Akhriso:-Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka Oo La Magacaabay

0
Sunday July 21, 2019 - 23:14:42 in Wararka by
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka Oo La Magacaabay

    Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddi soo Diyaarin doona Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Guddigan uu Magacaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddi soo Diyaarin doona Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Guddigan uu Magacaabay Guddoomiye Mursal ayaa ah Guddi ku-meelgaar,isla markaana waxaa ka kooban yihiin 15 xubnood oo ah Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale Wareegtada lagu magacaabay Guddiga ayaa waxaa Xoghayaha Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Buux lagu faray inuu Guddigan u fududeyo wixii tasiilaad ah ay u baahnyiin. Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga la magacaabay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip