Beyle oo ururka Jaamacadda carabta kala hadlay Arrimaha deyn cafinta

0
Tuesday September 01, 2020 - 18:25:35 in Wararka by
  • Visits: 264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beyle oo ururka Jaamacadda carabta kala hadlay Arrimaha deyn cafinta

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in uu maanta kulan la yeeshay xubno ka socday ururka Jaamacadda carabta. Kulankaan ayaa ku dhacay qaab dhanka internerka ah, waxaana Ururka Jaamacadda iyo Beyle ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in uu maanta kulan la yeeshay xubno ka socday ururka Jaamacadda carabta. Kulankaan ayaa ku dhacay qaab dhanka internerka ah, waxaana Ururka Jaamacadda iyo Beyle ay ka wadahadleen arimaha horumarinta dhaqaallaha. "Waxa aan maanta shir muhiim ah la yeeshay Ururka Jaamacadda Carabta oo aan ka wada hadalnay sidii ay nooga saamixi lahaayeen deymaha ay Soomaaliya ku leeyihiin" ayuu yiri Wasiir Beyle. Waxaa uu intaasi kusii daray"Waxa aan aad ugu mahadcelinayaa Xoghayaha guud ee J.Carabta iyo dhamaan ka qeybgalayaashii shirka maanta, Dowladda Soomaaliya waxaa ka go'an in ay xoojiso isbadalka Maaliyadda iyo horumarka dhaqaalaha dalka"



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip