Maanta Magalada Garoowe waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Kalluumeysiga Dowladda Federaalka Xildhibaan…

Read More »

Kulan Xasaasi Ah Oo Madaxweyne Farmaajo Iyo Sheekh Shariif Uga Socda Madaxtooyada

0 Visits: 287 | Sunday April 28, 2019 - 20:09:00
Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kulan xasaasi ah uu Madaxtooyada Soomaaliya uga socda Madaxweyne Maxamed Cabdullaali Farmaajo iyo Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Kulankaan ayaa ah mid looga hadlayo xaaladda dalka,…

Read More »

Gole ay u dhan yihiin rayidka & Ciidamada oo looga dhawaaqay Suudaan

0 Visits: 220 | Sunday April 28, 2019 - 20:00:52
Waxaa jira soo kabasho iyo natiijo wanaagsan ka dib todobaadyo ay socdeen ismaan dhaaf u dhaxeeyay hoggaanka ciidamada ee qabtay talada iyo dad dhigayey bannaanbaxyo ashtako ah,kaas oo ku saabsanaa sida loo maamulayo dalkaasi ee bilaha soo socda. Hoggaamiyaasha kacdoonka iyo taliyaasha ciidamada ayaa…

Read More »

Golaha Millateriga Suudaan Iyo Mucaaradka Oo Ku Heshiiyay Golle Wadajir Ah

0 Visits: 273 | Sunday April 28, 2019 - 10:08:48
Labada dhinac oo shalay yeeshay Kulan waxay isku raaceen qaabka dhismaha Gole KMG oo isku-dhaf ah, inkastoo aan la isla fahmin qeybsiga Kuraasta. Mar sii horreysay, Guddiga Wadajirka ee ka kala socday Golaha Milliteriga (TMC) iyo Isbahaysiga Mucaaradka ee Xorriyadda iyo Isbedelka ayaa ka wada xaajooday…

Read More »