Wararka

SAWIRO:-Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Wada Shabeellooyinka

0 Visits: 286 | Monday July 22, 2019 - 09:58:18
Howlgaladani Oo Lagu Xaqiijinayaya Amniga Deegaanno Dhawaan Laga Saaray Al-Shababa Ayaa Ururka 31-Aad Ee Guutada 12 April Ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Waxaa Ay Ka Sameeyeen Deegaanno Ku Yaalla Xadka Ay Wadaagaan Labada Shabeelle. Waxaa Howlgalkaasi Hoggaaminayay Taliyaha Ururka 31-Ad Ee Qeybta…

Read More »

Xukunka Deg-Dega Ee Saaran Dalka Masar Oo La Kordhiyay

0 Visits: 228 | Monday July 22, 2019 - 09:56:57
Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxa uu qalinka ku duugay Wareegto uu muddo 3 bilood ku kordhinayo Xukunka Degdegga ee lagu soo rogay dalkaasi 2 sanno ka hor. Wareegtadda waxaa lagu sheegaay inay Ciiddanka Milliteriga iyo Boliska qaadi karaan tallaabo kasta oo lagula dagaalamayo Kooxaha loogu yeero Argagixisada…

Read More »

Sawirro:-Saraakiisha Ciidanka DFS Oo Sheegay Inay Qabteen Rag Ka Tirsan Al-Shabaab

0 Visits: 211 | Monday July 22, 2019 - 09:54:59
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 11aad ee qaybta 43aad ayaa howlgal waxaa ay ka sameeyeen deegaano hoostaga Degmada Jamaame Gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka Ciidamada ayaa intii uu socday waxaa ay kusoo qabteen Saddex ruux oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab,kuwaasi oo…

Read More »

Hoggaamiyaha Daacish-Ta Somalia Oo La Sheegay Inuu Weli Nool Yahay

0 Visits: 293 | Monday July 22, 2019 - 09:53:38
Aqoonyahanka Islaamiga eeChristopher Anzalone ee fadhigiisu yahay Maraykanka ayaa sheegay inuu Hoggaamiyaha ugu doon-doonista badan Daacishta Somalia, Sheekh C/qaadir Muumin weli nool yahay, inkastoo ay warar hore sheegeen inuu ku geeriyoodeen duqeyn ka dhacday Puntland. Sheikh C/qaadir Mumin oo 70-jir…

Read More »

Sawirro:-Farmaajo Oo Casho Sharaf U Sameeyay Thabo Mbeki Iyo Wafdigii La Socday

0 Visits: 226 | Monday July 22, 2019 - 09:51:09
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynihii Hore ee dalka Koonfur Afrika Mudane Thabo Mbeki iyo wafdiga uu hoggaaminayo ugu fidiyey Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha oo wafdigan uga warbixiyey miradhalka dadaallada…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 22-KA-LUULYO 2019-KA

0 Visits: 282 | Monday July 22, 2019 - 09:40:16
Dowadda Qatar Oo Balan Qaad U Sam eeysay Maamulka Koonfur Galbeed Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xas an Maxamed Laftagareen ayaa xafiiska madaxtooyada ku qaabiley wefdi ballaaran oo hogaaminaayey safiirka Dowladda Qa tar u fadhiya Dalka Soomaaliya Xasan Bi nu Xamza…

Read More »

SAWIRO:-Madaxweyne Farmaajo"Dagaalka aan kula jirno Al-Shabaab waa mid u yaalla dhammaan dalalka Gobolka"

0 Visits: 188 | Monday July 22, 2019 - 07:54:40
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynihii Hore ee dalka Koonfur Afrika Mudane Thabo Mbeki iyo wafdiga uu hoggaaminayo ugu fidiyey Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha oo wafdigan uga warbixiyey miradhalka dadaallada…

Read More »

Mid Ka Mid Ah Ma-Gefayaashii Caanka Ka Ahaa Liibiya Oo La Dilay

0 Visits: 241 | Sunday July 21, 2019 - 23:27:57
Inta badan Warbaahinta madaxa bannaan ee dalka Liibiya waxay qoreen in la dilay mid ka mid ah Me-gefayaasha ama Mukhalasiinta ka ganacsata Tahiibinta Muhaajiriinta Europe-doonka ah iyo Shidaalka Kontorobaanka ah. Ilo-wareedyo ayaa xaqiijiyey in la dilay Me-gefahaasi oo magaciisa lagu sheegay Xasan Qatnash,…

Read More »

Ciidanka Amniga Puntland Oo Caawa Sheekh Ku Xiray Magaalada Boosaaso

0 Visits: 344 | Sunday July 21, 2019 - 23:26:20
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidanka amniga Puntland halkaas ay ku xireen Sheekh Caan ahaa. Sheekha la xiray ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Macalin Axmed,isla markaana waxaa uu ahaa Guddoomiyihii Guddiga Wadada dhexmarta Bartamaha…

Read More »

Kenyan Lagu Amray In Albaabadooda Ay Xirtaan & Sababta Oo La Shaaciyay

0 Visits: 287 | Sunday July 21, 2019 - 23:19:15
Wargeyska The Nation ayaa qoray in Dadka deggan Deegaanka Ishakani ee Degmadda Laamu oo ku taalla Xuduudka Kenya iyo Somalia shalay lagu khasbay inay guryahooda ku dhex nagaadaan muddo saacado ah, kadib, markii ay Hay'addaha Ammaanka ka digeen inay Alshabaab qorsheynayaan weerar ay ku soo qaadaan…

Read More »

Weerar Lagu Qaaday Shaqaale Dhismo Ka Waday Degmadda Mandera

0 Visits: 266 | Sunday July 21, 2019 - 23:18:00
Wargeyska The Nation ayaa qoray inay koox hubeysan maanta weerareen shaqaale dhismo Isbitaal laga hirgelinayo Deegaanka Borehole 11 oo 20-KM u jirta Degaanka Al-raxmu oo u dhow xuduudka Kenya la wadaagto Somalia. Wargeyska waxa uu xusay inay Shaqaalaha ka badbaadeen weerarkaasi oo la sheegay inay geysteen…

Read More »

Dad Ku Geeriyooday Is-Qarxin Ka Dhacday Isbitaal Ku Yaalla Pakistan

0 Visits: 271 | Sunday July 21, 2019 - 23:15:57
Boliska dalkaasi ayaa sheegay in Haweeney isku soo xirtay waxyaabaha qarxa ay maanta isku qarxisay Isbitaal Guud ee Degmadda Dera Ismail Khaan oo ku taalla W/Galbeed ee dalkaasi. Ilaa 9 qof ayaa ku geeriyootay, halka 30-kaelna ku dhaawacmeen, wuxuuna qaraxu burbur u geystay Qolka Gurmadka Degdegga ee…

Read More »

Akhriso:-Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka Oo La Magacaabay

0 Visits: 284 | Sunday July 21, 2019 - 23:14:42
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddi soo Diyaarin doona Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Guddigan uu Magacaabay Guddoomiye Mursal ayaa ah Guddi ku-meelgaar,isla…

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Maanta Shir Ka Furtay Muqdisho

0 Visits: 270 | Sunday July 21, 2019 - 23:13:23
Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 21da July 2019 waxaa ka furmay Shirkii 12-aad ee Madasha Wadatashiga Hannaanka Qaran dawladaha Hoose ee Wadajir. Shirka ayaa waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya,isla…

Read More »

Mareykanka Oo Qorshe Cusub Kala Tashanayo NATO & Gacanka Carabta

0 Visits: 311 | Sunday July 21, 2019 - 23:12:01
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Dalalka Isbahaysiga NATO iyo kuwa Gacanka Carabta kala tashanayso sidii ay Maraakiibta u heli lahaayeen marin xor ah, marka ay ku socdaalayaan Gacanka Hormuz iyo Xeebaha dalka Iiraan. Ku-xigeeenka Xoghayaha Difaaca Maraykanka ee dhinaca siyaasadda,John Roodayaa…

Read More »

Akhriso:-Baaq Loo Diray Dadka Ku Nool Deegaanada Maamulka Hirshabeelle

0 Visits: 260 | Sunday July 21, 2019 - 23:10:40
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhaweeysay dadaalladii lagu kala dhex galay beello Walaallo ah oo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan Hirshabeelle. Wasiirk ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle, Cismaan Cabdullaahi…

Read More »

Sarkaal La Sheegay Inuu Ka Tirsanaa Ciidamada Dowladda Oo Lagu Dilay Muqdisho

0 Visits: 280 | Sunday July 21, 2019 - 23:08:39
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo hubeysan oo xalay agagaarka Isgoyska Ex-Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho ku dilay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Dilkaas ayaa waxaa Sarkaalka ka tirsanaa Ciidamada dowladda u geystay rag dhalinyaro ah oo ku…

Read More »

Xaaska Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka Oo Difaacday Xildhibaan Ilhan Omar

0 Visits: 297 | Sunday July 21, 2019 - 21:29:01
Michelle Obama oo ah Xaaska Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Barack Hussien Obama ayaa sheegtay inuu Madaxweyne Trump ku kacay gef aan garowshiyo lahayn, kadib, markii uu ku dhawaaqay inay dalalkoodii hore ku laabtaan Haweenka Xildhibaanadda Midabka leh ee ka tirsan Kongareeska Maraykanka. Qoraal ay…

Read More »

British Airways oo hakisay duullimaadyadii ay ku tagi jirtay Qaahira

0 Visits: 279 | Sunday July 21, 2019 - 12:50:51
Shirkadda duullimaadyada Ingiriiska ee British Airways ayaa hakisay duullimaadyadii ay ku tagi jirtay magaalada Qaahira ee dalka Masar tallaabadaas oo ay ku macneysay mid ay feejignaan ay ku muujinayso. Shirkadda ayaa dhammaan macaamiisheeda doonayay in ay raacaan London kuna wajahna Qaahira si lama…

Read More »

Ra'iisul wasaare Kheyre iyo guddiga dib u heshiisiinta GalMudug oo Dhuusamarreeb ku kulmay

0 Visits: 334 | Sunday July 21, 2019 - 12:44:36
Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul gobaleedka GalMudug kula kulmay guddiga qaban-qaabada Shir-weynaha dib-u-heshiisiinta GalMudug oo ay dhawaan magacaawday wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya.

Read More »