Wararka

Beyle oo ururka Jaamacadda carabta kala hadlay Arrimaha deyn cafinta

0 Visits: 262 | Tuesday September 01, 2020 - 18:25:35
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in uu maanta kulan la yeeshay xubno ka socday ururka Jaamacadda carabta. Kulankaan ayaa ku dhacay qaab dhanka internerka ah, waxaana Ururka Jaamacadda iyo Beyle ay ka wadahadleen arimaha horumarinta dhaqaallaha. "Waxa…

Read More »

Jaamacadda Benaadir oo daahfurtay Kuliyadda cusub ee Siyaasadda & Xiriirka caalamiga ah (Sawirro)

0 Visits: 272 | Tuesday September 01, 2020 - 18:18:25
Jaamacadda Benaadir ee magaalada Muqdisho ayaa daahfurtay Kuliyadda cusub ee Culuunta Siyaasada iyo Xiriirka caalamiga ah (Faculty of Political Science & International Relations) taasoo noqoneysa Kuliyadii 12-aad ee Jaamacadu yeelato mudadii ay jirtay. Munaasabad lagu daah furayey Kuliyadan cusub oo…

Read More »

Degmada Balcad oo yeelan doonta Dugsi Sare oo lagu baran doono Cilmiga Beeraha

0 Visits: 239 | Tuesday September 01, 2020 - 18:07:37
Siihayaha wasiirka Waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta gaaray Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe. Wasiir Goodax iyo wafdigiisa aya si weyn loogu soo dhaweeyay Balacad, waxaana ka qayb qaatay soo dhaweyntiisa maamulka degmada iyo ardayda wax ka barata degmaas, isagoo dhagax…

Read More »

Weerar lagu dilay Askar oo ka dhacay Afghanistan

0 Visits: 235 | Tuesday September 01, 2020 - 17:56:21
Ugu yaraan seddex xubnood oo katirsan ciidamada dowlada Afghanistan ayaa ladilay kadib markii dagaalyahanada Taalibaan ay weerar adag ku qaadeen saldhig militari oo kuyaala bariga magaalada Gardez, Sida ay sheegay wakaalada wararka ee AP. Abdul Rahman Mangal, oo ah afhayeenka maamulka gobolka Paktia,…

Read More »

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika..

0 Visits: 280 | Tuesday September 01, 2020 - 17:46:03
Koox hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaasi waxaaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomalaida Ganacsiyada waaweyn ku leh dalkaas, iyaga oo goobta ka baxsaday. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Xamuud Aadan Dhiblaawe ayaa Kooxda Burcadda ah waxaa ay…

Read More »

Safiirka Mareykanka oo kulan Al-baabadu u xiran yihiin la leh Deni iyo Axmed Madoobe

0 Visits: 211 | Tuesday September 01, 2020 - 16:31:11
Madaxweynayaasha Jubbland iyo puntland ayaa kulan xasaasi ah oo albaabadu u xiran yihiin waxaa ay garoonka aadan cadde kula leeyihiin Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaliya Donald Yamamoto. Warar hoose ayaa sheegay in kulanku uu socdo, waxaana lagu qabtay sida la sheegay qaybta VIP-da loo yaqaanno…

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka UK

0 Visits: 211 | Tuesday September 01, 2020 - 16:27:49
Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ataa magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay, safiirk dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender. Madaxweyne ku xigeenka iyo Safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaaliya, ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka dawlada…

Read More »

Duqa Muqdisho oo isbedel ku sameeyay guddoomiyaal degmo

0 Visits: 213 | Tuesday September 01, 2020 - 15:21:28
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta wareegto uu soo saaray is badal ku sameeyay qaar kamid ah guuddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Guddoomiyihii hore ee degmada Xamar Jajab Guhaad Sheekh Xasan ayaa loo magacaabay…

Read More »

Puntland oo shaacisay Natiijada imtixaanka dugsiyada hoose iyo dhexe

0 Visits: 277 | Tuesday September 01, 2020 - 15:17:17
Puntland aya shaacisay Natiijada imtixaanka dugsiyada hoose iyo dhexe, waxaana kaalmaha ugu horreya kasoo muuqday Boosaaso iyo Qardho. Imtixaankan waxaa u fadhiistay in ka badan 11 kun oo arday, kuwaas oo ka kalayimid degaanada Puntland.

Read More »

Khilaafka ka dhex taagan Qoyska reer boqor ee Sacuudiga iyo Mas'uuliyiinta xilalka laga qaaday

0 Visits: 196 | Tuesday September 01, 2020 - 15:06:37
Ka dib Khilaaf ka dhex taagnaa xubnaha qoyska reer Boqor ee tallada dalkaasi haaya ayaa ugu dambeyntii waxaa xilka laga qaaday Saraakiil ka tirsan dowladda Sucuudiga. Maxamed Salmaan dhaxal sugaha Sacuudiga ayaa shaqadda ka eryay wiilka Amiir Fahad, Cabdulcaziiz oo ahaa ku-xigeenka barasaabka gobolka…

Read More »

Deni iyo Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

0 Visits: 281 | Tuesday September 01, 2020 - 14:37:06
Waxaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish iyo masuuliyiin kale ayaa kaga hor tagay garoonka Diyaaradaha ee Aadan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-SEP-2020

1 Visits: 349 | Tuesday September 01, 2020 - 11:34:27
Siihayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka iyo Danjiraha Turkiga oo Kulmay Sii hayaha Xilka R/ Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guleed iyo danjiraha D/Turkiga u fa dhiya Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay M/ Muqdisho waxaana 2da Mas'uul ay ka wada hadleen adkeynta xariirka soo jir eenka ah ee ka dhexeeya…

Read More »

Maamulka Gedo oo sheegay inay ka go'een maamulka Jubaland ee A/Madoobe

0 Visits: 266 | Tuesday September 01, 2020 - 09:50:46
Maamulka gobolka Gedo ee taageersan dowladda Soomaaliya, oo shir ku yeeshay magaalada Beled-Xaawo, ayaa sheegay inaysan hadda kadib ka mid ahayn maamulka Jubaland ee uu hoggaamiye madaxweyne Axmed Madoobe. "Maamulka Gobolka Gado wuxuu isagoo ka turjumaya rabitaanka shacabka ku dhaqan gobolka uu…

Read More »

Raysal wasaaraha Hindia oo dhalleecayn kala kulmay isbarbar dhig uu ku sameeyay gobol Hindia kamid ah iyo Soomaaliya

0 Visits: 262 | Tuesday September 01, 2020 - 00:05:52
Raysal Wasaaraha dalka Hindia ayaa dhalleecayn culus kala kulmay markii gobol kamid ah dalka Hindia uu la barbar dhigay Soomaaliya. Ra'iisul Wasaare Narendra Modi ayaa intii uu ka hadlayey isu soo bax ka dhacay gobolka Kerala oo ku saabsanaa doorashooyinka soo socda, wuxuu isbarbar dhigay Kerala…

Read More »

Xasan Sheekh & Shariif Xasan oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0 Visits: 231 | Tuesday September 01, 2020 - 00:00:27
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ahna guddoomiyaha xisbiga Horu-socod Qaran oo dhawaan soo gaaray Muqdisho. War kasoo baxay Xisbiga Midowga iyo horumarka oo uu hoggaamiyo…

Read More »

Cumar Filish oo shaaciyey war wanaagsan oo la xiriira 13-ka kursi ee gobolka Banaadir

0 Visits: 199 | Monday August 31, 2020 - 23:59:17
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shaaciyey in dhowaan Madaxweyne Farmaajo uu saxiixi doono metelaada Muqdisho. Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa warkii.com u sheegay in guddoomiye Cumar Filish uu ka dhawaajiyey…

Read More »

Deni, Madobe head to Mogadishu for election talks with Farmaajo

0 Visits: 719 | Monday August 31, 2020 - 23:56:10
Jubbaland and Puntland leaders are expected to hold electoral talks with President Mohamed Farmaajo tomorrow as the two leaders make way to Mogadishu. Both Deni and Madobe termed the deal a 'personal opinion' of the four leaders who attended the Dhusamareb three rounds. Sources indicate that…

Read More »

Odayaal iyo Waxgarad kasoo horjeestay Guddiga uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Waare

0 Visits: 259 | Monday August 31, 2020 - 23:48:42
Ka dib kulan ballaaran oo ay maanta ku yeesheen gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Xawaadle ayay ku diideen magacaabistii dhawaan lagu magacaabay guddiga farsamadda ee soo xuli doono Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabelle uu dhawaan magacaabay…

Read More »

Suldaanka Somaliland oo shaaca ka qaaday ujeedka rasmi ah ee xiriirka Taiwan

0 Visits: 250 | Monday August 31, 2020 - 23:44:42
Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa markii u horeysay ka hadlay xiriirka cusub ee Somaliland ay la yeelatay Taiwan. Suldaanka ayaa ugu horeyntii soo dhaweeyay xiriirkaasi oo ay si weyn uga hor-yimadeen dowladdaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo kala sheegta labadaasi maamul.…

Read More »

Sudanese leaders and rebel groups agree peace deal facebook sharing button

0 Visits: 722 | Monday August 31, 2020 - 23:39:22
A peace agreement between Sudanese leaders and a coalition of rebel groups was formalised at a ceremony in neighbouring South Sudan on Monday. Both civilian Prime Minister Abdalla Hamdok and the military's General Abdel Fattah al-Burhan attended the ceremony in Juba, where negotiations have been…

Read More »