Ciidanka Amniga Puntland Oo Caawa Sheekh Ku Xiray Magaalada Boosaaso

0
Sunday July 21, 2019 - 23:26:20 in Wararka by
  • Visits: 347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Amniga Puntland Oo Caawa Sheekh Ku Xiray Magaalada Boosaaso

    Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidanka amniga Puntland halkaas ay ku xireen Sheekh Caan ahaa. Sheekha la xiray ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Macalin Axmed,isla markaana waxaa uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidanka amniga Puntland halkaas ay ku xireen Sheekh Caan ahaa. Sheekha la xiray ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Macalin Axmed,isla markaana waxaa uu ahaa Guddoomiyihii Guddiga Wadada dhexmarta Bartamaha Boosaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland. Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in Sheekh Maxamed Macalin maalmihii lasoo dhaafay safar uu uga maqnaa Magaalada Boosaaso,hayeeshee Caawa xabsiga la dhigay. Maamulka Puntland ayaa dhawaan Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ku kala xiray xubno ka tirsan Guddiga Dhismaha Waddada magaalada Boosaaso,iyadoona Puntland xustay in Maxkamad la soo taagi doono dadkaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip