Cumar Filish oo shaaciyey war wanaagsan oo la xiriira 13-ka kursi ee gobolka Banaadir

0
Monday August 31, 2020 - 23:59:17 in Wararka by
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cumar Filish oo shaaciyey war wanaagsan oo la xiriira 13-ka kursi ee gobolka Banaadir

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shaaciyey in dhowaan Madaxweyne Farmaajo uu saxiixi doono metelaada Muqdisho. Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa warkii.com

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shaaciyey in dhowaan Madaxweyne Farmaajo uu saxiixi doono metelaada Muqdisho. Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa warkii.com u sheegay in guddoomiye Cumar Filish uu ka dhawaajiyey in madaxweynuhu uu dhawaan saxiixayo 13-ka kursi ee Aqalka Sare loogu darayo gobolka Banaadir.

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa horay u meel mariyey 13-kan kursi ee golaha Aqalka Sare laga siinayo gobolka Banaadir.

Madaxweynaha ayaa horay u dalbaday in Muqdisho metelaad iyo maqaamba ay ka hesho hey’adaha dastuuriga ah ee dowladda, balse kuraastan ayaa ah metelaad, halka maqaamkiina aan weli meel la saarin.

Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa aad u soo dhaweeyey markii uu baarlamaanku meel mariyey kuraastan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip