Golaha Millateriga Suudaan Iyo Mucaaradka Oo Ku Heshiiyay Golle Wadajir Ah

0
Sunday April 28, 2019 - 10:08:48 in Wararka by
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Millateriga Suudaan Iyo Mucaaradka Oo Ku Heshiiyay Golle Wadajir Ah

    Labada dhinac oo shalay yeeshay Kulan waxay isku raaceen qaabka dhismaha Gole KMG oo isku-dhaf ah, inkastoo aan la isla fahmin qeybsiga Kuraasta. Mar sii horreysay, Guddiga Wadajirka ee ka kala socday Golaha Milliteriga (TMC) iyo Isbahaysiga Mucaara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labada dhinac oo shalay yeeshay Kulan waxay isku raaceen qaabka dhismaha Gole KMG oo isku-dhaf ah, inkastoo aan la isla fahmin qeybsiga Kuraasta. Mar sii horreysay, Guddiga Wadajirka ee ka kala socday Golaha Milliteriga (TMC) iyo Isbahaysiga Mucaaradka ee Xorriyadda iyo Isbedelka ayaa ka wada xaajooday codsiyadooda xukunka Rayidka.

 
Dhinaca kale, Madaxa Golaha Milliteriga ee TMC, Jeneral C/fataax Al-burhaan oo wareysi siiyey Telefishinka Alarabiya ayaa sheegay inuu jirin wax khilaaf oo u dhexeeya Golahiisa iyo Isbahaysiga Mucaaradka, wuxuuna xusay inay Wada-xaajoodyo dheeraad ah la furi doonaan dhamaan Xisbiyadda.

Waxa kale oo uu ka hadlay qorshihii Madaxweynihii xilka laga qaaday ee Jeneral Cumar Xsaan Al-bashiir, xuxuuna xusay inuu Albashiir doonayey inuu xoog ku maquuniyo Dibadbaxayaashii ka soo horjeeday Maamulkiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip