HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 22-KA-LUULYO 2019-KA

0
Monday July 22, 2019 - 09:40:16 in Wararka by
  • Visits: 284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 22-KA-LUULYO 2019-KA

    Dowadda Qatar Oo Balan Qaad U Sam eeysay Maamulka Koonfur Galbeed Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xas an Maxamed Laftagareen ayaa xafiiska madaxtooyada ku qaabiley wefdi ballaaran oo hogaaminaayey safiirka Dowladda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowadda Qatar Oo Balan Qaad U Sam eeysay Maamulka Koonfur Galbeed Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xas an Maxamed Laftagareen ayaa xafiiska madaxtooyada ku qaabiley wefdi ballaaran oo hogaaminaayey safiirka Dowladda Qa tar u fadhiya Dalka Soomaaliya Xasan Bi nu Xamza oo safar shaqo ku yimid magaalada Baydhabo. Kulankoodi 2aad masuul ka dib, ayaa Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Dow lad Goboleedka K/Galbeed Md. Ibraahim C/qaadir Maxamed iyo Wafdiga safiirka Dowladda Qatar hogaaminaayey waxey booqasho iyo kormeer ay ku sameeyeen qeybaha kala duwan ee M/Baydhabo, sidoo kale waxey booqasho ku tageen xa ruumo kala duwan oo ay ka fulinayaan ma shaariic kala duwan, waxaana kamid ah xaruun school oo Dowladda Qatar dhism aheeda maalgelineyso. Agaasimaha Madaxtooyada K/Galbe ed Md.Ibraahim iyo Wafdiga Safiirka hog aaminaayay waxey booqasho iyo indha-indheyn ku tageen garoonka diyaaradaha Shaati-gaduud ee M/Baydhabo, oo Dowl adda Qatar mar dhow ka fulineyso dhismo oyin lagu horumarinaayo Garoonka diyaa radaha ee Baydhabo kaasoo la doonaayo inuu la jaanqaado garoomada diyaarada ha Caalamka. Intaasi kadib wafdiga safiirka Qatar iyo agaasimaha guud ee Madaxtooyada K/Ga lbeed waxey kulan muddo qaatey ku yee sheen xaruunta Madaxtooyada, waxayna ka wada hadleen dhismaha iyo horumarin ta Madaxtooyada oo safiirka ballan ku qaa dey in Dowladda Qatar oo isagu matalaa yo ay kusoo kordhin doonaan dhismooyin qurux badan oo naqshadii ugu dambeysay ah, taasoo ay ku doonayaan in Madaxtoo yada la simaan ama la mid yeelaan Mad axtooyaalka Caalamka dhawaana ay soo Gabagabeyn doonaan. Wafdigaan oo hogaaminaayey safiirka Dowladda Qatar u fadhiya soomaaliya sha lay gaaray Magaalada Baydhabo waxey horudhac u yihiin wufuud heer caalami ah kuwaasoo maalmaha soo socda kusoo wajahan magaalada Baydhabo.


     Maamulka Puntland Oo ka Hor Yimid Dalabkii Madaxweyne Farmaajo

      Ka dib markii Dorraad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farma ajo uu ka dalbaday Madaxweynaha Dowl ad Goboleedka Puntland Saciid Cabdull aahi Deni sii deynta xubno ka tirsan Gud diga Dhismaha Waddada magaalada Boo saaso oo Puntland u xiran,hayeeshee arri ntaasi ayaa waxaa ka Jawaab ka bixiyay maamulka Puntand. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan Ow Cusm aan oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in dadka la xiray ay yihiin ku wa ku xadgudbay sharciga,isagoo xusay  inaan loo baahneyn in cid kasto ay ka had asho xariga dad la soo eedeeyay.

       Maxamuud Xasan Ow ayaa sidoo ka le tilmaamay in dadka ku xadgudbay sharc iga Puntland ee ku kala xiran Bossaso iyo Garoowe aysan jirin cid sii deyn karta ha’a haato  Madaxweyne Farnaajo, Madaxwey ne Saciid Deni ama Ra’iisul Wasaare.

     Isaga oo sii hadlaayay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland ayuu sheegay in ineys an jirin cid sharciga ka sareysa,isla marka ana xubnaha ka tirsan Guddiga Dhismaha Waddada M/Boosaaso Maxkamad la soo taagi doono.

     Hadalkan Xeer Ilaaliyaha Guud ee Pun tland Maxamuud Xasan Ow Cusmaan ay aa waxaa uu ku soo aadayaa,iyadoo shal ay Madaxweyne Farmaajo uu la xiriiray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,isagoo ka dalbaday in si shuruud la’aan ah xorri yaddooda dib loogu soo celiyo xubnahaas.

  Mareykanka Oo Qorshe Cusub Kala Tashanayo NATO & Gacanka Carabta

      Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Dalalka Isbahays iga NATO iyo kuwa Gacanka Carabta kala tashanayso sidii ay Maraakiibta u heli lahaayeen marin xor ah, marka ay ku socd aalayaan Gacanka Hormuz iyo Xeebaha dalka Iiraan.

     Ku-xigeeenka Xoghayaha Difaaca Mar aykanka ee dhinaca siyaasadda, John Ro od ayaa hadalkaasi ka sheegay Shirka Ma dasha Ammaanka ee Aspen oo Dorraad ka furmay M/ Aspen ee Gobalka  Colorado ee Maraykanka, wuxuuna xusay inay Iira an abuuri karto colaad ka qaraxda Gacan ka Bershiya.

    Waxa uu xusay inay diyaariyeen Nida am cusub oo Sahmin iyo Sirdoon, si ay Ma raakiibta shidaalka iyo kuwa Ganacsiga ay si xor uga gudbi karaan Gacanka Hormuz ee Xeebaha Iiraan. Sidoo kale  Dalalka xu bnaha ka ah Isbahaysiga NATO waxay u gu baaqeen Dowladda Iiraan inay sii daay aan Markabka shidaalka ee Britain ee ay gacanta ku dhigeen.

Muwaadinin Turkish Ah Oo Lagu Afduubtay Dalka Nigeria

     Afar nin oo Turkish ah ayaa la sheegay in habeen hore lagu afduubtay Go balka Ilorin ee Ko onfur ta Nigeria. Ilo -wa reedyo codsa day oo sababo dhan ka ammaanka u cod saday inaan la magacaabin waxay  Warba ahinta u sheegay inay weli socdaan dadaalka lagu sii daynayo dadkaasi, iya doo ay Afduubayaasha codsadeen Laca go Madax-furasho ah.

    7baadkii hore, 10 Badmaaxiin Turkish ah ayaa laga qafaashay meel ka baxsan Xeebta dalka Nigeria, kadib, markii ay Bur cad-baddeed weerareen Markab watay Calanka Turkiga, kaasi oo xilligaas ka soo shircaacday Deked ku taalla dalka Ivory Coast, kuna wajahnaa Deked ku taalla dal ka Kamiruun. Tirada Guud ee Muwaadini inta Turkishka ee lagu afduubtay gudaha dalka Nigeria ayaa la sheegay inay gaar ayso ilaa 14-qof.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Shalay Shir Ka Furtay Muqdisho

     waxaa Shalay ka furmay M/Muqdisho Shirkii 12-aad ee Madasha Wadatashiga Hannaanka Qaran dawladaha Hoose ee Wadajir.

     Shirka ayaa waxaa soo qaban-qaabi say Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fede raalka & Dib u heshiisiinta XFS,isla marka ana ka soo qeyb Galeen dhammaan Was aaradaha Arrimaha gudaha dowlad Gob oleedyada dalka ka jira.

    Sidoo kale Shirkii 12-aad ee Madasha Wadatashiga Hannaanka Qaran dawlada ha Hoose ee Wadajir ayaa waxaa uu so con doonaa mudo afar maalmood ah.

Waddooyin Muhiim Ah Oo Soo Gala M/a Muqdisho Oo La Xiray

      Wararka ka imaanaya Duleedka Mu qdisho waxaa ay sheegayaan in Ciidama da DFS ay xireen Waddada Ex-Control Afgooye ee Duleedka Muqdisho.

      Dadka deegaanada ayaa tilmaamay in Ciidamada amniga Habeen Hore iyo Shalay ay dhagxaan waaweyn ku jareen Bartamaha Wadadaas oo muhiim ah isku socodka ga ad iid ka ka yimaada Gobolka Sh/Hoose iyo kuwa kabaxa M/Muqdisho.

     Sidoo kale Waddada ayaa waxaa soo mara oo maalinkasta isticmaalla gaadiidka noocyadiisa kala duwan gaar ahaan kuwa Khudaarta kasoo rara Gobolka Sh/Hoose ee keena Muqdisho iyo kuwa dadweynaha raacaan ee u safra deegaanada K/Galbe ed Soomaaliya.

      Dhinaca kale Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dhagxaan ku jaray laam iga Xaafadda loo yaqaan Galmudug ee ka tirsan Muqdisho. Ilaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah ee loo xiray Waddada Ex-Control Afgooye ee soo gasha M/Muqd isho,waxaana Shalay gaadiidka ay ku kala wareegayaan Xaruntii hore ee Ciidanka Asluubta oo ku taalla halkaas.

Dhinaca kale warar soo baxaya ayaa she egaya in xagga amniga adkeytiisa  awge ed loo xiray ka dib markii  qarax halkaa lag ula eegtay Gaadiid Marayey Waddadaasi  si looga hortago falalkaas gurracan .

Xaaska Madaxweynihii Hore Ee Marey kanka Oo Difaacday Xildhibaan Ilhan Omar

      Michelle Obama oo ah Xaaska Madax weynihii hore ee dalkaasi, Barack Hussien Obama ayaa sheegtay inuu Madaxweyne Trump ku kacay gefaan gar owshiyo lahayn, ka dib, mar kii uu ku dhawaaqay inay da lalkoodii hore ku laabtaan Haweenka Xildhibaanadda Midabka leh ee ka tirsan Ko ngareeska Maraykanka.

    Qoraal ay Michelle Obama soo dhigtay Twitterkeeda waxay ku sheegtay in qofka ku dhashay Maraykanka iyo kan Qaxooti ga ku ah ay wada leeyihiin Maraykanka, isla markaana loo baahan yahay in maan ka lagu hayo inaysan jirin cid gooni u leh Maraykanka ee la wada leeyahay.

   "Xitaa, haddii aan ku dhalanay halkan ama aan soo raadsanay Qaxooti, waxaa ji ra meel aan wada leenahay, waana waajib inaan xusuusnaano inaysan ahayn Maray kankaya ama Maraykanka, ee waa Ma raykanka aan wada leenahay” ayey ku qor tay Twitterkeeda.

     Marwadii 1-aad ee hore, Mishelle Oba ma oo 55 jir waxa uu biyo-dhaca Twitterk eeda u muuqday mid ay ku naqdinaysay hadalkii Madaxweyne Trump ee uu dhaw aan ka sheegay in Xildhibaanadda Hawe enka Miabka leh ee ka tirsan Kongareeska ay dib ugu laabtaan dalalkoodii hore.

     Sidoo kale, Madaxweyne Trump oo Arb acadii hore ka qeyb galay Dibadbax ay Taageerayaashiisa ka kala dhigeen M/ Greenville ee Gobalka North Carolina ay aa waxay ku dhawaaqayeen "Iyada dib u celi”, taasi oo ay si toos ah ugala jeedeen Xildhibaan Ilhan Omar oo ka tirsan Konga reeska Maraykanka.

    Trump waxa maalintii ku xigtay u shee gay Suxufiyiinta inuusan ku faraxsanayn inaysan ka jarin Dhawaaqii Jaanta ee ay Dibadbaxayaashiisa si tooska ah ugu gefa yey Ilhan Omar.

     Dhinaca kale, Telefishinada Maraykan ka iyo kuwa Caalamiga ayaa soo bandhig ay iyadoo uu Madaxweyne Trump u oggol aanayo Dibadbaxayaasha inay sii wadaan Jiibista Jaantooda ahayd "Dib u celi iyada”  muddo 10-ilbiriqsi ah, ka hor inta uusan dib u bilaabin Khudbadiisa.

      Mar ay Suxufiyiinta Donald Trump ku wareysteen Aqalka Cad waxa uu u shee gay inuusan ku faraxsanayn inaysan War baahinta jarin Jaantii Taageerayaashiisa ee ka dhanka ahayd Ilhan Omar.Waxa kal oo Trump  wax laga weydiiyey waxay aha ayeen Dibadbaxayaashii ku dhawaaqayey hadalkaasi, wuxuuna xusay inay,ahaay een Dad aan la rumeysan Karin iyo Wad daniyiin ay adag tahay in la rumeysto.      Dhinaca kale, Trump waxa uu Suxufiyiinta ugu sheegay Aqalka Cad ee looga taliyo Maraykanka inay iyada nasiib leedahay halka ay joogto, oo uu ugala jeeday Xildh ibaanIlhan Omar oo ka mid ah Xildhibaa nadda haweenka ka tirsan Kongareeska ee uu Trump u muujiyo Cunsuriyadda.

Xildhibaan Ilhan Omar oo ka jawaabtay Jaanta Taageerayaasha Trump waxay isa ga ku cambaaraysay hadalladiisa Cunsur iyadda, isla markaana uu leeyahay calaa madaha Fashiiste ka soo horjeeda Dimuqr aadiyadda.

Baaq Loo Diray Dadka Ku Nool Deegaa nada Maamulka Hirshabeelle

    Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka dowlad goboleedka Hirsha beelle ayaa soo dhaweeysay dadaalladii lagu kala dhex galay beello Walaallo ah oo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan Hirshabeelle.

     Wasiirk ku xigeenka Wasaaradda Gar gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirsh abeelle, Cismaan Cabdullaahi Dhoore oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa uga mahadceliyay Odayaasha dhaqanka kaal intii ay ka qaateen xalinta dagaal beeleed ka dhacay degmada Matabaan ee G/Hii raan.

   Wasiirka ayaa sheegay in la kala qaad ay 2dii beellood ee walaalaha ahaa, isag oona ugu baaqay dadka ku nool deegaan ada dowlad Goboleedka Hirshabeelle in ay ka shaqeeyaan Nabadda si uusan dib u gu soo laaban dagaal dhex maro beello walaallo ah.

    Hadalka Wasiir ku xigeenka ayaa yimid ka dib markii dhawaan labbo beel oo Wal aallo ah ay ku dagaalameen deegaanno hoos yimaada degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Weerar Lagu Qaaday Shaqaale Dhismo Ka Waday Degmadda Mandera

    Wargeyska The Nation ayaa qoray inay koox hubeysan Shalay weerareen shaq aale dhismo Isbitaal laga hirgelinayo Deeg aanka Borehole 11 oo 20-KM u jirta Dega anka Al-raxmu oo u dhow xuduudka Ken ya la wadaagto Somalia.

     Wargeyska waxa uu xusay inay Shaq aalaha ka badbaadeen weerarkaasi oo la sheegay inay geysteen 4 qof oo hubeys naa,kuwaasi oo gudaha u soo galay Dhis maha ay shaqada ka socotay Qofka ka mid ah dadka Deegaanka oo la hadlay Wa rgeyska Nation ayaa sheegay in rag ku hu beysnaa qoryaha AK 47, wejigana u dabo olnaa ay bilaabeen inay tacshiirad  furaan, taasi oo sababtay inay Shaqaalaha naftooda la baxsadaan, si ay uga badbaad aan toogashadaasi.  Goobjoogahaasi oo magaciisa la qariyey ayaa sheegay inay kooxdii weerarka geystay ay doonayeen Injineerka Dhismaha, kaasi oo la sheegay inuu ku dhex dhuuntay shaqaalihii baxsa day.

     Dhinaca kale, Taliyaha Boliska Gobal ka Mandera, Jeremiyah Kosiyom ayaa she egay inuu maqlay inuu weerarkaasi dhac ay 8-dii Aroornimo, balse uusan faahfaah in dheeraad ah haynin. Waxa uu intaasi ku daray inay dadka weerarka soo qaaday beegsanayeen shaqaalaha aan Soomaali da ahayn ee ka shaqeynaysay dhismaha asi, waa sida uu hadalka u dhigay.

     Taliyaha boliska Mandera waxa uu inta asi ku daray inaysan kala caddayn in rag ga weerarka geystay ahaayeen Dagaal amayaal ka tirsan Alshabaab iyo inay aha ayeen Maleeshiyo uu soo kireystay Qof    Deegaanka oo dano ganacsi ka leh Qand araaska dhismaha Isbitaalka cusub, waa sida uu hadalka u dhigay.

Kenyan Lagu Amray In Albaabadooda Ay Xirtaan & Sababta Oo La Shaaciyay

      Wargeyska The Nation ayaa qoray in Dadka deggan Deegaanka Ishakani ee Degmadda Laamu oo ku taalla Xuduudka Kenya iyo Somalia Dorraad lagu khasbay inay guryahooda ku dhex nagaadaan mud do saacado ah, kadib, markii ay Hay’ad daha Ammaanka ka digeen inay Alshab aab qorsheynayaan weerar ay ku soo qaadaan Deegaankaasi.

      Dadka Deegaanka oo la hadlay War geyska The Nation ayaa sheegay inay Sar aakiisha Ammaanka u sheegeen inay xad idaan Dhaqdhaqooda ee gudaha Deegaan ka, si ay Ciiddanka Ammaanka  kaga hor tegayaan weeraro  laga cabsi qabo inay Alshabaab maalmaha soo socda weerar ku soo qaadaan Deegaanadaasi, waa sida hadalka loo dhigay.

     Axmed Islaam oo ka mid ah dadka deegan Deegaanka Ishakani oo la hadlay Wargeyska The Nation ayaa sheegay inay maqlayeen dhawaaqa rasaas iyo qaraxyo ka imaanayey jihadda ku toosan Deega anka Raas Kambooni, waa sida uu hadal ka u dhigay.

     Waxa uu intaasi ku daray in ay Saraa kiisha Ammaanka ee ka socday Ciiddanka Kenya u sheegeen dadka inay ku nagaa daan gudaha guryahooda, inta aanu Ammaanka wanaagsanayn.

      Dhinaca kale, Ilo  dhanka Ammaanka oo aan fasax u haysanin inuula hadlo Sax aafadda ayaa u sheegay Wargeyska The Nation inuu Hawlgal ka socda Deegaanka, isla markaana uu weerar dhacay, balse, ay Ciiddanka haatan gacanta ku hayaan Xaalladda deegaanka.Balse, waa u gaab saday inuu bixiyo faa hfaahino kale oo la xiriira hawlgalkii Dorraad ka dhacay inta u dhexeysa Deegaanka  Laamu ee Kenya iyo Raas Kambooni ee Somalia.

Guddiga Diyaarinta Sharciga Doora sho oyinka Qaranka Oo La Magacaabay

     Wareegto ka soo baxday Xafiiska Gud doomiyaha Golaha Shacab ka Baarlamaa nka JFS Md. Maxamed Mursal Sh.Cabdi raxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddi soo Diy aarin doona Sharciga Door ash ooyinka Qaran kaGuddiganuuMagacaabay Guddoomiye Mur sal ayaa ah Guddi KMG ah  isla mar kaana wa xaa ka kooban yihiin 15 xub nood oo ah Xildhi baano ka tirsan Baarlamaan ka Soom aali ya.

     Sidoo kale Wareegtada lagu magacaab ay Guddiga ayaa waxaa Xoghayaha Go laha Sha cabka Cabdikariin Xaaji Buux la gu faray  inuu Guddigan u fududeyo wixii tasiilaad ah ay u baahnyiin.

Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga la magacaabay.

 



Atoore caan ah oo la toorriyeeyay isagoo masraxa taagan

    Jilaaga iyo filim soo saaraha u dhashay Ho ng Kong ee lagu magacaabo Simon Yam ayaa toorri lala dhacay isagoo masrax kula hadlaya dadw eyne isugu yimid munaas abad ka dhacday dalka Shi inaha.                                

 Xiddigan caanka ah, oo ka soo muuqday filimo aba almarinno ku guuleystay, ayaa marka ay arrint an dhaceysay ku sugnaa magaalada Zhong shan.

    Muuqaal lagu shaaciyay barta xiriirka bulsha da ee Twitter-ka ayaa muujiyay nin masraxa dhankiisa soo aaday oo ka dibna weerar ku qaaday atooraha. Hase yeeshee, maamulaha Mr Yam ayaa sheegay in dhaawacyada jilaaga gaaray aysan ahayn kuwo naftiisa khatar gali naya, isla markiina la dhigay isbitaalka.

"Waxaa toorrida dhowr jeer looga dhuftay calo osha iyo garabka, balse marna ma uusan miyir beelin", waxaa sidaas yiri Lester Mo Gee-man oo la hadlayay wargeys kasoo baxa Shiinaha.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaas ku dar ay: "Baaritaanno hordhac ah oo la sameeyay ayaa muujiyay in dhaawacyada soo gaaray ay san ahayn kuwo halis ah laakiin dhakhaatiirtu waxaysan wali go'aan ka gaarin inay qalliin ku sameeyaan iyo inkale".

      Jilaaga 64 jirka ah ayaa Sabtidii marka uu wee rarkan dhacayay ka qeyb galayay xafla dda fulit aanka ganacsi cusub oo la ga hirgal iyay magaalada Zhongshan.

Muuqaalka la shaaciyay ayaa laga arkay nin si deg deg ah masraxa ku fuulay islamarkiina mindi ula soo baxay jilaaga, kahor inta uusan la  dhicin. Ciidamada ilaalada ah ee goobta ku sugnaa ayaa markiiba faragalin ku sameey ay, waxayna xabsiga u taxaabeen qofka wee rarka geystay, sida ay booliska sheegeen.

 Muuqaal kale oo ku wareegaya baraha bulsh ada ayaa lagu arkay Mr Yam oo caloosha ku heysta gacmaha, isagoo codsanaya in isbitaal loola cararo.

     Ilaa iyo hadda lama oga sababta weerarka loogu qaaday jilaaga. Atoorahan ayaa xirfaddii sa jilista filimada billaabay kaddib markii uu in muddo ah ahaa dadka dharka xayeysiiya.

Waxa uu soo jilay filimo laga daba dhacay oo ku baxay luqadda Shiineyska.

Ugu dambeyn waxa uu ku biiray shirkadda ugu weyn dhinaca filimada ee Hollywood sanadkii 2003-dii.

   Filimkiisii ugu horreeyay ee uu Hollywoodka ku daahfuray wuxuu ahaa Lara Croft.

Nin qabrigii lagu aasi lahaa fiirsanayay 19 sano

       19 sano kahor, Samson Mwongera waxa uu diyaariyay qabriyadii lagu kala aasi lahaa isaga iyo xaaskiisa, balse ugu dambeyn Sab tidii Dorraad ayaa iilka la dhigay. Ninkan oo ku geeriyooday 77 sano ayaa howsha diyaarinta qabrigiisa guda galay isla markii uu howlab ka noqday shaqada ku dhawaad 20 sano kahor, isla meeshii uu sameystay ayaana lagu aasay.

Waxaa labada qabri oo gurigiisa ku dhex yaal la laga dhigay kuwo dhinaca isku haya, wux uuna qorshuhu ahaa in ninkan iyo xaaskiisa kii hor geeriyooda qeybta hore lagu aaso, si kan kalena qeybta xigta loogu qoondeeyo.     Warqad uu qoray ganacsadahan sanadkii 2003-dii ayuu ku caddeeyay inta badan dard aarankii uu bixin lahaa ka hor inta uusan geer iyoonin iyo sida uu u qorsheeyay dhaxalkiisa, geeridiisa kaddib.

 Arrintan ayey dad badan u arkeen rajo uu qabay Sams on oo loo hirgaliyay geeridiisa ka dib, balse qaar ka mid ah qaraabadiisa ayaa fikrado ka la duwan ka qabay halka dhab ahaantii ay ahayd in lagu aaso.

     Sidoo kale odayaasha dhaqanka ee bee shi isa ayaan soo dhaweynin fikraddii sa. "Wax aan dooneynay in lagu aaso meesha uu aabihiis ku aasan yahay, laakiin markii uu is ugu keen yeeray, uuna noo sheegay inuu do onayo in goobtan lagu aaso, waddo kale noo ma furneyn oo aan ka ahayn inaan iska aqbal no", sidaas waxaa warbaahinta ku yidhi Gibs on Mureithi oo ah walaalkiis ka yar.

     Xaaska ninka dhintay oo lagu magacaabo Eunice Mwongera ayaa sheegtay inay raali ka tahay go'aankaas. "Markii la gaaray sannadgu uradii arooskeenna ee 44-aad, wuxuu meel isu gu keenay dhammaan carruurtiisa iyo xubnihii kale ee guud ahaan qoyska, markii uu arrinta u sheegayna dhammaantood wuxuu geeyay go obta uu qabriga ka qoday wuxuuna ku yidhi waa halkan meesha aan rabo in la igu Aaso".

    Samson ayaa ka mid ahaa ganacsatada ismaamulka Isiolo ee dalka Kenya, sheekadiis ana waxaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay si weyn u hadal haya warbaahinta Kenya.

Dad Ku Geeriyooday Is-Qarxin Ka Dhacday Isbitaal Ku Yaalla Pakistan

     Boliska dalkaasi ayaa sheegay in Hawee ney isku soo xirtay waxyaabaha qarxa ay ma anta isku qarxisay Isbitaal Guud ee  Degmadda Der a Ismail Khaan oo ku taal la W/Galbeed ee dalka asi. Ilaa 9 qof ayaa ku ge eriyootay, halka 30-kaelna ku dhaawacmeen, wuxuuna qaraxu burbur u geystay Qolka Gur madka Degdegga ee Isbitaalka,taasi oo sabab tay in albaabadda loo laabo.

      Haweeneydaasi ayaa la sheegay inay is-qarxisay, xilli Isbitaalka la keenay Askar ku dha waacantay Toogasho Shalayto ka dhacday Bar Kontorool oo ku taalla Galbeedka Degmad daasi. Khabiir ku takhasusay baaritaanka may dadka o olagu magacaabo Inayat Ullah ayaa sheegay in Haweeneyda isku soo rakibtay qar ax culayskiisu ahaa 7 Kiilo, kaasi oo laga soo buuxiyey masaamiir iyo kushaneetooyin la jar jaray.

     Dhacdo kale, Taliyaha Boliska Degmadda Dera Ismail Khaan, Saliim Riyaz waxa uu she egay in 2 Askari lagu dilay weerar Waaberigii hore ee Shalayto ka dhacay Bar Kontorool, iyadoo ay dablaydii baxsadeen.

      Dhinaca kale, hadal-qoraal oo ay Maleeshi yada  Daalibaanta ka dagaalanta gudaha dal ka Pakistan ee lagu magacaabo Tex riik- e-Da aliban waxay ku sheegteen  mas ’uuliyadda qaraxa iyo weerarka ka dhacay Degmadda De ra Ismail Khan.Kooxda waxay beeniyeen inay Haweenedy isku qarxisay Isbitaalka, iya goo sheegay inuu Is-qarxiyuhu ahaa Nin ay

 magaciisa ku sheegeen Abu Cubayda Qasi.

Milateriga Fransiiska oo soo bandhigay qalab casri ah oo dunida ka yaabiyay

 Milateriga dalka Fransiiska ayaa dabaal dagga maalinta gaarda ciyaarka milateriga dalk aas ee Bastille oo la qa bto 14-ka bisha July ee sanad walba ku soo bandhigay qalab casri ah oo sameyntiisa ay hindistay shirkadda tiknolojiyadda iyo seyniska ee Science Fiction.

Qalabkan ayaa isugu jira qori lagaga hort ago diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka iyo qof ku duulaya qalab sida diyaaradaha oo kale hawada galaya oo qori uu ku rakiban yahay.

     Qorigan ay soo bandhigeen ciidamma da    Fransiiska ayaa la sheegay in uu awo od u leeyahay in lagaga hortago diyaarad aha Drones-ka ee wax basaasa ama wax lagu weeraro, sidoo kalena lagu khalkhal galin karo signalka diyaaradda.

     Warbixin ay dhawaan soo saartay wa kaaladda horumarinta difaaca ee dalkaas ayaa lagu sheegay in dadka ka shaqeeya horumarinta milateriga ee Fransiiska ay hii gsanayaan horumar kale, kaas oo ah qa lab lagaga hortagayo weerarada, milateri ga kale ee caalamku na aysan ku fikiri karin.

     Waxayna intaa raaciyeen in shaqada qarsoon ee kooxdan ay muhiimm u noqon doonta dagaalka ka dhanka ah kuwa nac eybka u haya dalkaas. Milateriga Fransiis ka ayaa sidoo kale lagu wadaa inay hirgeli yaan "koox khatar ah" oo ka tirsan shirkad da ka shaqeysa tiknoljiyadda iyo seyniska ee sci-fi, kuwaas oo ka shaqeyn doona sidii looga fikiri lahaa khatarta mustaqbal ka la wajihi doona.

     Tallaabooyinkan ay qaadayaan milater iga dalkaas ayaa imaneyso xilli dowladda dalkaas ay ka shaqeneyso sidii loo horu marin lahaa hannanka difaaca ee Fransiis ka.

    Madaxweynaha Fransiiska, Emmanuel Macron oo markii la soo bandhigay qofka ku duulaya qalab sida diyaaradaha oo ka le hawada galaya ayaa bartiisa Twiter-ka ku qoray "Aad ban ugu faraxsanahay ciida nkeena iyo qaabka casriga ah ee ay wax u hindisaan".

 Yay yihiin 'kooxda khatarta'?

Kooxdan 'khatarta' ah ayaa waxay ka kooban yihiin afar ilaa iyo shan qof oo ka tirsan shirkadda sci-fi, waxaana kooxdan laga dhowrsugayaa inay hindisaan, oo ay soo bandhigaan qalab milateri oo casri ah, kuwaas oo ka duwan kuwa caalamka yaala xiligan.

     Kooxdan oo adeegsan doona farsamoo yin kala duwan ayaa waxa kale oo ay ka fikiri doonaan sida kooxaha "argagixisada" ama dalalka dibadda ay u adeegsan kar aan tiknolojiyadda casriga ah ee dhanka milateriga.

     Wasiirka gashandhiga ee dalka Frans iiska, Florence Parly ayaa wuxuu sheegay in dalkiisa uu heysto waxwalba oo u sahli kara loollanka dhanka qalabka milateriga ee caalamka.

       Waxaa kale oo jiray qorshe ah in ciid ammada Fransiiska ee jooga dalka Mali loo geeyo robot (qalab la isku rakibay oo bani'aadamka loo ekeysiiyo, mashiinna ku shaqeeyo), kaas oo tijaabadiisa ay haatan socoto.

     Maxay tahay shirkadda sci-fi?

Shirkadda sci-fi oo ka dhigan Science ficti on ayaa ah shirkad takhasus gaar ah u leh arrimaha seyniska iyo tiknoljiyadda, wax ayna horay u sameysay qalab badan oo casri oo isugu jira qalab milateri iyo kuwa kale.

      Sanadkii 1927 ayaa shirkadan waxay sameysay taleefoonkii ugu horeeyay ee muuqaal duuba, inkastoo taleefoonkii xilig aas ay sameesay uu ahaa mid ka weyn kan haatan caalamka laga isticmaalo.

Dalka Fransiiska ayaa ka mid ah dalalka caalamka ee dhoofiya hubka milateriga kuwooda ugu badan, waxaana milateriga dalkaas lagu tilmaamaa in uu yahay mid ka mid ah kuwa ugu awooda badan du nida marka laga hadlayo qalabka iyo hubka casriga ah ee ay heystaan.

Ciidanka Amniga Puntland Oo Habeen Hore Sheekh Ku Xiray Magaalada Boosaaso

    Wararka laga helayo Magaalada Bo osa aso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidanka amniga Puntland halkaas ay ku xireen Sheekh Caan ahaa.

Sheekha la xiray ayaa wax aa lagu magacaabaa Max amed Macalin Axmed,isla markaana waxaa uu ahaa Guddoomiyihii Guddiga Wadada dhexmar ta Bartamaha Boosaso ee Xarunta Gan acsiga Puntland.

     Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku dar ayaan in Sheekh Maxamed Macalin maal mihii lasoo dhaafay safar uu uga maqnaa M/Boosaaso,hayeeshee Habeen Hore xabsiga la dhigay.

     Maamulka Puntland ayaa dhawaan Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ku kala xiray xubno ka tirsan Guddiga Dhism aha Waddada magaalada Boosaaso, iyad oona Puntland xustay in Maxkamad la soo taagi doono dadkaas.

Mid Ka Mid Ah Ma-Gefayaashii Caanka Ka Ahaa Liibiya Oo La Dilay

    Inta badan Warbaahinta madaxa bann aan ee dalka Liibiya waxay qoreen in la di lay mid ka mid ah Me-gefayaasha ama Mukhalasiinta ka ganacsata Tahiibinta Muh aajiriinta Europe-doonka ah  iyo Shidaalka Kontoroba anka ah.

Ilo-wareedyo ayaa xa qiijiyey in la dilay Me-gefahaasi oo magacii sa lagu sheegay Xasan Qatnash, kaasi oo dadka Tahriibayaasha ku qafaalan jirey M/Bani Waliid ee dalkaasi.

     Ninkaasi ayaa la sheegay inuu ku bii ray Ciiddanka Khaliifa Xaftar markii uu bilo wday dagaalka ay ku hayaan M/Tripoli. Ilo-wareedyada waxay xaqiijiyeen in Xasan Qatnash inuu u geeriyooday dhaawacyo rasaasta oo ka soo gaaray muran dhex maray isaga iyo xubno ka tirsan Guutaa dda Tariq Ibnu Zayd oo ka tirsan Ciid danka u daacadda ah Marshal Khaliifa Xaftar.

     Ilo-wareedyo kale ayaa waxay xaqiiji yeen in la dilay Hoggaamiye caan ah oo ka tirsanaa Ciiddanka Khaliifa Xaftar, kaa si oo lagu magacaabi jirey Maxamed Ashtawi, laguan naanaysi jirey Al-kubba”.

Waxaa la sheegay in Xasan Qatnash iyo Maxamed Ashtawi  horey u ahaan jireen Hoggaamiyayaasha Maleeshiyaddii u daa cadda ahayd Dowladii Kolonel Qadaafi ee haatan ka barbar dagaalanta Ciiddanka Khaliifa Xaftar.

Bannaanbax Rabshado Watay Oo Ka Dhacay Magaalada Caynaba

     Wararka ka Imaanaya Magaalada Ca ynaba ee maamulka Somaliland ayaa wax aa ay sheegayaan in Shalay halkaasi uu ka dhacay Banaanbax Rabshado watay.

Dadweyne farabadan oo isugu jiray Odayaal, Dhal inyaro,Caruur iyo Haweeney ayaa isugu baxaya Wadooyin ka waaweyn ee Caynaba,isla markaana waxaa ay ahaayeen kuwa aad u careys naa, iyagoona Wada ku gubayay Taayaro waaweyn.

     Banaanbaxa Shalay ka dhacay Ma gaalada Caynaba ayaa waxaa looga horj eeday Xeer maalintii Dorraad aheyd ay ansi xiyeen Golaha Wakiillada Somaliland, ka asi oo degmooyinka ka tirsan Somaliland Darajooyin lagu siiyey.

     Sidoo kale Banaanbaxayaasha ayaa Xukuu madda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyay inay shacabka Cayn aba Gaabiyeen balan qaaadyo ay u same eyeen shacabka inay u qaban doonaan, hayeeshee arrintaas ay ka waayeen.

     Sikastaba Golaha Wakiillada maamu lka Somaliland ayaa malintii Dorraad ah eyd ansixiyay Sharci ah in Degmada Ca ynaba la siiyo Darajada B,waxaana amar ka lagu ansixiyay sharcigaas bixiyay Mad axweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip