Safiirka Mareykanka oo kulan Al-baabadu u xiran yihiin la leh Deni iyo Axmed Madoobe

0
Tuesday September 01, 2020 - 16:31:11 in Wararka by
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Mareykanka oo kulan Al-baabadu u xiran yihiin la leh Deni iyo Axmed Madoobe

    Madaxweynayaasha Jubbland iyo puntland ayaa kulan xasaasi ah oo albaabadu u xiran yihiin waxaa ay garoonka aadan cadde kula leeyihiin Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaliya Donald Yamamoto. Warar hoose ayaa sheegay in kulanku uu socdo, waxaana la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynayaasha Jubbland iyo puntland ayaa kulan xasaasi ah oo albaabadu u xiran yihiin waxaa ay garoonka aadan cadde kula leeyihiin Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaliya Donald Yamamoto. Warar hoose ayaa sheegay in kulanku uu socdo, waxaana lagu qabtay sida la sheegay qaybta VIP-da loo yaqaanno ee Garoonka mana jirto cid kale oo ku wehelida mas'uuliyiinta shirkaas Al-baabadu uxiran yihiin. Sababta keentay inkulan ka la qabto ayaa ilo hoose waxaa ay sheegayaan in Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya uu damaanad qaade ka yahay Wada hadalada dhowaan dhex maraya Saciid Cabullaahi Deni Madaxweynaha Puntland , Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe iyo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Mamulada Jubbland iyo Puntland ayaa horay u shaaciyay in ay doonayan cid daamanad ka noqota wada-hadalka u billaabanayan Dowladda dhexe iyo labada maamul, waxaana horay ay dhowr jeer ay ugu cel-celiyeen in loo baahan yahay in beesha caalamka ay damaanad ka noqoto waxyaabaha laga wada hadlo.
      wixii warar ku soo kordha  kulnakaasi dib ugala socda wabkan :-www.mogtimes.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip