Wararka

Maamulka Somaliland iyo Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixday

0 Visits: 293 | Monday March 09, 2020 - 13:58:58
Dibadbax looga soo horjeedo Suxufi dowladda u xiran oo ka dhacay Muqdisho

Read More »

Sudan's PM survives assassination attempt in capital

0 Visits: 632 | Monday March 09, 2020 - 13:51:36
Sudan's prime minister survived an assassination attempt on Monday after a blast in the capital, Khartoum, Sudanese state media said. Abdalla Hamdok's family confined he was safe following the explosion, which targeted his convoy. No one immediately claimed responsibility for the attack.

Read More »

What's new in Somalia? Read the SSF newsletter!

0 Visits: 910 | Monday March 09, 2020 - 13:44:30
We are delighted... ...to share with the remarkable stories of Somaliwomenin leadership and business. From all the corners ofSomalia, women have beenidentifiedas a strong pillar in the process of recovery, state and peace building as well as stability in the nation.In this quarter's

Read More »

Somalia clears arrears to World Bank

0 Visits: 696 | Monday March 09, 2020 - 13:39:34
Somalia has cleared its arrears to the International Development Association (IDA), a member of the World Bank Group, completing the process of normalizing its financial relationship with the World Bank Group. The lender said Somalia has thus fully re-established its access to new resources from IDA…

Read More »

Wasiirka Waxbarashada Goodax Barre oo gaaray magaalada Baraawe

0 Visits: 245 | Monday March 09, 2020 - 13:26:30
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soo maaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa ay gaareen magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

Kenya "Soomaaliya Dhab kama ahan inay dooneyso in loo soo gacan geliyo wasiir Janan.."

0 Visits: 232 | Monday March 09, 2020 - 13:20:03
Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa lagu daabacay in dowladda Kenya ay sheegtay inay ogtahay in Soomaaliya aysan dhab ka ahayn inay dooneyso in loo soo gacan geliyo wasiirka amniga ee dowlad goboleedka Jubaland Cabdirashiid Janan, oo ka soo baxsaday Muqdisho, kuna sugan magaalada Mandhera…

Read More »

Raiisal wasaaraha Dalka Sudan oo ka badbaaday isku day dil.

0 Visits: 264 | Monday March 09, 2020 - 13:08:57
Ra'iisal wasaaraha Sudan Abdullah Hamduuk ayaa ka badbaaday isku day dil oo lala beegsaday gaarigiisa oo marayey caasimada Sudan ee Khartoum.

Read More »

Yuusuf Garaad: Ogaada anigu xil kama qaban GALMUDUG

0 Visits: 228 | Monday March 09, 2020 - 12:05:35
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar oo qoraal soo dhigay Facebook-giisa ayaa ka hadlay munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Galmudug, garabka dowladda Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo isaga guddoomiye looga dhigay qaban qaabadeeda. Yuusuf Garaad ayaa sheegay inuu…

Read More »

Wiil Dhallinyaro ah oo isku dilay Buuraha Ahraamta

0 Visits: 251 | Monday March 09, 2020 - 11:59:44
Wiilkan dhallinyarada ah oo kasoo jeeda dalka Masar ayaa wararku sheegayaan inuu si bareer ah isu dilay isagoo iska soo tuuray buur kamid ah buuraha taariikhiga ah ama ahraamta dalka Masar, taasoo dhererkeedu yahay 136 miter. Wasaaradda dhaqanka dawladda Masar ayaa sheegtay in wiilku uu iska soo tuuray…

Read More »

Boqor Salmaan oo qaaday tallaabo uu ku beeninayo warar dhowaan laga faafiyey

0 Visits: 248 | Monday March 09, 2020 - 11:43:48
Boqor Salmaan oo qaaday tallaabo uu ku beeninayo warar dhowaan laga faafiyey

Read More »

Taliyaha Guud ee Ciidanka Talyaaniga oo laga helay Coronovirus

0 Visits: 282 | Monday March 09, 2020 - 11:26:01
Waxaa dowladda Talyaaniga ay xaqiijisey warar sheegayay in Cudurka Dunada wadamo badan ku faafey ee Coronavirus laga helay Taliyaha guud ee Ciidamada dalka Talyaaniga Jeneraal Salvatore Farina.

Read More »

Dhageyso:-Sababta Dowladda u soo daabici la'dahay lacag Cusub

0 Visits: 251 | Monday March 09, 2020 - 11:15:45
Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaalya Cabdiraxmaan Duc aale Beyle ayaa dhowr mar sheegay in Dowladda Soomali ya ay soo daabici doonto lacago Cusub,hayeeshee asyan dhicin taasi,waxaana la shaaciyey sababta weli loo soo daabici la'yahay lacag taas. Guddoomiyaha…

Read More »

Somaliland oo Joojisay Bixinta Ruqsada Kalluumaysiga

0 Visits: 215 | Monday March 09, 2020 - 09:24:40
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo kalluumeysiga Soomaaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen ruqsadda Ganacsi oo ay horay u siin jireen Kalleemeysatada Ganacsi. Waxaa uu sheegay Wasiirka in tallaabadaan ay uga gol leeyihiin inay dhawaan soo saari doonaan siyaasad lagu…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER9-3-2020

0 Visits: 394 | Monday March 09, 2020 - 09:21:53
Madaxweyne Farmaajo oo ka guddoo may Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Dhambaal uu uga siday Madaxweynaha dalkaas Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farm aajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Ke nya Mudane Fred Matiang'i ayaa ka guddoomay…

Read More »

Beesha Caalamka oo walaac xooggan ka muujisay ciidamada isku urursanaya Gedo

0 Visits: 254 | Sunday March 08, 2020 - 21:53:53
Beesha Caalamka ayaa War Saxafadeed kasoo saartay Xaaladda gobolka Gedo oo maalmihii lasoo dhaafay aheyd Mid kacsan ka dib markii ay halkaasi ku dagaallameen Ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland.

Read More »

Qodobadda looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle

0 Visits: 270 | Sunday March 08, 2020 - 21:52:27
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta waxa uu shir gudoomiyay kulankii todobaadlaha ee golaha wasiirada Maamulka Hirshabeelle,kaasoo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Amniga,warbixin howleedka todobaadlaha ee Wasaaradaha…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya oo ka hadlay Ujeedka uu u yimid Muqdisho

0 Visits: 251 | Sunday March 08, 2020 - 21:49:06
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya Fred Matiangi oo Maanta so gaarey Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin waxaa uu ka bixiyey ujeedadaka dambeysa Safarka uu ku yimid Magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigey Bartiisa twitter-ka ayaa waxaa uu ku sheegay in isaga iyo Saraakiil…

Read More »

Cayaartoygii caanka ahaa ee noqday eedeysane la doon doonayo

0 Visits: 2509 | Sunday March 08, 2020 - 21:45:54
Babacar Sarr waa 29-sano-jir cayaartoy ah oo kooxo waaweyn oo dunida ka dhisan usoo saftay, waxaana ka mid ah kooxaha ugu waaweyn dunida ee lacagaha ugu badan qaata. Sidoo kale waa eedeysane, dalka Norway ayaa looga haystaa eedeymo kufsi ah, waxaana loo jaray warqad caalami ah oo lagu soo xirayo. Wuxuu…

Read More »

Talyaaniga oo Karantiilay 16 Milyan qof

0 Visits: 217 | Sunday March 08, 2020 - 18:14:29
Talyaaniga ayaa ilaa 16 milyan oo qof karantiilay isagoo isku dayaya xakameynta faafitaanka caabuqa cusub ee coronavirus. Qof walba oo ku nool gobolka Lombardy iyo 14 kale oo gobol oo bartamaha iyo waqooyiga dalkaasi ku yaalla ayaa u baahnaan doona oggolaansho uu ku soo galo amaba kaga baxo gobolladaas.…

Read More »

Dhalashadii illaa dhimashadii Boqor Xayle Salaase (WQ: Khaalid Mahad Cismaan "Curaagte")

0 Visits: 1549 | Sunday March 08, 2020 - 18:11:01
Xayle Salaase (Haile Selassie I ) , oo magaciisa dhabta ah lagu magacaabi jirey Tafari Makonnen, wuxuu ku dhashay magaalada Herer , tariikhdu markii ay ahayd 23kii Julaay , 1892 kii .Wuxuu magaalada Addis Ababa ku bakhtiay 27 kii Ogos,1975kii. Odeygan caanka ahaa ayaa soo hoggaamineyay Itoobiya intii…

Read More »