Deni iyo Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

0
Tuesday September 01, 2020 - 14:37:06 in Wararka by
  • Visits: 285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deni iyo Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

    Waxaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish iyo masu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish iyo masuuliyiin kale ayaa kaga hor tagay garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, si ay halkaasi ugu soo dhaweeyaan. Labada madaxweyne ayaa u yimid magaalada Muqdisho si ay kulan ula qaataan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyaga oo ka wada hadli doona, arrimo ay ka mid yihiin, doora shooyinka dalka, maadaama aysan ka qayb gelin Lab aduba, shirkii Dhuusamareeb 3 ee looga hadlay arrimaha doorashooyinka soo aaddan.

 
     


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip