HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-SEP-2020

1
Tuesday September 01, 2020 - 11:34:27 in Wararka by
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-SEP-2020

    Siihayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka iyo Danjiraha Turkiga oo Kulmay Sii hayaha Xilka R/ Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guleed iyo danjiraha D/Turkiga u fa dhiya Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay M/ Muqdisho waxaana 2da Mas'uul ay ka wad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siihayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka iyo Danjiraha Turkiga oo Kulmay Sii hayaha Xilka R/ Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guleed iyo danjiraha D/Turkiga u fa dhiya Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay M/ Muqdisho waxaana 2da Mas'uul ay ka wada hadleen adkeynta xariirka soo jir eenka ah ee ka dhexeeya 2da dowladood iyo 2da shacab ee Somaliya iyo Turkiga. Waxaa sidoo kale ay ka wa da hadleen sidii dowladda Turkigu ay isii kor dhin lahayd taageerada ay siisao Soomaaliya, waxaana dowladda Turkiga ay Soomaaliya ka waddaa mashaariic kala duwan oo horay ay u hirgalisay dowladda Turkiga iyo sidoo kale ku wo kale oo la rajeynayo in ay mar dhaw la daa hfuro. Sii haaha R/Wasaaraha dalka Mahdi Max amed Guleed ayaa tan iyo markii xilka laga qaaday R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Xa san Cali Kheyre waxaa uu waday dar=dar gal inta shaqooyinka wasaaradaha iyo dhammaan shaqooyinka quseeya xukuumaddisa.


Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharci muhiim ah

     Mudanaayasha G/shacabka Baarlamaanka JFS ayaa ansixiyey hindise-sharciyeedka qar eenada soomaliyeed oo ay ogalaadeen 139 Mudane waxana diiday 2 Muda ne wax ka aamusay maj irin. Dan ka kale mudanaya sha ayaa ka doodaya Akhrin ta 1aad ee hindi se-sharciyeedka hay’adda baarita anka iyo sharciyadda beeraha Soomaliyeed & Akhr inta 2-aad ee hindise-sharciyeedka hay’ adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaliyeed

      Sidoo kale  qeybinta dib u eegista miisaani yadda 2020-ka ee golaha shacabku ansixiyey, waxaana kulanka shir guddominaya guddomi yaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxman iyo guddomiye ku xigeenka 1aad Cabduweli Sh. Ibraahim Muudey.

Xasan Sheekh & Shariif Xasan oo kulan ku yeeshay Muqdisho

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa Shalay M/Muqdisho wa xaa uu kula kulmay Madaxweynihii hore ee K/Galbeed Shariif Xasan Sh/ Aadan ahna gu ddoomiyaha xisbiga Horu-socod Qaran oo dhawaan soo gaaray Mu qdisho. War kasoo baxay Xisbiga Midowga iyo horumarka oo uu hoggaamiyo Xasan Sh.Max amuud ayaa lagu sheegay in ku lanka uu ahaa mid sanaan iyo is-xog wareysi ah,hayeeshee aan wax faah faahin dheeraad ah laga bixin.

   Hayeeshee Wararka Risaala ay heleyso ay aa waxaa ay sheegayaan inay 2da mas’uul ay isla soo hadal qaadeen xaalada siyaasadeed ee dalka ee lagu guda jiro xilliga kala guurka iyo Arrimaha doorashooyinka.

     Shariif Xasan Sh.Aadan ayaa maalma ka hor dib ugu soo laabtay M/Muqdisho, waxaana la filayaa in kulamo kala duwan uu la qaato siy aasiyiinta saameynta ku leh dalka.

Cumar Filish oo shaaciyey war wanaag san oo la xiriira 13-ka kursi ee G/Banaadir

 G/G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Shalay shaaciyey in dhowaan Madaxweyne Fa rmaajo uu saxiixi doono metelaada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan ma amul ka G/Banaadir ayaa Sheegay in madaxweynuhu uu dhawaan sa xiixayo 13-ka kursi ee Aqalka Sare loogu darayo G/Banaadir.

   Xildhibaannada G/shacabka ayaa horay u meelariyey 13-kan kursi ee golaha Aqalka Sa re laga siinayo G/Banaadir. Madaxweynaha ay aa horay u dalbaday in Muqdisho metelaad iyo maqaamba ay ka hesho hey’adaha dastuuriga ah ee dowladda, balse kuraastan ayaa ah met elaad, halka maqaamkiina aan weli meel la saarin.

    Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa aad u soo dhaweeyey markii uu baarlamaanku me el mariyey kuraastan.

Wasiir Bayle oo soo saaray warbixin la xiriir ta Xaaladda Maaliyadda ee dalka

      Wasiirka W/Maaliyadda ahna Gudoomiya ha Guddiga Maamulka Maaliyadda Dr. Cab dirahman Ducaale Beyle ayaa soo gudbiyay warbixinta 4aad ee Maamul ka Maaliyadda.

     Warbixintu waxay qiime yneysaa horumar ada ay ku talaabsatay DFS ee xoojinta maamulka maali yadda intii u dhexeysay Luul iyo 2019 ilaa iyo Juun 2020. Sidoo kale waxay soo ban dhigeysaa ahmiyadaha maamulka ma aliyadda ee uu Guddiga Maamulka Maaliyadda aamins an yahay inay u baahan yihiin in wax la ga qab to sanadaha soo socda si loo xoojiyo da daal ada dowlad dhisidda iyo si looga faa’iideys to guusha laga gaaray deyn cafinta.

     Warbxinta Maamulka Maaliyadda ee 2020 waxaa lagu soo kordhiyay cutub si gaar ah diir adda u saaraya mid ka mid ah arrimaha maam ulka maaliyadda ee DFS.

     Ujeeddada cutubkaan ayaa ah in si qoto dheer looga hadlo mowduuca la soo xulay iya doo si faahfaahsan loo qeexayo xaaladda haa tan jirta iyo in la eego wax ka baxsan waqtiga halka sano ee warbixinta caadiga ah, si looga barto casharo, loona ogaado caqabadaha jog tada ah ee hortaagan horumarka iyo dib-u-hab eynta lagama maarmaanka ah. Arrinta ay war bixinta 2020 diiradda saareyso waa iibka guud iyo qandaraasyada oo ah arrin aad muhiimad gaar ugu lah guddiga tan iyo intii aasaasay 2014 ki.

      Qodobada ugu muhiimsan ee warbixinta 2020 waxaa ka mid ah horumarka laga gaaray soo bandhigidda heshiisyada iyo qandaraasy ada guud, ururinta iyo maamulka dakhliga, ma areynta maaliyadda iyo kharashaadka guud, iyo abaabulka taageerada Hay’adda Caalami ga ah ee Maaliyadeed.

      Sido kale warbixnta 2020 waxay soo ban dhigeysaa afar arrimood oo oo u baahan mudn aan dheeri ah la siiyo laba iyo tobanka bilood ee soo socda: In la aasaaso, la xoojiyo, lana dhiso awooda hay’adaha kormeerka si ay u qabtaan hawlaha iibka guud iyo qandaraasya da; In la dhiso wacyiga saamileyda ee sharci ga iibka guud; In la dhiso khibrad farsamo iyo awooda loogu talagalay hoggaaminta, ama kaqeyb qaadashada hannaanada iibka guud; iyo in la joogteeyo kobcinta xeerarka iibka gu ud iyo qandaraasyada. Muddo xileedka Guddi ga Maamulka Maaliyadda waxaa u ku egyahay Juun 2021. Waqti u kordhinta guddiga waxaa ku xirnaan doontaa heshiis u dhexeeya xukuu madda iyo beesha caalamka.

Maxaa looga hadlay Kulanka dhexmaray Madaxweyne Deni  iyo CC Shakuur?

    Madaxweynaha Maamul Goboleedka Pu ntland Saciid C/hi Deni ayaa Xafiiskiisa ku qa abilay Hoggamiyaha Xisbiga wadajir Cabdirax maan Cabdi Sahkuur Warsame, waxaana 2da Mas’uul ay ka wada hadle en arrimo dhowr ah oo la xa riira siyaasadda dalka iyo arrimo kale.

    Wafdi uu hoggaaminayo Cabdiraxmaan Ca bdi Shakuur ayaa gaaray Puntland, waxaana wararku sheegayaan kulan uu u socdo 2da Mas’uul.

     War uu soo saaray Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa waxaa uu ku sheegay in kulanka uu la qaatay Deni uu ku saabsanaa arrimaha siyaasadda iyo sidoo doorashada soo aadddan, waxaana si gaar ah ay uga wada hadleen Xiliga kala guurka ah ee dalku galayo.

     "Waxaan aniga wafdigii safarka igu wehli yey kulan la qaadanay Madaxweynaha D/G/ Puntland Mudane Saciid C/laahi Deni, Waxaan iska waraysanay xaaladda siyaasadeed ee da lka guud ahaan iyo gaar ahaan xilliga kala guurka ah” ayuu yiri CC Shakuur.

       Siciid C/hi Deni ayaa waxa Shalay la filay ay in uu soo gaaro M/Muqdisho balse waa uu ka baaqday, waxaana wararku ay sheegayaan in Maanta  uu soo gaari doono Muqdisho si uu uga qayb galo shirka ay wada-yeelan doonaan Madaxweyne farmaajo, Axmed Maxamed Isla am Axmed Madoobe iyo maadxweyne Deni.

Maamulka G/Gedo oo sheegay inay ka go’een maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe

     Maamulka G/Gedo oo sheegay inay ka go’een maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe

     Riyadh (warkii.com) – Maamulka G/Gedo ee taa geersan dowladda Soomaaliya, oo shir ku yeeshay magaalada Beled-Xaawo, ayaa sheegay inaysan hadda kadib ka mid ahayn maamulka Jubaland ee uu hoggaamiye madaxweyne Axmed Madoobe.

      "Maamulka Gobolka Gado wuxuu isagoo ka turjumaya rabitaanka shacabka ku dhaqan gobolka uu Dawladda federa

 alka ah iyo beesha caalamka ku wargelinayaa in Gobolka Gedo uusan siyaasad, maamul, amni, iyo arrimo bulsho intaba u hoos tagin maamulka Axmed Madoobe uu sida sharci-dar rada ah iskiis ugu yagleeshay Kismaayo, wuxuu ma amulka Gedo inta laga helayo maamul ay si xor iyo xalaal ah ay dadka Jubaland kusoo doorteen sii wadi doonaan gudashada howlaha u yaal,” ayaa lagu yirio bayaan kasoo baxay shirka.

         Maamulka Gedo ayaa sidoo kale sheegay inay ka digayaan qorshe ay sheegeen in kuraasta baarlamanka federaalka ee deegaan doorashado odu tahay gobolka Gedo loogu wareejinayo maga alooyin kale oo uu gacanta ku hayo madaxweyne Axmed Madoobe, sida magaalada Kismaayo.

                Waxay sheegeen inay soo dhoweynayaan go’aanadi kasoo baxay shirka Dhuusamareeb 3 ee la xiriiray doorashada dalka, ayna diyaar u yihiin inay fududeeyaan sidii gobolka doorasho heer federal loogu qaban lahaa.

                Qoraalka kasoo baxay shirka ayaa sidoo kale baaq loogu diray isimada iyo waxgaradka Puntland, ayada oo laga dalbaday inay gacan ka gaystaan sidii maamulka Puntland u joojin lahaa wax ay ugu yeereen faro-gelinta qaawan ee uu ku hayo arrimaha jubaland.


Xeer illaaliyaha guud ee dalka oo digni in adag u diray Wasiirada dowladda

   Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulayma an Maxamed Maxamuud oo shir jaraa’id ku qa btay M/Muqdisho ayaa ka warbixiyay baaris lagu sameeyay kiisas musuq maasuq ah oo markii hore ka bilowday Wasaaradda Caafima adka iyo Daryeelka Bulshada kadibna lugaha la galay Wasaraado iyo ha y’ado kale oo Dowlad eed, Ganacsato, shirka do s i ga ar ah loo leeyah ay, taaso dhawaan xuku no kala du wan ay ku rid day Maxak madda Gob alka Banaadir.

    Xeer-Ilaaliyaha Guud ayaa sheegay in inta baaritaanku socday sheegay in fatashaad lagu sameeyay Xarumo Dowladeed oo kale duwan oo ay ku jiraan W/Caafimaadka, W/Maaliyadda , W/Kaluumaysiga & W/Warfaafinta ,Xafiiska Xi saabiyaha Guud, hay’ado gaar loo leeyahay, shirkaddo dhismo, Xarumo ganacsi sida Hute elo,makhaayado cuno, Supper Marketyo, xar umo daabacaad iyo meelkasta oo laga heli kar ay xogta uu daba socday Xafiiska Xeer- Ilaaliy aha Guud ee Qaranka, si looga gun gaaro ujee ddooyinka iyo natiijada barista.Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleebaan ayaa intaas ka dib digniin u diray Wasiiradda Dowladda, Agaasimayaasha maamulka & Maaliyadda , Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha, Ba ngiyada ganacsiga, Xawaaladaha iyo hay’ada ha kale ee maaliyadeed ee ka diiwaan gashan Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya, kuwaaso uu sheegay in qaadan doonan dayacaad kasta oo ku timaada xafiisyada ay masuulka ka yihiin si waafaqsan xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed Iyo Xeerka Maaliyadda Dalka.

   "Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka wuxuu uga digayaa agaasinka maamulka & maaliyadda iyo xisaabiyayaasha hay’adaha Da wladda ku daneesi Xafiis Dowladeed, raadin faa’iidooyin khaldan iyo in lagarab maro xee rarka iyo habraacyada maaliyadeed ee DFS, waa in masuul kasta oo Dawladeed uu ka fog aada inuu saxiixo wax uusan hubin ama uusan ogayn in uu sax yahay, haddii wasiir, W/dawle, W/ku/xigeen iyo agaasime Guud ama qof kale oo ka sareeya uu ku siiyo amar khilaafsan hab raacyada maaliyeedwaa in uu ka dalbada mas uulkaas qoraal rasmi ah oo uu ku saxiixan ya hay, si uu masuuliyadda u qaato masuulkaas, waana in uu ku wargaliyaa Xafiiska Xeer-ilaal iyaha Guud si waafaqsan qodobka 18 ee Xeer ka Habka Ciqaabta Soomaaliyeed khaladkaas” ayuu yiri Xeer-ilaaliye Sulaymaan

      Sidoo kale xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaran ka Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa intaas ku daray "Waa in wasaaradahu ka foga adaan in ay la tacaamulaan shirkado aan lah ayn jiritaan sharci ah oo aan xafiisyo iyo adeeg yo muuqda aan bixin,waa in saraakiisha Daw laddu ay ka dheeraadaan in ay samaystaan shirkado gaar ay u leeyihiin ama ay saami ku leeyihiin oo adeeg-siinaya isla xafiiska uu ka shaqeenayo Saraakiishaas si looga fogaado ku danaysi Xafiis Dowladeed. Waxaa la fara yaa Bangiyada ganacsiga, Xawaaladaha iyo hay’adaha kale ee maaliyadeed ee ka diiwaan gashan Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya in ay u hogaansamaanay ayna raacaan Xeerarka Maa liyada, Habraacyada iyo Haggista joogtada ah ee uu bixinayo Bangiga dhaxe ee Soomaaliya iyo hay’adda FRC iyada oo ganacsatadu mas kaxda ku haynayaan in ay hay’adda FRC ays an xaq u lahayn in ay xayiraad kaligeed ku sa mayso akoono shakhsiyadeed iyo mid ganacsi oo ay leeyihiin mawaadiniin Soomaaliyeed iya da oo aan la soo ogaysiin Xafiiska Xeer ilaaliya Guud lana helin waaran Maxkamadeed oo la gu xayirayo akoonadaas, si waafaqsan Xeerka Habka Ciqaabta Soomaaliyeed”

      Dhanka kale Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranku ayaa sheegay in uu gacanta ku ha yo baarista kiisas kale oo musuq-maasuqa oo ay ku lug leeyihiin wasaarado iyo hay’addo ka le oo Dowladeed, Safaarado Soomaaliyeed, Shirkaddo ganacsi , Degmooyinka ka mid ah G/Banaadir. Xawaalado, hay’addo iyo shirkado u shaqaysta hab maaliyadeed oo aan ka diiw aan gashnayn shatina ka haysanin Bangiga dhaxe ee Soomaaliya iyo kuwo kale oo aanan bixin canshuuraha ku waajibay, marka ay ba aritaankaas oo dhami soo gabagaboobaan ay uu Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud sheegay wa in uu horkeeni doonaa Maxkamadaha awooda u leh si loo maxkamadeeyo ciqaabaha ay mu taystaana loo marsiiyo

       Ugu danbayn dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ka mid yihiin shaqaalaha iyo howl-wadeenadda Xafiisyada kala duwan, wa xaa la amarayaa inay soo gaarsiiyaan warbixin ada danbiyada musuqmaasuqa iyo danbiyada kale qaybaha kala duwan ee Xafiiska Xeer ilaa liyaha Guud ee Qaranka iyo baliiska si waafa qsan Xeerka Habka Ciqaabta Soomaaliyeed.

Suldaanka Somaliland oo shaaca ka qaad ay ujeedka rasmi ah ee xiriirka Taiwan

      Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa markii u horeysay ka hadlay xiriirka cusub ee Somal iland ay la yeelatay Taiwan.

    Suldaanka ayaa ugu hore yntii soo dhaw eeyay xiriirkaa si oo ay si weyn uga horyi made en dowladaha Soomaa liya & Shii naha oo kala sheeg ta lab adaasi maa mul.

   Wuxuuna ku shee gay xiriirkaasi mid qe yb ka ah dadaalada ay Somaliland ku ba adi-goobe yso ictiraafka, ujeedkiisuna uu ya hay ‘sidii ay u soo bandhigi lahaayen inay yih iin dal jira’, waa sida uu hadalka u dhigaye.

    Suldaanka ayaa ku doodaya in xiligan ay ha bboon tahay in Somaliland ay balaadhiso xiriir adeeda diblumaasiyadeed, isla markaana ay garaacdo albaab walba oo caalamka ah. 

     "Inaynu xidhiidhka aynu la leenahay Bee sha Caalamka soo koobno maaha ee inaynu balaadhino ayey danteenu ku jirtaa, maxaa ye elay waxaynu nahay dal ictiraaf doon ah” ayuu yiri. Wuxuuna intaas kusii daray "Mar haddii ay nu nahay dal ictiraaf doon ah, waa inaynu gara acno albaab walba oo caalamka ah oo waa in aynu waddan walba la xidhiidhnaa, Taiwan oo qudha maaha”.

     Suldaanka ayaa sidoo kale diidmada Soom aaliya iyo Shiinaha ku sifeeyay ‘wax aan ma cno badan sameynayn’, isagoona hoosta ka xa riiqay in muhiimad gaar ah la siiyo ictiraafka ay Somaliland baadi-goobeyso muddada ka ba dan 29-ka sanno.

      "Waddan kasta aynu la xidhiidhno cidda doonta ha xanaaqdee, maxaa yeelay Ictiraaf aynu xaq u leenahay ayaynu raadinaynaa oo aynu baadi goobkiisi ku jirnaa, Dal kasta oo ay nu xidhiidh la samaynana waa inaynu u soo ba ndhignaa inaynu nahay Waddan jira”.

Maxay tahay sababta loo xiray xafiiskii VISA-ha Turkey ee Muqdisho (MZ VISA)?

     Xafiiskii VISA-ha Turkey ee Muqdisho (MZ VISA) ayaa gebi ahaanba la xiray Shalay saba bo la xiriiro khilaaf ka dhashay shaqaale ka yi mid M/ Hargeyso oo halkaas la geeyey.

     Sida ay ogaatay  Caasimada Online, sabab ta loo xiray xafiiska ayaa ah ka dib markii mas ’uul ka tirsan safaaradda Turkiga qeybta Har geysa uu xafiiskaas keensaday shaqaale tiro badan taasina ay keentay inay ka horyimaad aan maamulka shirkadda MZ VISA ee xafiiska Muqdisho.

     Mas’uulka ka tirsan Safaaradda Turkiga qe ybta Hargeysa oo hadda ku sugan M/ Muqd isho ayaa raba inuu xafiiskan ku wareejiyo sha qsiyaad kale oo ka tirsan Xafiiska MZ VISA ee Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somali land.

     MZ VISA ayaa ah shirkad si gaar ah loo lee yahay, waxaana iska leh nin u dhashay dalka Turkiga oo qandaraas ka haysta safaaradda Turkiga ee Muqdisho, waxaana tan iyo markii shirkaddaan la sameeyey la joojiyey dadkii si da toos ah u tagi jiray Safaaradda.

      Xafiiska VISA-ha Turkey ee Muqdisho ay aa ahaa xafiis ay codsiyadooda geystaan dad ka doonaya inay helaan fiisooyinka Turkiga qe ybihiisa kala duwan, waxaana hadda xayiran shaqadaas kadib qalalaaso iyo fooda ka dhacd ay habka shaqada ee Xafiiskaas.

     Xirnaanshaha Xafiiska ayaa saameyn ku ye eshay dad badan oo doonayey inay codsiyo geystaan MZ VISA kuwaas oo ay ku jiraan kuwa xanuunsan oo ku jiro xaalado deg deg ah.

    Safaaradda Turkiga ee Muqdisho weli kama aysan hadlin isku dhaca ka jira Xafiiska loo soo marin jiray codsiyada Viisooyinka, waxay na xogta aan heleyno sheegeysaa inuu kulan u socdo sii hayaha xilka Ra’isulwasaraha So omaaliya Mahdi Guuleed oo kasoo jeedo Harg eysa iyo Safiirka Turkiga ee Muqdisho Mehmet Yılmaz. Xigasho:- Caasimadda.Net


Maraykanka: Soomaaliya amnigeeda waxa an ku bixinay $ 5.3 bilyan, wax natiiijo ahna kama soo bixin”

     Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqd ay in dib u soo celinta Ammaanka iyo xasilooni da Soomaaliya ku bixisay lacag dhan $ 5.3 Bil yan 20-kii sano ee lasoo dhaafay, hayeeshee aysan jirin guul weli laga gaaray.

Cherith Chalet oo ah ku sim aha safiirka mareykanka ee UN-ka,ayaa hadalkaan ka hor jeedisay golaha amaan ka, iyada oo shaacisay in natiijooyinkii kasoo baxay xaalada Amni ee Soomaaliya iyo lacaga ha ay bixiyeen aysan aheyn kuwo isku dhigma.

      "Mareykanka waxaa uu weli wadaa duqey maha uu la beegsanayo saraakiisha Al-Shab aab,waxaase shaki ku jirin in tallaabo millateri kaliya looga guuleysan karin Al-Shabaab lagu na soo celin karin Amniga iyo xasiloonida ayay tiri ” Cherith Chalet.

     Sidoo kale waxaa ay sheegtay in Mareykan ka uu walaac ballaaran ka qabo lacagaha fara ha badan ee Canshuur ahaan loo siiyo Al-Sha baab, iyada oo tusaale u soo qadatay weerar kii ugu dambeeyay ee Al-shabaab ku qaadeen hotel Elite,iyada oo sheegtay in dhaqaalo laga qaaday Ganacsatada Soomaaliyeed lagu soo abaabulay weerarkaas.

     Mareykanka ayaa Soomaaliya waxaa uu ka taageeraa dhinacyo farabadan,sida amniga iyo dhaqaalaha sidoo kale Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa duqeymo dhinaca cirka ah la beeg sada Saraakiisha Al-Shabaab, iyada oo la tag eerayo Ciidamada dowladda ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Somaliland oo baareysa saameynta ka dhal an karta anteenada Shirkadaha isgaarsiinta

     Somaliland ayaa Shalay ku dhawaaqday inay bilaabeyso baarista halista caafimaad ee ay keeni karaan anteenada ama taawarrada shirkadaha isgaarsiinta ka howlgalla degaan nada Maamulkaas.

     Maamulka ayaa soo iibsatay qalab lagu ogaanayo awoodda hirarka ay taawarradu gudbin ayaan, sida ay shaaciyeen mas ’uuliyiin ka tirsan Soomaaliland, ka dib munaasabad ka dhacday M/Hargeysa.

     Wasiirka isgaarsiinta Somaliland Cabdiwali C/hi Suufi ayaa sheegay in qalabkan loogu talo galay inuu maamulo hirarka isgaarsiinta, in la gula socdo shucaaca ka soo baxa taawarrada iyo goobaha isgaarsiinta, iyo in lagu hormariyo cilmi baarista teknolojiyadda.

      Horay ayaa waxaa u jirtay cabasho iyo ca bsi laga qabo saamaynta caafimaad darro ee ka dhalan karta hirarkaas oo dad badani ka ha dlaan qaarkoodna ay qoraallo ka sameeyeen.

     Wuxuu wasiirku sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono shirkaddii lagu helo in ay taawarradeedu sababaan xaalad caafimaad darro.

Xubno ka kala socda DFS & Dowlad Gobole edyada oo Shir uga furmayo Dhuusamareb

     M/Dhuusamareeb ee G/Galmudug waxaa Shalay si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi ho rkacayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socd aalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi). Hey,adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa Dhuusamareeb ku leh shirk oodii 3billaha ahaa oo ay ka qeyb galayaan dhammaan madaxda Hey,adda socdaalka u qaabilsan 5-ta Maamul Goboleed, madax qey beed-yada iyo madax waaxeedyada waana shir saddexdii bilba mar la qabto.

     Agaasime Koofi ayaa la filayaa in saacada ha soo socda uu la kulmao Madaxweyne Axm ed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), iyaga oo ka wa da hadli doona arrimo dhowr ah.

      Diyaar garoowga Shirka u dhaxeeya Xub naha ka kala socda Hey,adda Socdaalka iyo Ji nsiyadda ayaa waxaa siweyn looga dareema yaa M/Dhuusamareeb, waxaana maan halk aasi tegi doona Xubno ka socda D/Goboleedy ada.

     Sidoo kale Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta  Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) uu xariga ka jari doono bar-xaduudeedkii Qeydar oo ah xud uud beenaadka dalkeena iyo dalka aan daris ka nahay ee Ethiopia.

Shil khasaare badan dhaliyay oo  ka dhac ay G/Sool

     Shil ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Laas caanood Iyo degaanka Gambadha ee Bariga G/Sool, waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare ka dhashay shilkaas dhacay.

Shilka ayaa yimid kadib markii gaari nooca So omaalidu u taaqanno Booyadda uu jiiray Geel fara badan waddada soo galay, waxaana dad goob joogayal ah ay sheegeen in Geelu uu fadhiyay waddada ka dibna uu gaadhigu ku yimid.

     Khasaaraha ayaa ah ku dhawaad 20meeyo Geel ah oo halkaasi ku baaba’ay, degaanka uu shilku ka dhacay oo ah dhul baadiyo ah ayaan jirin


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip