Wararka

Howlihii Gobolka Banaadir Oo "Si Caadi Ah Ku Socda"

0 Visits: 277 | Friday July 26, 2019 - 19:20:53
Gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in adeegyadii uu maamulku bixin jiray ay si caadi ah ku socdaan. Ibraahim Cumar Mahad-alle ayaa shaaca ka qaaday in laamaha ammaanka ay ku howlan yihiin baaritaanka qaabkii u dhacay weerarkii Arbacadii. Ku simaha gudoomiyaha gobolka Banaadir…

Read More »

Madaxweyne ku meel gaadh ah oo loo dhaariyey Tunisia

0 Visits: 231 | Friday July 26, 2019 - 19:18:10
Gudida sare ee doorashooyinka Tunisia ayaa ku dhawaaqday in dalka laga qaban doono doorasho madaxtooyooyo 15 Sebtember ee sannadkan. Waxa sidoo kale xilka madaxtinimada dalka si ku meel gaadh ah loogu dhaariyey gudoomiyaha baarlamanka, Maxamed Al-Naasir, geeridii Madaxweyne Baaji Qaa'id Al-Sibsi…

Read More »

Muuqaal laga helay shaqaale hay'adeed oo la afduubtay

0 Visits: 219 | Friday July 26, 2019 - 19:15:29
Hay'adda ayaa sheegeysa in Lixda shaqaale lagu afduubtay dalka Nigeria toddobaadkii la soo dhaafay ay ka soo muuqdeen muuqaal. Hay'adda Action ayaa sheegtay in Lixda qof ay isugu jiraan darawallo iyo dhaqaatiir maxalli ah oo ay hay'addu shaqaaleysiisay, ayna haatan xaaladdoodu wanaagsantahay.…

Read More »

Wiil dhalinyaro ah oo jacayl awgii sun uu cabay ugu dhintey deegaanka ka tirsan Sh/dhexe

0 Visits: 269 | Friday July 26, 2019 - 18:50:53
Wararka ka imanaya deegaanka Biyo-Cadde oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in uu u dhintey wiil dhalinyaro sun uu jacayl awgii u cabay. Wiilkan oo la oran jirey Maxamed Cali Maxamuud ahaana 20 sano jir ayaa geeriyooday gelinkii hore ee shalay kadib markii uu fiidnimadii habeen hore uu cabay…

Read More »

Yurub oo wajahaysa mowjado kuleyl ah

0 Visits: 230 | Friday July 26, 2019 - 18:39:26
Diiwaanada heerkulka ee Yurub ayaa taariikh cusub sameynaya ayada oo mowjado kuleyl ah ay ku dhufteen qaaradda. Hawada kulul ee ka baxeysa saxaraha Afrika ayaa la rumeysan yahay inay sabab u tahay in heerka kuleylka uu sare u kaco. Magaalada Paris ayaa khamiistii heerkulku gaaray 42.7 Celsius, taasi…

Read More »

SAWIRO:-Ciidamo ka socda Qaramada Midoobay oo soo gaaray Muqdisho

0 Visits: 263 | Friday July 26, 2019 - 18:36:15
Magalada Muqdisho waxaa soo gaaray Ciidamo ka socda Qaramada Midoobay,kuwas oo u dhashay dalka Uganda,waxaana Munaasabad soo dhaweyn ah loogu qabtay Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho. Munaasada waxaa ka qeyb galay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James…

Read More »

Howlgal laga sameeyay Xaafado ka tirsan Magalada Kismaayo

0 Visits: 225 | Friday July 26, 2019 - 18:34:41
Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay waxaa ay howlgal lagu xaqiijinayay amniga ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamo u badan kuwa Booliska Jubbaland ayaa howlgalka waxaa ay ka sameeyeen Xaafadaha, Guulwade ,Via Afmadow iyo Dalxiiska,waxaana…

Read More »

Urur Goboleedka IGAD oo balan qaad u sameeyay Soomaaliya

0 Visits: 244 | Friday July 26, 2019 - 18:32:43
Siddeedda Waddan ee ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa si wada jir ah u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Arbacadii Todobaadkan ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir, kaas oo sababay dhimashada Saraakiil ka tirsan Dowladda, Dad uu ku jira Duqa Muqdishana ay ku dhaawacmeen. War ay si wada…

Read More »

Ciidamo badan oo la dhigay wadooyinka Garoowe.

0 Visits: 217 | Friday July 26, 2019 - 16:45:01
Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland la dhigay Wadooyinka iyo Xaafadaha Magaaladaas. Ciidamadan oo u badan Boolis ayaa la sheegay inay sugayaan Amniga munaasabad loogu dabaal-degayo sanad-guurdii 21aad oo ku beegan…

Read More »

Dowladda Sweden oo safiir cusub u magacaabatay Soomaaliya

0 Visits: 253 | Friday July 26, 2019 - 16:42:45
Dowladda Sweden ee qaaradda Yurub ayaa safiir cusub u magacaabatay dalka geeska Afrika ku yaalla ee Soomaaliya, sida laga soo xigtay safaaradda Sweden ee Muqdisho. Danjire Staffan Tillander, oo lagu sheegay inuu waayo-aragnimo badan u leeyahay Soomaaliya ayaa loo magacaabay safiirka cusub, isagoo beddeli…

Read More »

Hakad ku yimid kulan ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada dalka Nigeria.

0 Visits: 294 | Friday July 26, 2019 - 16:40:50
Kalfadhi ay lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka gobolka Ondo ee dhaca Koonfur Galbeed dalka Nigeria ayaa la hakiyay kaddib markii saqafka dhismaha baarlamaanka uu kasoo dhacay Mas, sida ay ku warrameyso warbaahinta gudaha. Maska ayaa kusoo dhacay goobtii ay xildhibaanada ay fadhigga ku lahaayeen, waxaa…

Read More »

Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug ookulamo ka wada degmada Balanbale

0 Visits: 256 | Friday July 26, 2019 - 16:38:03
Gudigga qaban qaabada dib u heshiisiinta beellaha dega maamulka Galmudug ayaa kulamo waxaa ay ka wadaan degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud. Gudigaan ayaa beelaha iyo waxgaradka ay la kulmeen waxa ay ka codsadeen in ka qayb galaan shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo ka dhici doona magaalada Dhuusamareeb…

Read More »

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka oo dalbaday in baaritaan lagu sameeyo eedeymaha loo jeediyay dowladda Qatar

0 Visits: 202 | Friday July 26, 2019 - 16:32:57
Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si rasmi ah dowladda uga codsaday in baaritaanno dheeraad ah lagu sameeyo eedeymaha la xiriira dowladda Qatar inay wax ka ogtahay weeraro ay dad ku dhinteen oo ka dhacay gudaha Soomaaliya. Markii ugu horreysay waxaa ay eedeymaha soo shaac baxeen,…

Read More »

Ardaygii S+A+C, qori waayay ee leh:K+UU+L+EE+Y ,C+A+L+I,B+A+N+J+A+R ayaan qorayaa,Xilkeed ku aamini leheeyd?=Nasashada Jimcaha.Q-158 aad.=

0 Visits: 1445 | Friday July 26, 2019 - 16:23:31
1-Nin Sheikh ah oo Dad wacdinayay ayaa yiri: Xallaalu ma dhunto. Hadda ka hor ayaa 3 Tuug waxa ey Nin Safar ah ka xadeen Dameer Dahab ugu rarnaa. Labo ka mid ah ayaa kii kale u heshiiyay, Dagaal dheer kadib waa dileen. Labadii soo hartay mid ayaa kii kale 4 jeer Caloosha Middi uga muday, waana dilay,…

Read More »

AMISOM Oo Cambaareysay Qaraxii Ka Dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

0 Visits: 258 | Friday July 26, 2019 - 16:20:03
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire;Francisco Madeira, ayaa si weyn u dhalleeceeyay weerarkii dhowaan la beegsatay Xarunta maamulka Gobolka Banaadir. Danjire; Madeira, ayaa yiri, "Ficilkan axmaqnimada iyo naxariis darrada ah , waxaa cad in loogu talo galay in lagu…

Read More »

Xajka Soomaaliya laga aado muxuu uga qaalisan yahay kan dalalka gobolka?

0 Visits: 227 | Friday July 26, 2019 - 16:17:19
Ayadoo gudashada waajibaadka Xajka ay bilaaban doonaan bisha dambe ee August ayaa Xujayda Soomaalida ee Soomaaliya xajka ka aada waxay ka cabanayaan dhibaatooyin kala duwan oo ay ku qabaan safarka ay ku tagaan Xajka. Qaar kamid ah culumada Soomaalida ayaa walaac ka muujiyey qaab dhaqanka iyo lacagaha…

Read More »

Mareykanka oo ballan qaad cusub u sameeyey Soomaaliya kadib qaraxii G/Banaadir

0 Visits: 265 | Friday July 26, 2019 - 10:11:32
Dowladda Mareykanka ayaa ballan qaad cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab u sameysay dowladda Soomaaliya, kadib qaraxii Arbacadii ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar. Safiirka Mareykanka u fadhiya Muqdisho Donald Yamamoto oo ka hadlay weerarkaasi ayaa marka hore Tacsi u diray ehellada ay dadkoodu ku…

Read More »

Sawirro:- Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Gudiga Gurmadka Iyo Saraakiisha Hay'adaha Amniga

0 Visits: 291 | Friday July 26, 2019 - 09:50:42
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan muhiim ah isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee u xilsaaran sugidda amniga Caasimadda ayaa su'aalo ka waydiiyay qaraxii ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. Madaxweynaha ayaa ka dhegaystay Taliska…

Read More »

Afghanistan : Saddex qarax oo ka dhacay Kabul

0 Visits: 305 | Thursday July 25, 2019 - 21:35:21
Saddex qarax ayaa ruxay caasimada Afghanistan ee Kabul, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 15 qof isla markaana ay ku dhaawacmeen tobanneeyo kale, sida ay sheegeen saraakiisha.Siddeed ka mid ah shaqaalaha wasaaradda macdanta iyo batroolka ayaa la dilay 27 kalena waa lagu dhaawacay weerar lagu qaaday…

Read More »

Ra'iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska oo walaalkiis ku soo daray xukuumadda

0 Visits: 310 | Thursday July 25, 2019 - 21:24:56
Ra'iisul wasaaraha dalka Ingiriiska, Boris Johnson ayaa golihiisa wasiirrada ku soo daray nin ay walaalo yihiin, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters. Boris ayaa walaalkii oo lagu magacaabo Jo Johnson u magacaabay wasiir dowlaha wasaaradda ganacsiga, tamarta, warshadaha iyo waxbarashada…

Read More »