Mareykanka Oo Qorshe Cusub Kala Tashanayo NATO & Gacanka Carabta

0
Sunday July 21, 2019 - 23:12:01 in Wararka by
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Qorshe Cusub Kala Tashanayo NATO & Gacanka Carabta

    Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Dalalka Isbahaysiga NATO iyo kuwa Gacanka Carabta kala tashanayso sidii ay Maraakiibta u heli lahaayeen marin xor ah, marka ay ku socdaalayaan Gacanka Hormuz iyo Xeebaha dalka Iiraan. Ku-xigeeenka Xoghayaha Dif

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Dalalka Isbahaysiga NATO iyo kuwa Gacanka Carabta kala tashanayso sidii ay Maraakiibta u heli lahaayeen marin xor ah, marka ay ku socdaalayaan Gacanka Hormuz iyo Xeebaha dalka Iiraan. Ku-xigeeenka Xoghayaha Difaaca Maraykanka ee dhinaca siyaasadda,John Roodayaa hadalkaasi ka sheegay Shirka Madasha Ammaanka ee Aspen oo shalay ka furmay magaalladdaAspenee GobalkaColorado ee Maraykanka, wuxuuna xusay inay Iiraan abuuri karto colaad ka qaraxda Gacanka Bershiya. Waxa uu xusay inay diyaariyeen Nidaam cusub oo Sahmin iyo Sirdoon, si ay Maraakiibta shidaalka iyo kuwa Ganacsiga ay si xor uga gudbi karaan Gacanka Hormuz ee Xeebaha Iiraan. Dhinaca kale, Dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO waxay ugu baaqeen Dowladda Iiraan inay sii daayaan Markabka shidaalka ee Britain ee ay gacanta ku dhigeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip