Wararka

Farqiga u dhexeeyo Kaadida Wiilasha iyo Gabdhaha. (Diinta iyo Seyniska).

0 Visits: 2962 | Thursday January 07, 2021 - 19:35:00
Rasuulkeena Runlooga ahaa SCW, Run ayuu noo sheegay. Xadiithka laga soo wariyay Umu Qeys ee Muslim iyo Bukhari isku raaceen. Umu Qeys waxa ey tiri: Wiilkeeyga oo yar oo weli aan quudan wax caana ka badan, ayaa ku kaadiyay Rasuulka SCW dharkiisa, Lamana dhaqin ee Biyo ayaa lagu shushubay. Fiiri, Xadiithka…

Read More »

Puntland oo ku dhawaaqday go'aano la xiriira diidmada lacagta Shillin Soomaaliga

0 Visits: 284 | Thursday January 07, 2021 - 19:26:51
Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxaa Maanta lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii loo dardar gelin lahaa qaadashada ama isticmaalka lacagta shillinka Soomaaliga oo laga diiday degaano ka tirsan Maamulka Puntland. Kulanka ayaa waxaa uu dhex-maray mas'uuliyiin ka tirsan maamulka…

Read More »

Ra,iisul wasaaraha Japan oo Magaalooyin ka mid ah dalkiisa kusoo rogay xaalad deg deg ah

0 Visits: 232 | Thursday January 07, 2021 - 19:25:18
Raiisel wasaaraha Japan Yoshihide Suga ayaa khamiistii ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo hal bil ah oo ku socota Tokyo iyo nawaaxigeeda, isagoo ku booriyay dadka degan caasimada inay ka fogaadaan inay baxaan. Waxaa uu sidoo kale sheegay i ​​baararka iyo maqaayadaha in la xiro 8da fiidnimo iyada…

Read More »

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha wasiirada?

0 Visits: 208 | Thursday January 07, 2021 - 19:21:52
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo looga hadlay qodobo kala duwan. Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay inta badan golaha wasiirada Soomaaliya, waxaana sidoo kale ku sugnaa ra'iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda…

Read More »

Taliska Ciidanka Asluubta oo war kasoo saaray Qarax ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 273 | Thursday January 07, 2021 - 19:20:28
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax miino oo ka dhacay kasoo horjeedka Iskuulka hoyga Xamar oo u dhow Madaxtooyadii hore ee Cabdi Qaasim oo ku taalla inta u dhaxeysa KM4 iyo Tarabuunka degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir. Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaraxaasi…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Musharixii labaad

0 Visits: 226 | Thursday January 07, 2021 - 19:18:52
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo sii wada kulammada uu la yeelanayo siyaasiniinta dalka, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha Xisbiga Gurmad Dr.Cabdinaasir Cabdulle Maxamed. Kulanka ayaa labada Mas'uul waaxaa ay uga wada hadleen xallinta…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Koobka Iyo Biladaha Kaalamaha Kowaad Iyo Labaad Gudoonsiiyay Ciyaartooyda Gobolka Banaadir Iyo Galmudug

0 Visits: 207 | Thursday January 07, 2021 - 19:11:06
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in tartankan uu kor u qaaday is-dhexgalka, walalnimada iyo midnimada dhallinyarada Soomaaliyeed.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-january 2021

0 Visits: 1127 | Thursday January 07, 2021 - 11:10:41
.

Read More »

Mareykanka oo shaaciyay dowladda ka dambeeysay weerarkii Internet-ka

0 Visits: 261 | Wednesday January 06, 2021 - 21:25:02
Hey'adda Sirdoonka Qaranka ee Mareykanka ayaa Talaadadi sheegtay, in ay u badantahay in Ruushka uu ka danbeeyay, weeraro dhanka internetka ah oo lagu jabsaday kambiyuutarrada wasaarado ka tirsan Dowladda Federaalka Mareykanka. Weeraradaasi ayaa laga warhelay bishi lasoo dhaafay. Meelaha lala beegsaday…

Read More »

Waa maxay sababta uu mas'uulkan Soomaaliyeed uga cudur daartay inuu booqday dalkiisa Somalia?

0 Visits: 304 | Wednesday January 06, 2021 - 21:24:01
Sharmaake Dubow oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Victoria ee dalka Canada ayaa raaligelin ka bixiyay booqasho uu fasaxiisa sanadkii tagay ee 2020 ku tagay Soomaaliya. Bartiisa bulshada ayuu soo dhigay bayaan ka turjumaya raaligelintiisa, wuxuuna shaaca ka qaaday inuu u hogaansamayo…

Read More »

Cabdi Xaashi oo lagu qanciyay afar xubnood

0 Visits: 275 | Wednesday January 06, 2021 - 21:21:57
ida ay ilo xog ogaal ah u sheegeen Caasimada Online, afar xubnood oo ka socda dhanka guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu dari doonaa guddiga doorashada xildhibaanada gobollada waqooyi oo ay dowladda horay u magacowday. Ilaha xogta siiyay Caasimadda Online waxey intaas ku dareen…

Read More »

Uganda oo kala baxeysa qaar kamid ah Ciidamada ka jooga Soomaaliya

0 Visits: 270 | Wednesday January 06, 2021 - 21:21:12
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa shaaciyay in dowadiisa ay Somaaliya kala baxeeyso CIidamo sigaar ah u tababaran, kuwaas oo ku howlgalla Magaca AMISOM. Madaxweyne Musaveni ayaa sheegay in Ciidamadaas ay ka qeyb qaadan doonaan howlaha sugida Amniga doorashooyinka ka dhacaya gudaha dalkaasi…

Read More »

Madaxda dalalka Khaliijka oo Heshiis cusub gaaray

0 Visits: 319 | Wednesday January 06, 2021 - 21:18:56
Magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga waxaa ku shiray madaxda waddamada Khaliijka, waxaana markii ugu horreysay muddo 3 sanno ah kaddib kasoo qayb galay Amiirka Qatar Tamiim bin Xamad. Shirka waxaa kasoo baxay dhowr qodob oo ay ku heshiiyeen wadamada Khaliijka kuwaas oo soo afjaray khilaafaadkii dhexdooda…

Read More »

Yusuuf Garaad oo wax ka qorey Taariikhda Axmed Cabdinuur

0 Visits: 301 | Wednesday January 06, 2021 - 21:17:54
Ambassador Yusuf Garaad Cumar ayaa qormadaan uga hadlaya taariikhdii saxaafadda AUN Axmed cabdi Nuur oo kooban. Aad ayaan uga naxay ugana murugeysanahay geerida Axmed Cabdi Nuur oo ah walaal aan muddo dheer soo wada shaqeynay oo ku geeriyooday London. Axmed wuxuu ahaa weriye caan ku ah warbaahinta Qaranka,…

Read More »

Turkiga oo soo gudbisay codsi ku aadan dhismaha Jidka Muqdisho iyo Afgooye kadib qaraxii ka dhacay

0 Visits: 281 | Wednesday January 06, 2021 - 21:16:40
Kulan looga hadlay sida laga yeelayo weerarada lagu bartilmaameedsado Muwaadiniinta Turkida ah ee Soomaaliya ku sugan gaar ahaan Howlwadeennada ku howlan dhismaha Wadada isku xirta Muqdisho & Afgooye oo dhowr jeer lagu qarxiyay. Diblumaasiga ugu sareeya Turkiga ayaa Talaadadii la kulmay Milkiilaha shirkada…

Read More »

London: Weriye Axmed Cabdinuur oo u Geeriyoodey Covid 19

0 Visits: 272 | Wednesday January 06, 2021 - 21:15:49
Axmed Cabdinuur, oo ahaa weriye in badan ka shaqeynayey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa maanta London ugu geeriyooday Covid 19 Axmed ayaa la sheegayaa in BBC Somali ku biiray 1996-dii ilaa markii dambe uu shaqada ka fariisto 2019-kii, waxaana uuna deganaa London. 2019 Weriye Cismaan Cabdi Xasan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 06-January-2021

0 Visits: 280 | Wednesday January 06, 2021 - 10:29:01
.

Read More »

DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0 Visits: 285 | Tuesday January 05, 2021 - 21:37:36
Qarax xoog leh ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi. Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay wadada 21-ka October, gaar ahaan agagaarka isgoyska Afisyooni. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qarax lala beegsaday gaari loo maleynayo inuu lahaa qof masuul ah, in kastoo aan weli…

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

0 Visits: 262 | Tuesday January 05, 2021 - 20:42:03
Taliyaha Ciidanka lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Tahaliil Biixi oo ku sugan degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa la kulmay saraakiisha Ciidamada dowladda, isaga oo kala hadlay arrimaha dardar gelinta sugida amniga. Taliye Gen. Biixi ayaa sheegay in ujeedka ugu wyen ee uu u tegay degmada…

Read More »