Khilaafka ka dhex taagan Qoyska reer boqor ee Sacuudiga iyo Mas'uuliyiinta xilalka laga qaaday

0
Tuesday September 01, 2020 - 15:06:37 in Wararka by
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaafka ka dhex taagan Qoyska reer boqor ee Sacuudiga iyo Mas'uuliyiinta xilalka laga qaaday

    Ka dib Khilaaf ka dhex taagnaa xubnaha qoyska reer Boqor ee tallada dalkaasi haaya ayaa ugu dambeyntii waxaa xilka laga qaaday Saraakiil ka tirsan dowladda Sucuudiga. Maxamed Salmaan dhaxal sugaha Sacuudiga ayaa shaqadda ka eryay wiilk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib Khilaaf ka dhex taagnaa xubnaha qoyska reer Boqor ee tallada dalkaasi haaya ayaa ugu dambeyntii waxaa xilka laga qaaday Saraakiil ka tirsan dowladda Sucuudiga. Maxamed Salmaan dhaxal sugaha Sacuudiga ayaa shaqadda ka eryay wiilka Amiir Fahad, Cabdulcaziiz oo ahaa ku-xigeenka barasaabka gobolka waqooyiga dhaca ee Al Jowf. Wareegto kasoo baxday boqor Salmaan ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Amiir Fahad Bin Turki oo ahaa taliyihii ciidammada isbaheysiga ee Sucuudiga hogaaminayo ee howlgallada ka wado Yemen. Shaqadda ka ceyrinta wiilka iyo aabihiisa ayaa sii xoojisay Khilaafka ka dhex taagan qoyska reer boqor ee tallada Sacuudiga haya. Waxay saraakiishan wajahayaan baaritaan ku aadan eedeymo ku saabsan wax isdaba marin heshiis maaliyadeed ah, sida ku xusan wareegtada kasoo baxday wasaaradda gaashaandhigga.

..      



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip