Degmada Balcad oo yeelan doonta Dugsi Sare oo lagu baran doono Cilmiga Beeraha

0
Tuesday September 01, 2020 - 18:07:37 in Wararka by
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada Balcad oo yeelan doonta Dugsi Sare oo lagu baran doono Cilmiga Beeraha

    Siihayaha wasiirka Waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta gaaray Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe. Wasiir Goodax iyo wafdigiisa aya si weyn loogu soo dhaweeyay Balacad, waxaana ka qayb qaatay soo dhaweyntiisa maamulka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siihayaha wasiirka Waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta gaaray Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe. Wasiir Goodax iyo wafdigiisa aya si weyn loogu soo dhaweeyay Balacad, waxaana ka qayb qaatay soo dhaweyntiisa maamulka degmada iyo ardayda wax ka barata degmaas, isagoo dhagax dhigay Dugsi Sare oo lagu baran doono Cilmiga Beeraha. "Waxaan maanta safar dhulka ah ku tagay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, isla markaana kasoo dhagax dhigay Dugsi Sare oo lagu baran doono Cilmiga Beeraha.Waxaan u mahadcelinayaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo shacabka degmada oo si diirran noogu soo dhaweeyay" ayuu yiri siihayaha Wasiirka Waxbarashada Dowladda Soomaaliya cabdullaahi Goodax Barre. Sii hayaha wasiirka waxbarashada ayaa dhawaan dhagax-dhigay goobo waxbarasho oo laga hirgaliyay Baardheere ,Garbahaareey iyo Dooloow Soomaaliya.
      ...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip