Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Maanta Shir Ka Furtay Muqdisho

0
Sunday July 21, 2019 - 23:13:23 in Wararka by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Maanta Shir Ka Furtay Muqdisho

    Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 21da July 2019 waxaa ka furmay Shirkii 12-aad ee Madasha Wadatashiga Hannaanka Qaran dawladaha Hoose ee Wadajir. Shirka ayaa waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 21da July 2019 waxaa ka furmay Shirkii 12-aad ee Madasha Wadatashiga Hannaanka Qaran dawladaha Hoose ee Wadajir. Shirka ayaa waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya,isla markaana ka soo qeyb galaya dhammaan Wasaaradaha Arrimaha gudaha dowlad Goboleedyada dalka ka jira. Sidoo kale Shirkii 12-aad ee Madasha Wadatashiga Hannaanka Qaran dawladaha Hoose ee Wadajir ayaa waxaa uu socon doonaa mudo afar maalmood ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip