Madaxda Hirshabeelle oo si wadajir ah u qaabilay Safiirka Mareykanka

0
Sunday April 28, 2019 - 22:23:18 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Hirshabeelle oo si wadajir ah u qaabilay Safiirka Mareykanka

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeebelle Md Dr Maxamed Cabdi Waare Madaxweyne Ku Xigeenka DG HirShabeelle Md Cali Guudlaawe Xuseen iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka DG HirShabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa kulan la qaatay Safiirka Mareykanka u Fadhi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeebelle Md Dr Maxamed Cabdi Waare Madaxweyne Ku Xigeenka DG HirShabeelle Md Cali Guudlaawe Xuseen iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka DG HirShabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa kulan la qaatay Safiirka Mareykanka u Fadhiya Somaliya Ambassador Yamamota. Kulankan u dhaxeeyay Madaxda Dowlad Goboleedka HirShabeelle iyo Ambasador Yamamota ayaa Waxaa looga Hadlay XaaladahaAmni ee Deegaanada DG HirShabeelle iyo Mida Horumarineed ee Wax Soo Saarka Beeraha iyo Kalluumeysiga.

Dowlada Mareykanka ayaa Mashruucyo lagu hormarinayo Beeraha Gaar ahaan Dalagyada Bariiska Sisinta iyo Looska uga faaideyntoonta Beeraleyda HirShabeelle Sidoo kalena Mashaariic kalluumeysi iyo Mid Shaqo Abuur u sameyn doonta Dhalinyarada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip