Hantidhawrka Qaranka oo amray in la joojiyo xisaab socotooyinka Dowladda Hoose

0
Sunday April 28, 2019 - 20:38:19 in Wararka by
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hantidhawrka Qaranka oo amray in la joojiyo xisaab socotooyinka Dowladda Hoose

    Hantidhawraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa amray in la joojiyo xisaab socotooyinka Dowladda Hoose ee Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa amray in la joojiyo xisaab socotooyinka Dowladda Hoose ee Muqdisho.

Warqad ka soo baxday xafiiska Hantidhawrka oo ku socotay Bangiyada gaarka loo leeyahay ayaa waxaa la ogeysiiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Bangiga Dhexe ee Somaliya.

Ujeedada arrintan looga gol leeyahay ayaa lagu sheegay in lagu guda jiro baarista Dastuuriga sanadlaha ee xafiiskan uu sameeyo.

Hawshan xayiraada ah ayaanan saameyn ku yeelan doonin Dakhliga soo gala Dowladda Hoose, sida lagu sheegay qoraalka xafiiska Hantidhawrka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip