Dhageyso:-Sababta Dowladda u soo daabici la'dahay lacag Cusub

0
Monday March 09, 2020 - 11:15:45 in Wararka by
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Sababta Dowladda u soo daabici la'dahay lacag Cusub

    Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaalya Cabdiraxmaan Duc aale Beyle ayaa dhowr mar sheegay in Dowladda Soomali ya ay soo daabici doonto lacago Cusub,hayeeshee asyan dhicin taasi,waxaana la shaaciyey sababta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaalya Cabdiraxmaan Duc aale Beyle ayaa dhowr mar sheegay in Dowladda Soomali ya ay soo daabici doonto lacago Cusub,hayeeshee asyan dhicin taasi,waxaana la shaaciyey sababta weli loo soo daabici la'yahay lacag taas. Guddoomiyaha Guddiga la socodka dib u eegista Dastuurka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay in sababo la xiriira awood dhaqaale u soo daabici la'dahay lacag Cusub oo Shillin Soomaali ah.

         Senator-ka oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in hadda Soomaaliya inta badan deynta laga cafiyey,isla markaana ay ku dhow dahay in Soomaaliya ay sameysato lacag Cusub waa sida uu hadalka u dhigaye.

    Lacagta hadda Soomaaliya laga isticmaalo ee Shillin Soomaaliga ah ayaa ah mid Kun ay u weyn tahay una u yartahay,waxaana lacagta Shillinka Soomaaliga ah ay inta badan noqotay mid duugoowdey.

Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip