Gole ay u dhan yihiin rayidka & Ciidamada oo looga dhawaaqay Suudaan

0
Sunday April 28, 2019 - 20:00:52 in Wararka by
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gole ay u dhan yihiin rayidka & Ciidamada oo looga dhawaaqay Suudaan

    Waxaa jira soo kabasho iyo natiijo wanaagsan ka dib todobaadyo ay socdeen ismaan dhaaf u dhaxeeyay hoggaanka ciidamada ee qabtay talada iyo dad dhigayey bannaanbaxyo ashtako ah,kaas oo ku saabsanaa sida loo maamulayo dalkaasi ee bilaha soo socda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa jira soo kabasho iyo natiijo wanaagsan ka dib todobaadyo ay socdeen ismaan dhaaf u dhaxeeyay hoggaanka ciidamada ee qabtay talada iyo dad dhigayey bannaanbaxyo ashtako ah,kaas oo ku saabsanaa sida loo maamulayo dalkaasi ee bilaha soo socda. Hoggaamiyaasha kacdoonka iyo taliyaasha ciidamada ayaa gaaray heshiis lagu dhisayo gole ay ku mdeysan yihiin madax ka socota rayidka iyo ciidamada,si looga hadlo xilliga kala guurka oo si nabad ah maamulka dalka loogu wareejnaayo xukuumad rayid ah.

Ciidamada Suda aya talada dalkaasi qabtay horaantii bishaan ka dib kolkii ay meesha ka saareen madaxweyne Omar al-Bashir.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip